Dhacdo Ugub ah-Gabar Baafinaysa Hooyadeed 27 sano kadib.

Barnaamij Gaar ah Talo iyo Taageero MDX Farmaajo

Wareysi gaar ah Guddoomiyaha Maxkamada sare ee S-land Aaden Xaaji Cali.

Wareysi Kooban Amb-Maxamed Cabdi Afeey iyo Shirkii Kismaanyo!!

Daawo- Munaasibadii Soo Dhaweynti Jaalliyada UK u Sameysey R/W Hore M C Farmaajo ee London oo Buuxda.

Waraysi Gaara oo Dhinacyo Badan Taabanaya Ra’iisal wasaarihii Hore ee Somalia M C Farmaajo.

Falanqeyn-Weerarkii Saxaafi Hotel iyo Baroordiiqdi Masuuliyinti ku Dhimatey.

Wareysi Shiino Iqyaar-Kooxda Waayaha Cusub

Wareysi-Wasiirad Fowsiyo yuusuf X Aaden

Wareysi Xildh-Fowsiyo Yuusuf X aaden Vs Monitory Group.

Barn-Gaar ah(Dhacdadii hargeysa ee Guriga F X Cali)

Tartankii Musharaxnimada madaxweynaha ee 2012(Waa Kuma Siyaasigu)?

Wareysi Gaar ah Guddoomiyaha Ucid Faysal Cali Waraabe

Wareysi Gaar ah oo Dhinacyo badan Taabanaya Xildh-Xusseen Carab Ciise.

Hambalyada iyo Salaamaha Ciida Hctv ee 2015.

Barnaamij Gaar ah wareysi Wasiir/kuxigeen A-D ee Somaliland Keyse 2017

xys-

AMISOM oo beenisay in mid ka mid ah gadiidkooda qof dumar ah ku dilay duleedka Muqdisho.

55 Views

AMISOM-2dddddd

Howlgalka midowga Africa AMISOM ayaa iska dafiray warar ay baahiyeen qaar ka mid ah warbaahinta, kaasoo ahaa in mid ka mid ah gaadiidkooda uu qof haweeney ah ku dilay duleedka Muqdisho.

War qoraal ah ka soo baxay Taliska AMISOM ayaa lagu sheegay in 9-kii bishan July kolonyo ciidan oo ay lahaayeen qarax miino lagula eegtay agagaarka deegaanka Arbacow oo qiyaastii 20KM waqooyi galbeed ka xiga magaalada Muqdisho.

AMISOM ayaa sheegtay in qaraxaas uu ka dhashay dhaawac iyo bur bur xoog leh soo gaartay mid ka mid ah gaadiidkooda.

Askari ka tirsan ciidankooda ayaa dhaawac fudud ka soo gaaray qaraxa iyo qof haweeney ah oo ka ag dhoweyd halka uu qaraxa ka dhacay.

Haweeneyda dhaawaca soo gaaray ayaa la sheegay in ay laheyd Uur, iyadoo deg deg loogu qaaday isbitaalka AMISOM ee heerka labaad, halkaasoo lagu daaweeyay, iyadoo markii dambe loo gudbiyay mid ka mid ah Isbitaalada ku yaalla bartamaha magaalada Muqdisho.

AMISOM ayaa sheegtay in xaalada haweeneyda ay aad u wanaagsan tahay, ayna ku jiro helida daryeel.

Hasse ahaatee waxaa ay wax laga xumaado ku tilmaamtay in haweeneyda oo ku dhaawacantay firirka qaraxa lala beegsaday gaadiidkooda laga been abuuray oo la yiraahdo AMISOM ayaa dishay, taasoo ay ku tilmaameen mid sumcada looga dilayo.

AMISOM ayaa sheegtay in had iyo jeer ay dooneyso inay warbaahinta la wadaagto dhacdooyin sax ah, si loo dadka loo gaarsiiyo warar ka turjumaya xaqiiqda, waxaana ay ugu baaqday Wariyeyaasha inay si xirfad iyo cadaalad ku jirta ku saleeyana wararkooda oo aanay marin habaabin shacabka.

Raasmedia.net

Webmaster@raasmedia.net

Info@raasmedia.net

COMMENTS

Linkiga Duran shirwa/youtube.

Falanqeyn-Shirkii Hiigsiga okt-2015 ee mugdisho-Tarsan Vs Eng-Yariisow.

Dareenka shacabka/masuuliyiinta xisbiga tayo

Barnaamijka Dhextaal.(Dhextaalka Rabadaanka)2014

Barn-Dhextaalka Ramadaanka ee 2017-Dhacdooyinkii Bisha Ramadaan.

DFS oo Qaadatey Taladii Shacabka Accounti Cusubna U furtey Ciidamada.

Barn-Gaar ah(Falanqeyn Sh Jabuuti Somalia Vs Somaliland)

Barn-Gaar ah(Falanqeyn Xukuumadii DFS ee CCC Sharmaarke oo lakala Direy)

Barnaamij Gaar ah Waraysi Amb. Mohamed A Affey

Madaxweyne Xassan shiikh Shalay iyo Maanta!!!

Barn-Dhextaalka Rabadaanka Doorashadii MDX Galmudug 04/07/15

Aaskii Marxuum(AUN)C/qaadir Xaaji Masale ee London 27/06/15.

Ii Dheh.



style="display:inline-block;width:320px;height:100px"
data-ad-client="ca-pub-8569827251521160"
data-ad-slot="9449382535">