Dhacdo Ugub ah-Gabar Baafinaysa Hooyadeed 27 sano kadib.

Barnaamij Gaar ah Talo iyo Taageero MDX Farmaajo

Wareysi gaar ah Guddoomiyaha Maxkamada sare ee S-land Aaden Xaaji Cali.

Wareysi Kooban Amb-Maxamed Cabdi Afeey iyo Shirkii Kismaanyo!!

Daawo- Munaasibadii Soo Dhaweynti Jaalliyada UK u Sameysey R/W Hore M C Farmaajo ee London oo Buuxda.

Waraysi Gaara oo Dhinacyo Badan Taabanaya Ra’iisal wasaarihii Hore ee Somalia M C Farmaajo.

Falanqeyn-Weerarkii Saxaafi Hotel iyo Baroordiiqdi Masuuliyinti ku Dhimatey.

Wareysi Shiino Iqyaar-Kooxda Waayaha Cusub

Wareysi-Wasiirad Fowsiyo yuusuf X Aaden

Wareysi Xildh-Fowsiyo Yuusuf X aaden Vs Monitory Group.

Barn-Gaar ah(Dhacdadii hargeysa ee Guriga F X Cali)

Tartankii Musharaxnimada madaxweynaha ee 2012(Waa Kuma Siyaasigu)?

Wareysi Gaar ah Guddoomiyaha Ucid Faysal Cali Waraabe

Wareysi Gaar ah oo Dhinacyo badan Taabanaya Xildh-Xusseen Carab Ciise.

Hambalyada iyo Salaamaha Ciida Hctv ee 2015.

Barnaamij Gaar ah wareysi Wasiir/kuxigeen A-D ee Somaliland Keyse 2017

xys-

C/raxmaan Cirro oo ka digay cawaaqibka ka dhalan kara Saldhigga Milateri ee Imaaraadka ka dhisanayo Berbera.

178 Views

cirro0

Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ee Waddani C/raxmaan Maxamed C/llaahi (Cirro) oo goob fagaare kula hadlayay dadka reer Berbera ayaa ka digay cawaaqibka ka dhalan kara Saldhigga Imaaraadka Carabta ka dhisanayo Berbera.
C/raxmaan Cirro ayaa sheegay in aanu ka soo horjeedin in la maalgasho Berbera, balse uu diidan yahay in la xaraasho, isagoo xusay in heshiiskii Dekeda Berbera aan illaa iyo hadda waxba laga dheefin, isla markaana ay dhowaan soo baxday in cid kale oo aan aheyn Somaliland ay saxiixday.
Waxaa uu sheegay in saldhigyada milateri ee adduunka si qaldan loo isticmaalo, isagoo hadal qaaday saldhigga Milateri ee Imaaraadka carabta ka dhisanayo Berbera inuu la mid noqon karo saldhigyada adduunka ee xabsiyada leh, sida Saldhigga Cuba ee Guantanamo Bay, kan Afghanistan iyo mid ku yaalla Yemen.
“Berbera waxay noqon doonaan jeel ka mid ah jeelashada dunida ee dadka lagu ciqaabo”ayuu yiri Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ee Waddani C/raxmaan Cirro.
Mr Cirro ayaa sheegay in xilligii dagaalkii qaboobaa ay Berbera xilli saldhig milateri u aheyd Ruushka iyo Mareykanka, isla markaana hadii la bixinayana ay aheyd in iyaga la siiyo.
Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka Waddani C/raxmaan Cirro ayaa kormeer ku maraya Gobolo ka tirsan Somaliland, isagoo xoojiyay ololihiisa ka dhanka ah Xukuumadda Kulmiye oo uu dhowaan ku eedeeyay inay gashay khiyaano qaran.(Jwhrn)

Raasmedia.net
Webmaster@raasmedia.net

COMMENTS

Linkiga Duran shirwa/youtube.

Falanqeyn-Shirkii Hiigsiga okt-2015 ee mugdisho-Tarsan Vs Eng-Yariisow.

Dareenka shacabka/masuuliyiinta xisbiga tayo

Barnaamijka Dhextaal.(Dhextaalka Rabadaanka)2014

Barn-Dhextaalka Ramadaanka ee 2017-Dhacdooyinkii Bisha Ramadaan.

DFS oo Qaadatey Taladii Shacabka Accounti Cusubna U furtey Ciidamada.

Barn-Gaar ah(Falanqeyn Sh Jabuuti Somalia Vs Somaliland)

Barn-Gaar ah(Falanqeyn Xukuumadii DFS ee CCC Sharmaarke oo lakala Direy)

Barnaamij Gaar ah Waraysi Amb. Mohamed A Affey

Madaxweyne Xassan shiikh Shalay iyo Maanta!!!

Barn-Dhextaalka Rabadaanka Doorashadii MDX Galmudug 04/07/15

Aaskii Marxuum(AUN)C/qaadir Xaaji Masale ee London 27/06/15.

Ii Dheh.



style="display:inline-block;width:320px;height:100px"
data-ad-client="ca-pub-8569827251521160"
data-ad-slot="9449382535">