Dhacdo Ugub ah-Gabar Baafinaysa Hooyadeed 27 sano kadib.

Barnaamij Gaar ah Talo iyo Taageero MDX Farmaajo

Wareysi gaar ah Guddoomiyaha Maxkamada sare ee S-land Aaden Xaaji Cali.

Wareysi Kooban Amb-Maxamed Cabdi Afeey iyo Shirkii Kismaanyo!!

Daawo- Munaasibadii Soo Dhaweynti Jaalliyada UK u Sameysey R/W Hore M C Farmaajo ee London oo Buuxda.

Waraysi Gaara oo Dhinacyo Badan Taabanaya Ra’iisal wasaarihii Hore ee Somalia M C Farmaajo.

Falanqeyn-Weerarkii Saxaafi Hotel iyo Baroordiiqdi Masuuliyinti ku Dhimatey.

Wareysi Shiino Iqyaar-Kooxda Waayaha Cusub

Wareysi-Wasiirad Fowsiyo yuusuf X Aaden

Wareysi Xildh-Fowsiyo Yuusuf X aaden Vs Monitory Group.

Barn-Gaar ah(Dhacdadii hargeysa ee Guriga F X Cali)

Tartankii Musharaxnimada madaxweynaha ee 2012(Waa Kuma Siyaasigu)?

Wareysi Gaar ah Guddoomiyaha Ucid Faysal Cali Waraabe

Wareysi Gaar ah oo Dhinacyo badan Taabanaya Xildh-Xusseen Carab Ciise.

Hambalyada iyo Salaamaha Ciida Hctv ee 2015.

Barnaamij Gaar ah wareysi Wasiir/kuxigeen A-D ee Somaliland Keyse 2017

xys-

Akhriso;War-Murtiyeedka laga soo saaray kulan ay yeesheen hogaamiyaasha Kenya iyo Ethiopia.

248 Views

 

kulanka-ethiopia-iyo-kenya

Ra’iisul Wasaaraha Ethiopia Abiy Ahmed ayaa soo gabagabeeyay booqasho qaadatay muddo labo cisho ah oo uu ku joogay dalka Kenya isagoo la kulmay Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta.

Labada hogaamiye ayaa waxa ay ka wadahadleen xiriirka u dhexeeya iyagoo gaaray heshiisyo taariiqi ah oo ay ka mid yihiin arrimaha ammaanka, Ganacsiga, dalxiiska iyo iskaashi dhaqaale.

War Murtiyeed laga soo saaray kulanka labada hogaamiye ayaa lagu sheegay in labada dalba ay qorsheynayaan inay xaqiiiyaan nabad ka dhalata dalka Koofurta Sudan iyo weliba in laga hortago halista ururka Al-Shabaab ee dalka Soomaaliya.

Arrimaha dalka Soomaaliya ayaa War-Murtiyeedka lagu xusay awooda Al-Shabaab ee sii kordhaysa iyo taageero la’aanta ay la kulmayaan ciidamada Nabad ilaalinta AMISOM.

“Labada hoggaamiye waxa ay hoosta ka xariiqayaan halista uu ururka Al-Shabaab ku haya dalka Soomaaliya iyo gobolka. Sidaa awgeed waxaan qireynaa debecsanaanta taageerada caalamiga ah ee dalka Soomaaliya gaar ahaan dhaqaalaha ku baxa ciidamada AMISOM.”ayaa lagu yiri war murtiyeedka.

Sidoo kale war murtiyeedka ayaa lagu xusay in ay labada hogaamiye ay raadin doonaan sidii taageero dhaqaale loogu heli lahaa ciidamada AMISOM iyo weliba tababar la siiyo ciidamada dowlada Soomaaliya. Hogaamiyaasha labada wadan ayaa sidoo kale hoosta ka xariiqay halista ay ku tahay dalka Soomaaliya farogelinta ay wadamo shisheeye ku hayaan.

Wadamada Kenya iyo Ethiopia ayaa ciidamo ka socda waxa ay ka mid yihiin ciidamada nabad ilaalinta AMISOM waxaana shalay dhowaan 9 ka mid ah ciidamada Kenya ay ku dhinteen kadib markii gaari ay saarnaayeen ay miino kula qaraxday meel ku dhow magaalada Dhoobley oo ku taal xadka wadamada Soomaaliya iyo Kenya.(Jwhrn)

Raasmedia.net

Webmaster@raasmedia.net

 

COMMENTS

Linkiga Duran shirwa/youtube.

Falanqeyn-Shirkii Hiigsiga okt-2015 ee mugdisho-Tarsan Vs Eng-Yariisow.

Dareenka shacabka/masuuliyiinta xisbiga tayo

Barnaamijka Dhextaal.(Dhextaalka Rabadaanka)2014

Barn-Dhextaalka Ramadaanka ee 2017-Dhacdooyinkii Bisha Ramadaan.

DFS oo Qaadatey Taladii Shacabka Accounti Cusubna U furtey Ciidamada.

Barn-Gaar ah(Falanqeyn Sh Jabuuti Somalia Vs Somaliland)

Barn-Gaar ah(Falanqeyn Xukuumadii DFS ee CCC Sharmaarke oo lakala Direy)

Barnaamij Gaar ah Waraysi Amb. Mohamed A Affey

Madaxweyne Xassan shiikh Shalay iyo Maanta!!!

Barn-Dhextaalka Rabadaanka Doorashadii MDX Galmudug 04/07/15

Aaskii Marxuum(AUN)C/qaadir Xaaji Masale ee London 27/06/15.

Ii Dheh.



style="display:inline-block;width:320px;height:100px"
data-ad-client="ca-pub-8569827251521160"
data-ad-slot="9449382535">