Dhacdo Ugub ah-Gabar Baafinaysa Hooyadeed 27 sano kadib.

Barnaamij Gaar ah Talo iyo Taageero MDX Farmaajo

Wareysi gaar ah Guddoomiyaha Maxkamada sare ee S-land Aaden Xaaji Cali.

Wareysi Kooban Amb-Maxamed Cabdi Afeey iyo Shirkii Kismaanyo!!

Daawo- Munaasibadii Soo Dhaweynti Jaalliyada UK u Sameysey R/W Hore M C Farmaajo ee London oo Buuxda.

Waraysi Gaara oo Dhinacyo Badan Taabanaya Ra’iisal wasaarihii Hore ee Somalia M C Farmaajo.

Falanqeyn-Weerarkii Saxaafi Hotel iyo Baroordiiqdi Masuuliyinti ku Dhimatey.

Wareysi Shiino Iqyaar-Kooxda Waayaha Cusub

Wareysi-Wasiirad Fowsiyo yuusuf X Aaden

Wareysi Xildh-Fowsiyo Yuusuf X aaden Vs Monitory Group.

Barn-Gaar ah(Dhacdadii hargeysa ee Guriga F X Cali)

Tartankii Musharaxnimada madaxweynaha ee 2012(Waa Kuma Siyaasigu)?

Wareysi Gaar ah Guddoomiyaha Ucid Faysal Cali Waraabe

Wareysi Gaar ah oo Dhinacyo badan Taabanaya Xildh-Xusseen Carab Ciise.

Hambalyada iyo Salaamaha Ciida Hctv ee 2015.

Barnaamij Gaar ah wareysi Wasiir/kuxigeen A-D ee Somaliland Keyse 2017

xys-

Al-shabaab oo 15-qof dishay weerar kale oo ay ku qaadday degmada Mpeketoni.

296 Views

2014617635385776254645739mpeketoni

Ugu yaraan 15-qof ayaa lagu dilay weerar kale oo ay Al-shabaab xalay ku qaadday deegaanno ka tirsan tuulada Mapenya oo ka tirsan Mpeketoni oo habeen hore uu ka dhacay weerar ay ku dhinteen 48-qof.

Wasiirka arrimaha gudaha Kenya, Joseph Ole Lenku ayaa sheegay inay kooxaha hubeysan gubeen qalab ay lahayd shirkadda isgaarsiinta Safaricom ka hor inta aysan dilin dadka.

Ole Lenku ayaa hadalkiisa ku daray in weerarkan uu ahaa mid daba-socday kii ka dhacay isla deegaankaas habeen hore, isagoo xusay in kooxaha weerarka soo qaaday ay ahaayeen kuwo wax walba ogsoon. “Kooxaha intii aysan weerarka qaadin waxay qalqal-geliyeen isgaarsiinta oo si aysan dadku u bixin digniino la xiriira weerarka,” ayuu wasiirku hadalkiisa ku daray.

Sidoo kale, wasiirka ayaa sheegay in dagaalkan uu yahay mid baahsan, ayna ku guubeen kooxahan gaadiid iyo dhismayaal ku yaalla tuulada Mapenya, isagoo aan sheegin kooxaha weerarka geystay halka ay aadeen.

Wasiirka ayaa intaas ku daray in ciidamada amniga Kenya ay ka hortageen inay kooxahan mar kale dilal baahsan geystaan, isagoo xusay inay dileen 15-qof oo keliya, kuwaasoo uusaan sheegin waxay ahaayeen shacab iyo askar.

Al-shabaab ayaa horay u sheegatay mas’uuliyadda weerarkii lagu dilay 48-ka qof ee ka dhacay degmada Mpeketoni oo ku dhow degmada Laamu, iyagoo sheegay in weerarkaas uu ahaa mid ay aargudayeen wadaaddo lagu dilay Mombasa. “Waxaan fulinnay weerar kale oo aan xalay ku qaadnay deegaannada Kenya oo aan ku dilnay 20-qof, intooda badanna waxay ahaayeen askar Kenyan iyo kuwo kale oo ilaalo hayay.

Ciidamadeennuna waxay mareen deegaanno dhowr ah oo ay ka raadinayeen askarta Kenya,” ayuu yiri afhayeenka howlgallada Al-shabaab Sheekh C/casiis Abuu-Muscab. Dhanka kale, wasiirka arrimaha gudaha ee Kenya ayaa sheegay in weerarradan ay sababayaan in saraakiisha Kenya ee Lamu jooga la bedelo, halkaasna la geyn doono saraakiilcusub si ay wax uga qabtaan.

Magaalooyinkan dagaalladu ka dhaceen ayaa waxaa tagay maanta saraakiil ay ka mid yihiin taliyaha booliiska Kenya, David Kimaiyo iyo labadiisa ku xigeen ee kala ah, Grace Kaindi iyo Samuel Arachi, si ay ugu kuurgalaan xaaladaha ka jira iyo dilalkii dhacay.

Raasmedia.net

Webmaster@raasmedia.net

Info@raasmedia.net

COMMENTS

Linkiga Duran shirwa/youtube.

Falanqeyn-Shirkii Hiigsiga okt-2015 ee mugdisho-Tarsan Vs Eng-Yariisow.

Dareenka shacabka/masuuliyiinta xisbiga tayo

Barnaamijka Dhextaal.(Dhextaalka Rabadaanka)2014

Barn-Dhextaalka Ramadaanka ee 2017-Dhacdooyinkii Bisha Ramadaan.

DFS oo Qaadatey Taladii Shacabka Accounti Cusubna U furtey Ciidamada.

Barn-Gaar ah(Falanqeyn Sh Jabuuti Somalia Vs Somaliland)

Barn-Gaar ah(Falanqeyn Xukuumadii DFS ee CCC Sharmaarke oo lakala Direy)

Barnaamij Gaar ah Waraysi Amb. Mohamed A Affey

Madaxweyne Xassan shiikh Shalay iyo Maanta!!!

Barn-Dhextaalka Rabadaanka Doorashadii MDX Galmudug 04/07/15

Aaskii Marxuum(AUN)C/qaadir Xaaji Masale ee London 27/06/15.

Ii Dheh.



style="display:inline-block;width:320px;height:100px"
data-ad-client="ca-pub-8569827251521160"
data-ad-slot="9449382535">