Dhacdo Ugub ah-Gabar Baafinaysa Hooyadeed 27 sano kadib.

Barnaamij Gaar ah Talo iyo Taageero MDX Farmaajo

Wareysi gaar ah Guddoomiyaha Maxkamada sare ee S-land Aaden Xaaji Cali.

Wareysi Kooban Amb-Maxamed Cabdi Afeey iyo Shirkii Kismaanyo!!

Daawo- Munaasibadii Soo Dhaweynti Jaalliyada UK u Sameysey R/W Hore M C Farmaajo ee London oo Buuxda.

Waraysi Gaara oo Dhinacyo Badan Taabanaya Ra’iisal wasaarihii Hore ee Somalia M C Farmaajo.

Falanqeyn-Weerarkii Saxaafi Hotel iyo Baroordiiqdi Masuuliyinti ku Dhimatey.

Wareysi Shiino Iqyaar-Kooxda Waayaha Cusub

Wareysi-Wasiirad Fowsiyo yuusuf X Aaden

Wareysi Xildh-Fowsiyo Yuusuf X aaden Vs Monitory Group.

Barn-Gaar ah(Dhacdadii hargeysa ee Guriga F X Cali)

Tartankii Musharaxnimada madaxweynaha ee 2012(Waa Kuma Siyaasigu)?

Wareysi Gaar ah Guddoomiyaha Ucid Faysal Cali Waraabe

Wareysi Gaar ah oo Dhinacyo badan Taabanaya Xildh-Xusseen Carab Ciise.

Hambalyada iyo Salaamaha Ciida Hctv ee 2015.

Barnaamij Gaar ah wareysi Wasiir/kuxigeen A-D ee Somaliland Keyse 2017

xys-

Al Shabaab oo ka hadlay mashuruuca maamulka Gobolka Banaadir uu ku shaqaaleysiinayo 1,000-ka dhallinyaro

43 Views

AlShabaab44

Dagaalyahannada Al Shabaab ayaa sheegay mashruuca lagu shaqaalleysiinayo 1,000-ka dhallinyaro in ay u-jeedkiisa tahay sidii dhallinyaradaasi ay uga qeyb-qaadan lahaayeen dagaalka ka socda dalka Soomaaliya, sida uu hadalka u dhigay Abuu Muscab oo ah Afhayeenka kooxda.

Waxaa uu sidoo kale sheegay in ay beegsan doonaan qof kasta oo ka qeyb-qaata mashruucaasi, waxaana ay baaq u direen waalidiinta Soomaaliyeed, sida ay hadalka u dhigeen.

Guddoomiyaha maamulka gobolka Banaadir Taabit Cabdi Maxamed oo 5-tii bishan ka hadlayay munaasabad loo qabtay Bandhiga shaqo abuurka dhalinyarada Soomaaliyeed ayaa ka hadlay habka loo shaqaaleysiinayo 1,000 dhalinyaro Soomaaliyeed ah.

Guddoomiyaha ayaa sheegay in la daah furay sida uu hadalka u dhigay dhawaaqii ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Xassan Cali Kheyre oo horay u ballanqaaday in 1000 dhalinyaro Soomaliyeed ah la shaqaaleysiin doono.

17 degmo ee Gobolka Banaadir ayaa degmo walbo waxaa la siiyay 58 qof marka la isku daro tiro ahaan waxa ay gaartay 984 qof, 14 kasoo hartay waxaa loo sameynayaa qorshooyin kale oo lagu shaqaaleysiinayo sida uu sheegay guddoomiyaha gobolka Banaadir.

Mashruuca shaqaalleysiinta dhallinyaradda ayaa waxaa maalgelinaya Bankiga Adduunka iyo QM.(Hol)

Raasmedia.net

Webmaster@raasmedia.net

Info@raasmedia.net

COMMENTS

Linkiga Duran shirwa/youtube.

Falanqeyn-Shirkii Hiigsiga okt-2015 ee mugdisho-Tarsan Vs Eng-Yariisow.

Dareenka shacabka/masuuliyiinta xisbiga tayo

Barnaamijka Dhextaal.(Dhextaalka Rabadaanka)2014

Barn-Dhextaalka Ramadaanka ee 2017-Dhacdooyinkii Bisha Ramadaan.

DFS oo Qaadatey Taladii Shacabka Accounti Cusubna U furtey Ciidamada.

Barn-Gaar ah(Falanqeyn Sh Jabuuti Somalia Vs Somaliland)

Barn-Gaar ah(Falanqeyn Xukuumadii DFS ee CCC Sharmaarke oo lakala Direy)

Barnaamij Gaar ah Waraysi Amb. Mohamed A Affey

Madaxweyne Xassan shiikh Shalay iyo Maanta!!!

Barn-Dhextaalka Rabadaanka Doorashadii MDX Galmudug 04/07/15

Aaskii Marxuum(AUN)C/qaadir Xaaji Masale ee London 27/06/15.

Ii Dheh.



style="display:inline-block;width:320px;height:100px"
data-ad-client="ca-pub-8569827251521160"
data-ad-slot="9449382535">