Dhacdo Ugub ah-Gabar Baafinaysa Hooyadeed 27 sano kadib.

Barnaamij Gaar ah Talo iyo Taageero MDX Farmaajo

Wareysi gaar ah Guddoomiyaha Maxkamada sare ee S-land Aaden Xaaji Cali.

Wareysi Kooban Amb-Maxamed Cabdi Afeey iyo Shirkii Kismaanyo!!

Daawo- Munaasibadii Soo Dhaweynti Jaalliyada UK u Sameysey R/W Hore M C Farmaajo ee London oo Buuxda.

Waraysi Gaara oo Dhinacyo Badan Taabanaya Ra’iisal wasaarihii Hore ee Somalia M C Farmaajo.

Falanqeyn-Weerarkii Saxaafi Hotel iyo Baroordiiqdi Masuuliyinti ku Dhimatey.

Wareysi Shiino Iqyaar-Kooxda Waayaha Cusub

Wareysi-Wasiirad Fowsiyo yuusuf X Aaden

Wareysi Xildh-Fowsiyo Yuusuf X aaden Vs Monitory Group.

Barn-Gaar ah(Dhacdadii hargeysa ee Guriga F X Cali)

Tartankii Musharaxnimada madaxweynaha ee 2012(Waa Kuma Siyaasigu)?

Wareysi Gaar ah Guddoomiyaha Ucid Faysal Cali Waraabe

Wareysi Gaar ah oo Dhinacyo badan Taabanaya Xildh-Xusseen Carab Ciise.

Hambalyada iyo Salaamaha Ciida Hctv ee 2015.

Barnaamij Gaar ah wareysi Wasiir/kuxigeen A-D ee Somaliland Keyse 2017

xys-

Ardaygii weerarka Ohio qaaday wuxuu weydiistay inuu waxbarashada joojiyo weerarka ka hor.

117 Views

 

201718636194357080216639Ohio-state-university-attacker-737593

Ardaygii Soomaaliga ahaa ee weerarka Ohio qaaday deedna la dilay wuxuu weydiistay inuu waxbarashada joojiyo weerarka ka hor.

Ardaygaa oo la oran jiray C/Razaaq Cartan wuxuu dhiganaayay jaamacada Ohio State University. Wuxuu labo asbuuc ka hor weerarka weydiistay la-taliye dhanka waxbarashada ah inuu waxbarashada joojiyo.

Weerarkaa ayaa wuxuu dhacay 28dii bishii 11aad ee sanadkii aanu soo dhaafnay ee 2016.

Ardaygaa ayaa un jiray da’da 18 sano. Bishii 11aad ama Nofeembar ee sanadkii aanu soo dhaafnay ee 2016 ayuu email ku codsaday inuu waxbarashada joojiyo laakiin waa laga diiday waxaana loogu jawaabay in waqtigii la ogolaan lahaa joojinta waxbarashada lasoo dhaafay.

Wuxuu ka baranaayay jaamacada Ohio State University culuumta ganacsiga.

Askari booliska gobolka Ohio ka tirsan ayaa toogasho ku dilay kadib markii la sheegay inuu mindi dad ku weeraray.

Waxaa la soo tebiyay in 13 qof ay weerarkaa ku dhaawacmeen.


Raasmedia.net

Webmaster@raasmedia.net

Info@raasmedia.net

COMMENTS

Linkiga Duran shirwa/youtube.

Falanqeyn-Shirkii Hiigsiga okt-2015 ee mugdisho-Tarsan Vs Eng-Yariisow.

Dareenka shacabka/masuuliyiinta xisbiga tayo

Barnaamijka Dhextaal.(Dhextaalka Rabadaanka)2014

Barn-Dhextaalka Ramadaanka ee 2017-Dhacdooyinkii Bisha Ramadaan.

DFS oo Qaadatey Taladii Shacabka Accounti Cusubna U furtey Ciidamada.

Barn-Gaar ah(Falanqeyn Sh Jabuuti Somalia Vs Somaliland)

Barn-Gaar ah(Falanqeyn Xukuumadii DFS ee CCC Sharmaarke oo lakala Direy)

Barnaamij Gaar ah Waraysi Amb. Mohamed A Affey

Madaxweyne Xassan shiikh Shalay iyo Maanta!!!

Barn-Dhextaalka Rabadaanka Doorashadii MDX Galmudug 04/07/15

Aaskii Marxuum(AUN)C/qaadir Xaaji Masale ee London 27/06/15.

Ii Dheh.



style="display:inline-block;width:320px;height:100px"
data-ad-client="ca-pub-8569827251521160"
data-ad-slot="9449382535">