Dhacdo Ugub ah-Gabar Baafinaysa Hooyadeed 27 sano kadib.

Barnaamij Gaar ah Talo iyo Taageero MDX Farmaajo

Wareysi gaar ah Guddoomiyaha Maxkamada sare ee S-land Aaden Xaaji Cali.

Wareysi Kooban Amb-Maxamed Cabdi Afeey iyo Shirkii Kismaanyo!!

Daawo- Munaasibadii Soo Dhaweynti Jaalliyada UK u Sameysey R/W Hore M C Farmaajo ee London oo Buuxda.

Waraysi Gaara oo Dhinacyo Badan Taabanaya Ra’iisal wasaarihii Hore ee Somalia M C Farmaajo.

Falanqeyn-Weerarkii Saxaafi Hotel iyo Baroordiiqdi Masuuliyinti ku Dhimatey.

Wareysi Shiino Iqyaar-Kooxda Waayaha Cusub

Wareysi-Wasiirad Fowsiyo yuusuf X Aaden

Wareysi Xildh-Fowsiyo Yuusuf X aaden Vs Monitory Group.

Barn-Gaar ah(Dhacdadii hargeysa ee Guriga F X Cali)

Tartankii Musharaxnimada madaxweynaha ee 2012(Waa Kuma Siyaasigu)?

Wareysi Gaar ah Guddoomiyaha Ucid Faysal Cali Waraabe

Wareysi Gaar ah oo Dhinacyo badan Taabanaya Xildh-Xusseen Carab Ciise.

Hambalyada iyo Salaamaha Ciida Hctv ee 2015.

Barnaamij Gaar ah wareysi Wasiir/kuxigeen A-D ee Somaliland Keyse 2017

xys-

C/wali Gaas “Lacagtii lagu qabtay Muqdisho, 3.6 milyan waxaa loogu tala galay Ciidamada Puntland”.

366 Views

Gaasow

Madaxweynaha Puntland C/wali Maxamed Cali Gaas ayaa sheegay in lacagtii 8-dii bishan lagu qabtay garoonka diyaaradaha Muqdisho qeyb ka mid ah loogu tala galay Ciidamada Puntland.

Wareysi uu siiyay Laanta afka Soomaaliga ee VOA ayuu ku sheegay in markii lacagtaas la qabtay uu la xiriiray Safiirka Imaaraadka Carabta, isla markaana u xaqiijiyay in qeyb ka mid ah oo gaareysay 3.6 milyan loogu tala galay Ciidamada Puntland ee ay tababareen Imaaraadka Carabta.

“Waxaa la xiriiray Safiirka Imaaraadka Carabta, wuxuu ii sheegay in lacagta 9.6 milyan ee lagu qabtay Muqdisho in 3.6 milyan loogu tala galay ciidanka Puntland, saas ayay noogu caddeeyeen”ayuu yiri Madaxweynaha Puntland.

Sidoo kale waxaa uu sheegay in madaxda dowladda ay la wadaageen macluumaadkaas, ayna kala hadleen sida uu yiri.

Madaxweynaha Puntland C/wali Gaas ayaa sheegay in aanu ka war heyn wada hadal u bilowday dowladda Soomaaliya, balse hadii ay jirto ay tahay arrin loo baahan yahay in khilaafaadka la dhameeyo, buuqa la yareeyo, isla markaana la tixgeliyo saaxibtinimada sida uu yiri.

Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay inay Imaaraadka Carabta dib ugu celineyso lacagtii 9.6 ee 8-dii bishan lagu qabtay garoonka diyaaradaha Muqdisho, waxaana qabashada lacagtan ay keentay inuu mugdi soo kala dhex galo xiriirka labada dal, isla markaana Imaaraadka Carabta uu cambaareeyo tallaabadaas.(Jwhrn)

Raasmedia.net

Webmaster@raasmedia.net

COMMENTS

Linkiga Duran shirwa/youtube.

Falanqeyn-Shirkii Hiigsiga okt-2015 ee mugdisho-Tarsan Vs Eng-Yariisow.

Dareenka shacabka/masuuliyiinta xisbiga tayo

Barnaamijka Dhextaal.(Dhextaalka Rabadaanka)2014

Barn-Dhextaalka Ramadaanka ee 2017-Dhacdooyinkii Bisha Ramadaan.

DFS oo Qaadatey Taladii Shacabka Accounti Cusubna U furtey Ciidamada.

Barn-Gaar ah(Falanqeyn Sh Jabuuti Somalia Vs Somaliland)

Barn-Gaar ah(Falanqeyn Xukuumadii DFS ee CCC Sharmaarke oo lakala Direy)

Barnaamij Gaar ah Waraysi Amb. Mohamed A Affey

Madaxweyne Xassan shiikh Shalay iyo Maanta!!!

Barn-Dhextaalka Rabadaanka Doorashadii MDX Galmudug 04/07/15

Aaskii Marxuum(AUN)C/qaadir Xaaji Masale ee London 27/06/15.

Ii Dheh.



style="display:inline-block;width:320px;height:100px"
data-ad-client="ca-pub-8569827251521160"
data-ad-slot="9449382535">