Dhacdo Ugub ah-Gabar Baafinaysa Hooyadeed 27 sano kadib.

Barnaamij Gaar ah Talo iyo Taageero MDX Farmaajo

Wareysi gaar ah Guddoomiyaha Maxkamada sare ee S-land Aaden Xaaji Cali.

Wareysi Kooban Amb-Maxamed Cabdi Afeey iyo Shirkii Kismaanyo!!

Daawo- Munaasibadii Soo Dhaweynti Jaalliyada UK u Sameysey R/W Hore M C Farmaajo ee London oo Buuxda.

Waraysi Gaara oo Dhinacyo Badan Taabanaya Ra’iisal wasaarihii Hore ee Somalia M C Farmaajo.

Falanqeyn-Weerarkii Saxaafi Hotel iyo Baroordiiqdi Masuuliyinti ku Dhimatey.

Wareysi Shiino Iqyaar-Kooxda Waayaha Cusub

Wareysi-Wasiirad Fowsiyo yuusuf X Aaden

Wareysi Xildh-Fowsiyo Yuusuf X aaden Vs Monitory Group.

Barn-Gaar ah(Dhacdadii hargeysa ee Guriga F X Cali)

Tartankii Musharaxnimada madaxweynaha ee 2012(Waa Kuma Siyaasigu)?

Wareysi Gaar ah Guddoomiyaha Ucid Faysal Cali Waraabe

Wareysi Gaar ah oo Dhinacyo badan Taabanaya Xildh-Xusseen Carab Ciise.

Hambalyada iyo Salaamaha Ciida Hctv ee 2015.

Barnaamij Gaar ah wareysi Wasiir/kuxigeen A-D ee Somaliland Keyse 2017

xys-

Baarlamaanka Hirshabeelle oo maanta ka shiraya dib u dhaca doorashada Madaxweynaha.

48 Views

Hirshabelle-170x114

Baarlamaanka Maamulka Hirshabeelle ayaa maanta oo Axad ah ka shiraya dib u dhigista doorashada Madaxweynaha oo lagu waday inay dhacdo 12-ka bishan, iyadoo Guddiga doorashada Madaxweynaha uu soo jeediyay in afar maalmood dib loo dhigo.

Guddoonka Baarlamaanka Hirshabeelle ayaa u yeeray Xildhibaanada, si ay arrintan uga doodaan, isla markaana go’aan ka gaaraan dib u dhigista.

Afhayeenka Guddiga doorashada Madaxweynaha ayaa sheegay in Baarlamaanka ay u gudbiyeen codsiga ku aadan in afar maalmood dib loo dhigo doorashada, maadaama uu ciriiri soo galay howsha u taalay.

Sidoo kale Xildhibaanada ayaa lagu wadaa inay u codeeyaan muddada afarta cisho ee lagu daray waqtiga doorashada, maadaama xilligii loogu tala galay aanay doorashada ku dhici karin, howlahana ay yihiin kuwo is-daba yaala.

Dastuurka Maamulka Hirshabeelle ayaa dhigayay in muddo 30-cisho gudahood lagu qabto doorashada Madaxweynaha, waxaana haatan gabo gabo ah mudadaas.

Illaa 8 Musharax ayaa u taagan xilka Madaxweynaha Hirshabeelle, waxaana magaalada Jowhar ka socday olole ay wadeen Musharaxiinta.

Raasmedia.net

Webmaster@raasmedia.net

Info@raasmedia.net

COMMENTS

Linkiga Duran shirwa/youtube.

Falanqeyn-Shirkii Hiigsiga okt-2015 ee mugdisho-Tarsan Vs Eng-Yariisow.

Dareenka shacabka/masuuliyiinta xisbiga tayo

Barnaamijka Dhextaal.(Dhextaalka Rabadaanka)2014

Barn-Dhextaalka Ramadaanka ee 2017-Dhacdooyinkii Bisha Ramadaan.

DFS oo Qaadatey Taladii Shacabka Accounti Cusubna U furtey Ciidamada.

Barn-Gaar ah(Falanqeyn Sh Jabuuti Somalia Vs Somaliland)

Barn-Gaar ah(Falanqeyn Xukuumadii DFS ee CCC Sharmaarke oo lakala Direy)

Barnaamij Gaar ah Waraysi Amb. Mohamed A Affey

Madaxweyne Xassan shiikh Shalay iyo Maanta!!!

Barn-Dhextaalka Rabadaanka Doorashadii MDX Galmudug 04/07/15

Aaskii Marxuum(AUN)C/qaadir Xaaji Masale ee London 27/06/15.

Ii Dheh.



style="display:inline-block;width:320px;height:100px"
data-ad-client="ca-pub-8569827251521160"
data-ad-slot="9449382535">