Dhacdo Ugub ah-Gabar Baafinaysa Hooyadeed 27 sano kadib.

Barnaamij Gaar ah Talo iyo Taageero MDX Farmaajo

Wareysi gaar ah Guddoomiyaha Maxkamada sare ee S-land Aaden Xaaji Cali.

Wareysi Kooban Amb-Maxamed Cabdi Afeey iyo Shirkii Kismaanyo!!

Daawo- Munaasibadii Soo Dhaweynti Jaalliyada UK u Sameysey R/W Hore M C Farmaajo ee London oo Buuxda.

Waraysi Gaara oo Dhinacyo Badan Taabanaya Ra’iisal wasaarihii Hore ee Somalia M C Farmaajo.

Falanqeyn-Weerarkii Saxaafi Hotel iyo Baroordiiqdi Masuuliyinti ku Dhimatey.

Wareysi Shiino Iqyaar-Kooxda Waayaha Cusub

Wareysi-Wasiirad Fowsiyo yuusuf X Aaden

Wareysi Xildh-Fowsiyo Yuusuf X aaden Vs Monitory Group.

Barn-Gaar ah(Dhacdadii hargeysa ee Guriga F X Cali)

Tartankii Musharaxnimada madaxweynaha ee 2012(Waa Kuma Siyaasigu)?

Wareysi Gaar ah Guddoomiyaha Ucid Faysal Cali Waraabe

Wareysi Gaar ah oo Dhinacyo badan Taabanaya Xildh-Xusseen Carab Ciise.

Hambalyada iyo Salaamaha Ciida Hctv ee 2015.

Barnaamij Gaar ah wareysi Wasiir/kuxigeen A-D ee Somaliland Keyse 2017

xys-

C/weli Gaas “Federaalismka maanta waa sharciga dalka, hadduu shaqeyn waayo…”

562 Views

Gaasas-696x416

Madaxweynaha Puntland C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa ka hadlay arrimaha Dastuurka, Federaalka, qeybsiga deeqaha iyo awooda dalka, isagoo xusay in sanadkii 1991 ay Soomaaliya u bur burtay awooddii oo hal meel iyo hal gacan aheyd.

Waxaa uu ka hadlay dastuurka dalka u yaalla, isagoo ka sheekeeyay heerarkii uu soo maray dastuurka qabyo qoraalka iyo xilligii saxiixayaasha oo uu isaga dalka ka ahaa Ra’iisul Wasaare, isla markaana shir sanadkii 2012 ka dhacay Muqdisho oo ay ka qeyb galeen 825 qof lagu ansixiyay Dastuurkii KMG ahaa.

Madaxweye Gaas ayaa sheegay in Federaalismka maanta uu yahay sharciga dalka, haddii uu shaqeyn waayo ama xumaado laga tashanayo markeeda.

“Federaalismka maanta waa sharciga dalka, hadduu shaqeyn waayo ama nagu xumaado markeeda ka tashaneynaa, dalka Soomaaliya wuxuu u dumay awoodda oo hal meel iyo hal shaqsi gashay, 1991 Janaayo Muqdisho oo caasimaddii dalka ayaa duntay, dalka intiisa kalena wuu dumay, 30 sano kaddib ma sidii ayaa ku laabaneynaa waa maya”ayuu yiri C/weli Gaas.

Waxaa uu sheegay in haddii xataa Xamar lagu kala tago aysan dhib ku dhaceyn Garowe oo aanay dumeyn, isla markaana Puntland ay sideeda u jireyso.

Sidoo kale waxaa uu ka hadlay qeybsiga deeqaha oo uu xusay in si caddaalad ku jirto aan loo qeybin, isagoo tusaale u soo qaatay mashaariicda horumarineed ee dowladda Federaalka deeqda u heshay oo uu xusay in inta u dhaxeysa Afgooye iyo Jowhar lagu koobay sida uu yiri.(Jwhrn)

Halkan hoose ka daawo khudbada Madaxweynaha Puntland


Raasmedia.net

Webmaster@raasmedia.net

 

 

 

COMMENTS

Linkiga Duran shirwa/youtube.

Falanqeyn-Shirkii Hiigsiga okt-2015 ee mugdisho-Tarsan Vs Eng-Yariisow.

Dareenka shacabka/masuuliyiinta xisbiga tayo

Barnaamijka Dhextaal.(Dhextaalka Rabadaanka)2014

Barn-Dhextaalka Ramadaanka ee 2017-Dhacdooyinkii Bisha Ramadaan.

DFS oo Qaadatey Taladii Shacabka Accounti Cusubna U furtey Ciidamada.

Barn-Gaar ah(Falanqeyn Sh Jabuuti Somalia Vs Somaliland)

Barn-Gaar ah(Falanqeyn Xukuumadii DFS ee CCC Sharmaarke oo lakala Direy)

Barnaamij Gaar ah Waraysi Amb. Mohamed A Affey

Madaxweyne Xassan shiikh Shalay iyo Maanta!!!

Barn-Dhextaalka Rabadaanka Doorashadii MDX Galmudug 04/07/15

Aaskii Marxuum(AUN)C/qaadir Xaaji Masale ee London 27/06/15.

Ii Dheh.



style="display:inline-block;width:320px;height:100px"
data-ad-client="ca-pub-8569827251521160"
data-ad-slot="9449382535">