Dhacdo Ugub ah-Gabar Baafinaysa Hooyadeed 27 sano kadib.

Barnaamij Gaar ah Talo iyo Taageero MDX Farmaajo

Wareysi gaar ah Guddoomiyaha Maxkamada sare ee S-land Aaden Xaaji Cali.

Wareysi Kooban Amb-Maxamed Cabdi Afeey iyo Shirkii Kismaanyo!!

Daawo- Munaasibadii Soo Dhaweynti Jaalliyada UK u Sameysey R/W Hore M C Farmaajo ee London oo Buuxda.

Waraysi Gaara oo Dhinacyo Badan Taabanaya Ra’iisal wasaarihii Hore ee Somalia M C Farmaajo.

Falanqeyn-Weerarkii Saxaafi Hotel iyo Baroordiiqdi Masuuliyinti ku Dhimatey.

Wareysi Shiino Iqyaar-Kooxda Waayaha Cusub

Wareysi-Wasiirad Fowsiyo yuusuf X Aaden

Wareysi Xildh-Fowsiyo Yuusuf X aaden Vs Monitory Group.

Barn-Gaar ah(Dhacdadii hargeysa ee Guriga F X Cali)

Tartankii Musharaxnimada madaxweynaha ee 2012(Waa Kuma Siyaasigu)?

Wareysi Gaar ah Guddoomiyaha Ucid Faysal Cali Waraabe

Wareysi Gaar ah oo Dhinacyo badan Taabanaya Xildh-Xusseen Carab Ciise.

Hambalyada iyo Salaamaha Ciida Hctv ee 2015.

Barnaamij Gaar ah wareysi Wasiir/kuxigeen A-D ee Somaliland Keyse 2017

xys-

Dahlinyaro soomaaliyeed oo Tahriibayaal ah oo magafihii haystey Lacagtii markuu ka qaatey Meel Cidla ah uga dhaqaaqey.

350 Views

 

21584678_1990108027925304_851534730_n

Waxaa jira dhacdo xanuun badan oo ku saabsan Tahriibayaal soomali u badan oo magafayaashii haystay cidla uga dhaqaaqeen kadib makeey Qoyasaskoodii ka qaateen Lacagahii ay u haysteen.

 Wararku waxeey intaas ku darayaan in  700 boqol oo qof oo dhalinyaro oo African ah oo somaali ubadan oo tahriibayaal oo somaali ubadan oo isugu jira Ethiopian iyo Eritrean ay dadkaasi yahiin Intooda badana laga qaatey lacag U dhaxaysa $2500—10.000 kuwaas oo looga tagay Goob qatar ah oo ah Duleedka magaalada tripoli ee dalka Liibiya.

Wararku waxeey sheegayaan in goobtaas ay aad uga ag dhow yahiin kooxaha jabhadaha Hubeysan iyo kooxda ISIS oo ay qatar ugu jiraan ineey dib u qafaashaan si ay u askareystaan.

Raasmedia .net waxaa Xiriir toos ah la sameeyey mid kamid ah Waalidiinta dhalay mid kamid ah Dhalinyaradaas soomaaliyeed oo u sheegay markuu mudo lagu haystey halkaas wiil uu dhalay aaqir lacagtii 10.000 ah markeey bixiyeen wiilkoodii iyo inti la socotay meel cidla ah oo saxaare ah looga dhuuntey ,Meel ay ugu hagaagaana aanay jirin ilaa 3 cisho ee ugu dambeysey markii ugu war dambeysana ay joogeen meel cidla ah oo magafayaashii uga dhaqaaqeen.

Sida la sheegay Tirada 700 oo dhalinyarada ah Soomaalidu Tiro ahaan waxeey Noqonaysaa Sedex duleel Labo Duleel da.doodu u dhaxayso 15–17 sano jir.

waxaanan rajeynaynaa Cid kasta oo awooda ineey dhacadadan gaarsiiyaan hayadaha caalamiga ah ee arimaha ku shaqada leh si laysugu dayo in la badbaadiyo dhalinyaradaas Dhibanayaasha ah Sida hayadaha UNCR iyo hayadaha u dooda Xuquuqda Bini,aadamka .

Waalidiintii dhalinyaradaasi kama qan tahayna waxaan u rajeynaynaa in ilaahay usoo badnbaadiyo.

Sawirkan waa mid kamid ah dhalinayarada soomaaliyeed oo mudada la haystey Cidlada iyo saxaarahana looga dhaqaaqay kadib markii Waalidkiis laga qaatey lacagtii loo haystey oo dhan 10,000 oo doller.illaahay waxaan ka barya21584678_1990108027925304_851534730_nynaa inuu soo badbaadiyo isaga iyo inta la socotaba.

Raasmedia.net

Webmaster@raasmedia.net

Info@raasmedia.net

 

 

COMMENTS

Linkiga Duran shirwa/youtube.

Falanqeyn-Shirkii Hiigsiga okt-2015 ee mugdisho-Tarsan Vs Eng-Yariisow.

Dareenka shacabka/masuuliyiinta xisbiga tayo

Barnaamijka Dhextaal.(Dhextaalka Rabadaanka)2014

Barn-Dhextaalka Ramadaanka ee 2017-Dhacdooyinkii Bisha Ramadaan.

DFS oo Qaadatey Taladii Shacabka Accounti Cusubna U furtey Ciidamada.

Barn-Gaar ah(Falanqeyn Sh Jabuuti Somalia Vs Somaliland)

Barn-Gaar ah(Falanqeyn Xukuumadii DFS ee CCC Sharmaarke oo lakala Direy)

Barnaamij Gaar ah Waraysi Amb. Mohamed A Affey

Madaxweyne Xassan shiikh Shalay iyo Maanta!!!

Barn-Dhextaalka Rabadaanka Doorashadii MDX Galmudug 04/07/15

Aaskii Marxuum(AUN)C/qaadir Xaaji Masale ee London 27/06/15.

Ii Dheh.



style="display:inline-block;width:320px;height:100px"
data-ad-client="ca-pub-8569827251521160"
data-ad-slot="9449382535">