Dhacdo Ugub ah-Gabar Baafinaysa Hooyadeed 27 sano kadib.

Barnaamij Gaar ah Talo iyo Taageero MDX Farmaajo

Wareysi gaar ah Guddoomiyaha Maxkamada sare ee S-land Aaden Xaaji Cali.

Wareysi Kooban Amb-Maxamed Cabdi Afeey iyo Shirkii Kismaanyo!!

Daawo- Munaasibadii Soo Dhaweynti Jaalliyada UK u Sameysey R/W Hore M C Farmaajo ee London oo Buuxda.

Waraysi Gaara oo Dhinacyo Badan Taabanaya Ra’iisal wasaarihii Hore ee Somalia M C Farmaajo.

Falanqeyn-Weerarkii Saxaafi Hotel iyo Baroordiiqdi Masuuliyinti ku Dhimatey.

Wareysi Shiino Iqyaar-Kooxda Waayaha Cusub

Wareysi-Wasiirad Fowsiyo yuusuf X Aaden

Wareysi Xildh-Fowsiyo Yuusuf X aaden Vs Monitory Group.

Barn-Gaar ah(Dhacdadii hargeysa ee Guriga F X Cali)

Tartankii Musharaxnimada madaxweynaha ee 2012(Waa Kuma Siyaasigu)?

Wareysi Gaar ah Guddoomiyaha Ucid Faysal Cali Waraabe

Wareysi Gaar ah oo Dhinacyo badan Taabanaya Xildh-Xusseen Carab Ciise.

Hambalyada iyo Salaamaha Ciida Hctv ee 2015.

Barnaamij Gaar ah wareysi Wasiir/kuxigeen A-D ee Somaliland Keyse 2017

xys-

Al-Shabaab oo ku amray in la xiro Garoomada Ciyaaraha ee Xaafadaha ku dhow dhow Madaxtooyada.

193 Views

garoomada-696x392

Al-Shabaab ayaa mar kale amaro ku aadan in la xiro ku soo rogay garoomada yar yar ee lagu ciyaaro kubadda cagta ee ku yaala degmooyinka ku dhow dhow Madaxtooyada Soomaaliya.

Amarka Al-Shabaab oo horay uga dhaqan galay degmooyinka Yaaqshiid, Huriwaa, Kaaraan iyo Dayniile ayaa hada u muuqda mid ku soo faafay degmooyinka kale ee bartamaha Muqdisho.

Qaar ka mid ah dhalinyarada Xaafadaha Hodan, H/wadaag, Waabari iyo Wardhiigley ayaa sheegaya in xalay Al-Shabaab la soo xiriireen Milkiilayaasha Garoomada kubadda cagta ee ku yaalla degmooyinkaas, kuna amreen in la xiro.

Garoomada lagu amray in la xiro ayaa ku yaalla agagaarka Wadada Maka al-Mukarama illaa agagaarka Madaxtooyada, waxaana si isku mid ah loogu wargeliyay inay joojiyaan illaa amar dambe.

Garoomada yar yar ee roogga fidsan ee lagu ciyaaro kubadda cagta habeen iyo maalin ayaa muddooyinkii u dambeeyay ku soo kordhay, waxaana uu nuuc ganacsi oo dhalinyarada ku ciyaareysa lacago looga qaado saacadiiba.(Jwhrn)

Raasmedia.net

Webmaster@raasmedia.net

COMMENTS

Linkiga Duran shirwa/youtube.

Falanqeyn-Shirkii Hiigsiga okt-2015 ee mugdisho-Tarsan Vs Eng-Yariisow.

Dareenka shacabka/masuuliyiinta xisbiga tayo

Barnaamijka Dhextaal.(Dhextaalka Rabadaanka)2014

Barn-Dhextaalka Ramadaanka ee 2017-Dhacdooyinkii Bisha Ramadaan.

DFS oo Qaadatey Taladii Shacabka Accounti Cusubna U furtey Ciidamada.

Barn-Gaar ah(Falanqeyn Sh Jabuuti Somalia Vs Somaliland)

Barn-Gaar ah(Falanqeyn Xukuumadii DFS ee CCC Sharmaarke oo lakala Direy)

Barnaamij Gaar ah Waraysi Amb. Mohamed A Affey

Madaxweyne Xassan shiikh Shalay iyo Maanta!!!

Barn-Dhextaalka Rabadaanka Doorashadii MDX Galmudug 04/07/15

Aaskii Marxuum(AUN)C/qaadir Xaaji Masale ee London 27/06/15.

Ii Dheh.



style="display:inline-block;width:320px;height:100px"
data-ad-client="ca-pub-8569827251521160"
data-ad-slot="9449382535">