Dhacdo Ugub ah-Gabar Baafinaysa Hooyadeed 27 sano kadib.

Barnaamij Gaar ah Talo iyo Taageero MDX Farmaajo

Xayiisiis- Matrix Hire-Ka Gaar hadii Shil kusoo gaaro Ood Joogto UK.

Wareysi Kooban Amb-Maxamed Cabdi Afeey iyo Shirkii Kismaanyo!!

Daawo- Munaasibadii Soo Dhaweynti Jaalliyada UK u Sameysey R/W Hore M C Farmaajo ee London oo Buuxda.

Waraysi Gaara oo Dhinacyo Badan Taabanaya Ra’iisal wasaarihii Hore ee Somalia M C Farmaajo.

Falanqeyn-Weerarkii Saxaafi Hotel iyo Baroordiiqdi Masuuliyinti ku Dhimatey.

Wareysi Shiino Iqyaar-Kooxda Waayaha Cusub

Wareysi-Wasiirad Fowsiyo yuusuf X Aaden

Wareysi Xildh-Fowsiyo Yuusuf X aaden Vs Monitory Group.

Barn-Gaar ah(Dhacdadii hargeysa ee Guriga F X Cali)

Tartankii Musharaxnimada madaxweynaha ee 2012(Waa Kuma Siyaasigu)?

Wareysi Gaar ah Guddoomiyaha Ucid Faysal Cali Waraabe

Wareysi Gaar ah oo Dhinacyo badan Taabanaya Xildh-Xusseen Carab Ciise.

Hambalyada iyo Salaamaha Ciida Hctv ee 2015.

xys-

C/Kariim Xuseen Guuleed oo sheegay inaan loo dulqaadan karin dadka dhibka ka wada Galmudug.

64 Views

Madaxweynaha Galmudug C/Kariim Xuseen Guuleed ayaa sheegay inaan loo dulqaadan karin dadka dhibka ka wada Galmudug ayadoo shalay cod kalsoonidii lagala noqday asaga loogu dhex qaaday baarlamaanka Galmudug balse uu diiday sax ahaanshihiisa.

Dad gaar ah ayuu farta ku goday oo uu sheegay inay ka shidaal qaadanayaan mooshinkaa oo meelo ka baxsan Galmudug laga soo abaabulay.

54 xildhibaan ayaa kalsooni darrada codka ah u qaaday shalay oo ahayd maalin Salaaso ah gudaha baarlamaanka Galmudug magaalda Cadaado. ‘Waxa dhacay waa wax sharci darro ah. Waa wax looga dan leeyahay in lagu dumiyo maamulka Galmudug’. Sidaa ayuu yiri madaxweynaha Galmudug C/Kariim Xuseen Guuleed.

“Laakin cid yeeleysa in fowdo la sameeyo maleh. In dhowr xildhibaan inta is abaabulaan guddoomiyihii baarlamaanka oo maqan ay yiraahdaan baarlamaanka hanaloo furo kalfadhigaan qabsanaynaaye cid aqbali karta maleh’. Madaxweynaha Galmudug C/Kariim Xuseen Guuleed ayaa intaa raaciyay.

Mooshinkii shalay kadib ayaa madaxweynaha Galmudug C/Kariim Xuseen Guuleed uu ku dhawaaqay in 3 bilood oo xaalad dagdag ah lagu soo rogay Galmudug.


Raasmedia.net

Webmaster@raasmedia.net

Info@raasmedia.net

COMMENTS

Linkiga Duran shirwa/youtube.

Mudaharaadkii Looga Soo Horjeeday Duqeynta Ciidamada Kenya C-Cadde ee London.

Falanqeyn-Shirkii Hiigsiga okt-2015 ee mugdisho-Tarsan Vs Eng-Yariisow.

Dareenka shacabka/masuuliyiinta xisbiga tayo

Barnaamijka Dhextaal.(Dhextaalka Rabadaanka)

Barn-Gaar ah Wareysi Xildhibaan Nuur Faarax Jaamac+Hctv

Barn-Gaar ah(Falanqeyn Sh Jabuuti Somalia Vs Somaliland)

Barn-Gaar ah(Falanqeyn Xukuumadii DFS ee CCC Sharmaarke oo lakala Direy)

Barn-Gaar ah Xukuumadii 2aad oo bil Gudaheed uu magacaabo CCC Sharmarke

Madaxweyne Xassan shiikh Shalay iyo Maanta!!!

Barn-Dhextaalka Rabadaanka Doorashadii MDX Galmudug 04/07/15

Aaskii Marxuum(AUN)C/qaadir Xaaji Masale ee London 27/06/15.

Ii Dheh.



style="display:inline-block;width:320px;height:100px"
data-ad-client="ca-pub-8569827251521160"
data-ad-slot="9449382535">