Dhacdo Ugub ah-Gabar Baafinaysa Hooyadeed 27 sano kadib.

Barnaamij Gaar ah Talo iyo Taageero MDX Farmaajo

Wareysi gaar ah Guddoomiyaha Maxkamada sare ee S-land Aaden Xaaji Cali.

Wareysi Kooban Amb-Maxamed Cabdi Afeey iyo Shirkii Kismaanyo!!

Daawo- Munaasibadii Soo Dhaweynti Jaalliyada UK u Sameysey R/W Hore M C Farmaajo ee London oo Buuxda.

Waraysi Gaara oo Dhinacyo Badan Taabanaya Ra’iisal wasaarihii Hore ee Somalia M C Farmaajo.

Falanqeyn-Weerarkii Saxaafi Hotel iyo Baroordiiqdi Masuuliyinti ku Dhimatey.

Wareysi Shiino Iqyaar-Kooxda Waayaha Cusub

Wareysi-Wasiirad Fowsiyo yuusuf X Aaden

Wareysi Xildh-Fowsiyo Yuusuf X aaden Vs Monitory Group.

Barn-Gaar ah(Dhacdadii hargeysa ee Guriga F X Cali)

Tartankii Musharaxnimada madaxweynaha ee 2012(Waa Kuma Siyaasigu)?

Wareysi Gaar ah Guddoomiyaha Ucid Faysal Cali Waraabe

Wareysi Gaar ah oo Dhinacyo badan Taabanaya Xildh-Xusseen Carab Ciise.

Hambalyada iyo Salaamaha Ciida Hctv ee 2015.

Barnaamij Gaar ah wareysi Wasiir/kuxigeen A-D ee Somaliland Keyse 2017

xys-

Ciidamada dowladda oo ka soo baxay deegaanadii ay shalay la wareegeen ee Gobolka Sh/Hoose.

108 Views

ciidanka-xoogga-150x150

Wararka ka imaanaya Gobolka Shabeellaha Hoose ayaa sheegaya in ciidamada dowladda Soomaaliya ay isaga soo baxeen deegaanadii ay shalay la wareegeen, sida ay xaqiijiyeen saraakiil ka tirsan Ciidamada xoogga dalka.

Ciidamada xoogga dalka ayaa shalay la wareegay deegaanada Awdheegle, Mubaarak iyo tuulooyin hoos-taga degmada Afgooye oo ay ku sugnaayeen Al-Shabaab.

Guddoomiye kuxigeenka Maamulka Gobolka Shabeellaha Hoose C/fataax Xaaji Cabdulle ayaa sheegay in ciidamada aysan ujeedkooda aheyn inay deegaanadaas saldhig ka sameystaan, balse qorshuhu ahaa inay burburiyaan saldhigyada Shabaabka ku lahaayeen.

Ciidamada dowladda ayaa howl galka ay ku qaadeen deegaano ka tirsan Shabeellaha Hoose waxaa kala qeyb qaatay Ciidamo Mareykan ah

Al-Shabaab ayaa sheegay inay dib u qabsadeen deegaanadii shalay ay soo galeen Ciidamada dowladda.

Ma ahan markii u horeysay ee ciidamada dowladda ay la wareegaan deegaano, dibna uga soo baxaan, horay waxaa ay u qabsadeen deegaanka Bariire, iyagoo muddo kaddib isaga soo baxay.(jwhrn)

Raasmedia.net

Webmaster@raasmedia.net

COMMENTS

Linkiga Duran shirwa/youtube.

Falanqeyn-Shirkii Hiigsiga okt-2015 ee mugdisho-Tarsan Vs Eng-Yariisow.

Dareenka shacabka/masuuliyiinta xisbiga tayo

Barnaamijka Dhextaal.(Dhextaalka Rabadaanka)2014

Barn-Dhextaalka Ramadaanka ee 2017-Dhacdooyinkii Bisha Ramadaan.

DFS oo Qaadatey Taladii Shacabka Accounti Cusubna U furtey Ciidamada.

Barn-Gaar ah(Falanqeyn Sh Jabuuti Somalia Vs Somaliland)

Barn-Gaar ah(Falanqeyn Xukuumadii DFS ee CCC Sharmaarke oo lakala Direy)

Barnaamij Gaar ah Waraysi Amb. Mohamed A Affey

Madaxweyne Xassan shiikh Shalay iyo Maanta!!!

Barn-Dhextaalka Rabadaanka Doorashadii MDX Galmudug 04/07/15

Aaskii Marxuum(AUN)C/qaadir Xaaji Masale ee London 27/06/15.

Ii Dheh.



style="display:inline-block;width:320px;height:100px"
data-ad-client="ca-pub-8569827251521160"
data-ad-slot="9449382535">