Dhacdo Ugub ah-Gabar Baafinaysa Hooyadeed 27 sano kadib.

Barnaamij Gaar ah Talo iyo Taageero MDX Farmaajo

Xayiisiis- Matrix Hire-Ka Gaar hadii Shil kusoo gaaro Ood Joogto UK.

Wareysi Kooban Amb-Maxamed Cabdi Afeey iyo Shirkii Kismaanyo!!

Daawo- Munaasibadii Soo Dhaweynti Jaalliyada UK u Sameysey R/W Hore M C Farmaajo ee London oo Buuxda.

Waraysi Gaara oo Dhinacyo Badan Taabanaya Ra’iisal wasaarihii Hore ee Somalia M C Farmaajo.

Falanqeyn-Weerarkii Saxaafi Hotel iyo Baroordiiqdi Masuuliyinti ku Dhimatey.

Wareysi Shiino Iqyaar-Kooxda Waayaha Cusub

Wareysi-Wasiirad Fowsiyo yuusuf X Aaden

Wareysi Xildh-Fowsiyo Yuusuf X aaden Vs Monitory Group.

Barn-Gaar ah(Dhacdadii hargeysa ee Guriga F X Cali)

Tartankii Musharaxnimada madaxweynaha ee 2012(Waa Kuma Siyaasigu)?

Wareysi Gaar ah Guddoomiyaha Ucid Faysal Cali Waraabe

Wareysi Gaar ah oo Dhinacyo badan Taabanaya Xildh-Xusseen Carab Ciise.

Hambalyada iyo Salaamaha Ciida Hctv ee 2015.

xys-

Caqabadaha doorashada Soomaaliland oo wada jir looga arinsanayo.

70 Views

saddexda xisbi qaran1

Guddida doorashooyinka Somaliland, ayaa maanta la filayaa in ay kulan gaar ah la yeeshaan hogaamiyeyaasha saddexda xisbi, kuwaasoo  ka arrinsanaya arrimaha doorashooyinka.

Kulankan ayaa lagu soo hadal qaaddi doonaa xaaladda abaareed ee taagan, mudada gaaban ee doorashadda ka hadhsan iyo kaadhadhkii diiwaangelinta oo aan wali la qaybin iyo sida carqaladaha ku gadaaman inay doorasho dhacdo xal looga gaadhi karo.

Doorashada Somaliland ayaa loo qoondeeyey inay dhacdo 28, march, 2017, haseyeeshee waxa hor taalla caqabado badan oo ay ka mid yihin qaybinta kaadhadhkii lagu codaynayey oo wali la qaybin,  dadkii abaaruhu ku dhaceen oo ka fogaaday goobihii ay markii hore ka galeen diiwaangelinta codbixiyeyaasha, taas oo wakhtigan adag tahay in dadkaaasi ka hayaamay deegaankooda kaadhadh la siiyo iyo waxa laga yeelayo.

Xisbiyadda qaar, gaar ahaan labadda xisbi ee mucaarad ayaa iyaguna qaba in aanay suurogal ahayn in doorashaddu ku dhacdo wakhtigii loogu tallogalay, maadaama oo dad faro badan oo kaadhadhka qaadan lahaa ka hayaameen deegaankii ay markii hore ka qaateen, haseyeeshee xisbiga talada haya ee kulmiye iyo xukuumadda ayaa iyaguna ku adkaysanaya inay wakhtigeeddii dhacdo, maadaama oo wixii kaga beegnaa kharashka iyo hawlaha kale ay bixiyeen.

Guddida doorashooyinka ayaa la filayaa inay soo bandhigto caqabadaha ka hortaagajn qaybinta kaadhadhkii oo ay hore u sheegeen inay gobolada qaar gaadhsiin doonaan kaadhadhkii lagu codaynayey, ilaa hadda ma jiro wali gobol loo qaybiyey kaadhadhkii, iyaddoo mudaddii doorashadda loo qoondeeyeyna ka hadhsan tahay laba bilood wax ka yar, inkastoo ay guddidu ku adkaysteen inay iyagu dhankoodda diyaar ka tahay wax walba oo aanay dhankooda qabyo ka hayn.

Guddida doorashooyinka iyo xisbiyada qaranka ayaa maanta iyagu ka arrinsan doonna in loo baahan yahay in muddo kale loo kordhiyo wakhtiga doorashaddu dhacayso iyo in la isla qaato in wakhtigeeddii doorashaddo dhacdo oo mudadda gaaban ee hadhsan la dadajiyo hawlahah ku xidhan hawl socodka doorashadda.

Beesha caalamak oo markii horaba diidanayd in la kala qaado doorashadda wakiilada iyo madaxweynaha, oo codsiyo badan oo loo diray iyo kulamo badan oo guddida doorashooyinku la yeesheen beesha caalamka ee lacagta ugu badan ku bixisay arrimaha doorashooyinka ayaa ugu dambeyn ogolaaday  inay bixiyaan, wallow ay ku xidheen shuruud ah in aanay mar dambe dib u dhicin doorashaddo, haddii muddo kordhin la sameeyana waxa buraysa shuruudii lala galay Somaliland oo ahayd in aanay mar dmabe dib u dhicin.

Haddii ay saddexda xisbi, xukuumadda iyo guddida doorashooyinku isla qaataan in dib loo dhigo, waxa adag sidii mar kale loogu qancin lahaa dalalka beesha caalamka ka tirsan ee kharashka bixisa ee markii horaba diidanayd inay doorashaddo dib u dhac ku timaaddo.

Si kataba ha ahaatee, waxa guddida doorashooyinka xal xidhaale adag ku noqonaya  haddii xisbiyaddu isku raacaan muddo kordhin sidii beesha caalamka mar labaad looga dhaadhicin karo in mudadda la kordhiyo.(Hol)

Raasmedia.net

Webmaster@raasmedia.net

Info@raasmedia.net

COMMENTS

Linkiga Duran shirwa/youtube.

Mudaharaadkii Looga Soo Horjeeday Duqeynta Ciidamada Kenya C-Cadde ee London.

Falanqeyn-Shirkii Hiigsiga okt-2015 ee mugdisho-Tarsan Vs Eng-Yariisow.

Dareenka shacabka/masuuliyiinta xisbiga tayo

Barnaamijka Dhextaal.(Dhextaalka Rabadaanka)

Barn-Gaar ah Wareysi Xildhibaan Nuur Faarax Jaamac+Hctv

Barn-Gaar ah(Falanqeyn Sh Jabuuti Somalia Vs Somaliland)

Barn-Gaar ah(Falanqeyn Xukuumadii DFS ee CCC Sharmaarke oo lakala Direy)

Barn-Gaar ah Xukuumadii 2aad oo bil Gudaheed uu magacaabo CCC Sharmarke

Madaxweyne Xassan shiikh Shalay iyo Maanta!!!

Barn-Dhextaalka Rabadaanka Doorashadii MDX Galmudug 04/07/15

Aaskii Marxuum(AUN)C/qaadir Xaaji Masale ee London 27/06/15.

Ii Dheh.



style="display:inline-block;width:320px;height:100px"
data-ad-client="ca-pub-8569827251521160"
data-ad-slot="9449382535">