Dhacdo Ugub ah-Gabar Baafinaysa Hooyadeed 27 sano kadib.

Barnaamij Gaar ah Talo iyo Taageero MDX Farmaajo

Wareysi gaar ah Guddoomiyaha Maxkamada sare ee S-land Aaden Xaaji Cali.

Wareysi Kooban Amb-Maxamed Cabdi Afeey iyo Shirkii Kismaanyo!!

Daawo- Munaasibadii Soo Dhaweynti Jaalliyada UK u Sameysey R/W Hore M C Farmaajo ee London oo Buuxda.

Waraysi Gaara oo Dhinacyo Badan Taabanaya Ra’iisal wasaarihii Hore ee Somalia M C Farmaajo.

Falanqeyn-Weerarkii Saxaafi Hotel iyo Baroordiiqdi Masuuliyinti ku Dhimatey.

Wareysi Shiino Iqyaar-Kooxda Waayaha Cusub

Wareysi-Wasiirad Fowsiyo yuusuf X Aaden

Wareysi Xildh-Fowsiyo Yuusuf X aaden Vs Monitory Group.

Barn-Gaar ah(Dhacdadii hargeysa ee Guriga F X Cali)

Tartankii Musharaxnimada madaxweynaha ee 2012(Waa Kuma Siyaasigu)?

Wareysi Gaar ah Guddoomiyaha Ucid Faysal Cali Waraabe

Wareysi Gaar ah oo Dhinacyo badan Taabanaya Xildh-Xusseen Carab Ciise.

Hambalyada iyo Salaamaha Ciida Hctv ee 2015.

Barnaamij Gaar ah wareysi Wasiir/kuxigeen A-D ee Somaliland Keyse 2017

xys-

AMISOM oo ka guuraya mid ka mid ah fariisimahoodii ugu weynaa ee Muqdisho.

470 Views

stadium-muqdisho

Ciidamada AMISOM ayaa dhowaan la filayaa inay isaga guuraan Saldhigga ay ku leeyihiin Garoonka Kubadda Cagta ee Stadium Muqdisho, kaasoo ka mid ahaa xarumaha ugu waa weyn ee ay ka degan yihiin Muqdisho.

Wasiirka Amniga Soomaaliya Maxamed Abuukar Islow Ducaale ayaa sheegay in meel wanaagsan uu marayo qorshaha Ciidamada Soomaaliyeed kala wareegayaan goobo muhiim ah oo ay AMISOM kaga sugan yihiin Muqdisho iyo meelo kale oo dalka ka mid ah.

Wasiirka ayaa sheegay in Garoonka Stadium Muqdisho ay Ciidamada dowladda kala wareegi doonaan AMISOM, taasoo qeyb ka noqon doonta qorshaha dhow ee Ciidamada Soomaaliya ay amniga dalka ugala wareegayaan.

Mr Islow ayaa sheegay in marka ciidamada amniga Soomaaliya la wareegaan Stadium Muqdisho lagu sameyn doono dayactir, isla markaana dib loogu wareejin doono Wasaaradda Dhalinyarada iyo Isboortiga, si loo soo celiyo heybadii uu lahaa Isboortiga Soomaaliyeed, dhalinyaradana ay fursad ugu helaan in goob nabdoon ku ciyaaraan.

Waxaa uu sheegay in sanadkii hore Ciidamada Booliska ay la wareegeen xaruntii Jaamacadda Gaheyr oo ay ka guureen Ciidamada Burundi, isla markaana xaruntaas dib loogu wareejiyay Jaamacadda Umadda Soomaaliyeed.

“Waxaa la gaaray xilligii Ciidanka Soomaaliyeed ay gacanta ku dhigi lahaayeen guud ahaan amniga dalka, waxaan ka codsaneynaa shacabka Soomaaliyeed in ay taageeraan ciidamada ayna kala shaqeeyaan sidii looga guuleysan lahaa kooxaha Nabad diidka ah oo shacabka Soomaaliyeed u diiday Nabada” ayuu yiri Wasiir Islow.

Shirkii ka dhacay magaalada Brussels ayaa qorshihiisa ahaa sidii xilliga kala guurka ay Ciidamada Soomaaliya amniga dalka ugala wareegi lahaayeen Ciidamada AMISOM oo muddo 11 sano dalka ku sugan.(Jwhn)

Raasmedia.net

Webmaster@raasmedia.net

COMMENTS

Linkiga Duran shirwa/youtube.

Falanqeyn-Shirkii Hiigsiga okt-2015 ee mugdisho-Tarsan Vs Eng-Yariisow.

Dareenka shacabka/masuuliyiinta xisbiga tayo

Barnaamijka Dhextaal.(Dhextaalka Rabadaanka)2014

Barn-Dhextaalka Ramadaanka ee 2017-Dhacdooyinkii Bisha Ramadaan.

DFS oo Qaadatey Taladii Shacabka Accounti Cusubna U furtey Ciidamada.

Barn-Gaar ah(Falanqeyn Sh Jabuuti Somalia Vs Somaliland)

Barn-Gaar ah(Falanqeyn Xukuumadii DFS ee CCC Sharmaarke oo lakala Direy)

Barnaamij Gaar ah Waraysi Amb. Mohamed A Affey

Madaxweyne Xassan shiikh Shalay iyo Maanta!!!

Barn-Dhextaalka Rabadaanka Doorashadii MDX Galmudug 04/07/15

Aaskii Marxuum(AUN)C/qaadir Xaaji Masale ee London 27/06/15.

Ii Dheh.



style="display:inline-block;width:320px;height:100px"
data-ad-client="ca-pub-8569827251521160"
data-ad-slot="9449382535">