Dhacdo Ugub ah-Gabar Baafinaysa Hooyadeed 27 sano kadib.

Barnaamij Gaar ah Talo iyo Taageero MDX Farmaajo

Wareysi gaar ah Guddoomiyaha Maxkamada sare ee S-land Aaden Xaaji Cali.

Wareysi Kooban Amb-Maxamed Cabdi Afeey iyo Shirkii Kismaanyo!!

Daawo- Munaasibadii Soo Dhaweynti Jaalliyada UK u Sameysey R/W Hore M C Farmaajo ee London oo Buuxda.

Waraysi Gaara oo Dhinacyo Badan Taabanaya Ra’iisal wasaarihii Hore ee Somalia M C Farmaajo.

Falanqeyn-Weerarkii Saxaafi Hotel iyo Baroordiiqdi Masuuliyinti ku Dhimatey.

Wareysi Shiino Iqyaar-Kooxda Waayaha Cusub

Wareysi-Wasiirad Fowsiyo yuusuf X Aaden

Wareysi Xildh-Fowsiyo Yuusuf X aaden Vs Monitory Group.

Barn-Gaar ah(Dhacdadii hargeysa ee Guriga F X Cali)

Tartankii Musharaxnimada madaxweynaha ee 2012(Waa Kuma Siyaasigu)?

Wareysi Gaar ah Guddoomiyaha Ucid Faysal Cali Waraabe

Wareysi Gaar ah oo Dhinacyo badan Taabanaya Xildh-Xusseen Carab Ciise.

Hambalyada iyo Salaamaha Ciida Hctv ee 2015.

Barnaamij Gaar ah wareysi Wasiir/kuxigeen A-D ee Somaliland Keyse 2017

xys-

Dowladda oo hergalisay xarunta ka hortaga Xag-jirnimada iyadoo la adeegsanayo Internet-ka.

353 Views

2018111636512289266942812Digital_Counter_extremism_Center

Dowladda Soomaaliya ayaa markii ugu horeysay magaalada Muqdisho hergalisay xarun dhalinyarada looga wacyi-galinayo ku biirista kooxaha Xag-jirka sida Al-shabaab iyo Daacish, iyadoo la adeegsanayo Internet-ka

Wasaaradda Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska oo xarunta Daahfurtay ayaa sheegtay in ay soo gudbin doonto fariimo ay dhalin yarada kaga wacyigelineyso ku biirista ururka al-Sshabab, isla markaana ay ku hoga tusaaleyneyso faa’idooyinka dowladnimada, nabadda iyo horumarka.

Olalahan Wacyigalinta ah ayaa ka bilaaban doona baraha Internetka sida Facebooka, You Tube, Twitter –ka iyo warbaahinta qeybaha kale  iyadoo la dhiirigalinayo xasiloonida iyo nabad-galyada guud ahaan wadanka.

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Cabdiraxmaan Cumar Cismaan Yariisoow ayaa sheegay in xaruntan si gaar ah u bartilmaameedsan doono Al-shabaab oo lagu soo bandhigayo dhibta iyo carqalada ay ku hayaan nabada iyo xasiloonida dalka.

“Tani waxay fursad u noqon doontaa in ay gacan ka geysato guud ahaan nabadda iyo xasilloonida Soomaaliya,” ayuu yiri Cabdiraxmaan Yuusuf al-Adala, agaasimaha guud ee Wasaaradda Warfaafinta Soomaaliya ”Waxaan siin doonaa macluumaad sax ah oo faa’iido leh dadka dhalinyarada ah, taas oo ka dhigeysa inay fahmaan faa’iidooyinka hay’adaha dimuqraadiga ah ee Soomaaliya.”

Waa xaruntii ugu horeysay ee nooceeda ah ee laga hergaliyo dalka Soomaaliya, waxaana ay dowladdu sheegtay in dagaalka Al-shabaab uu ku fileyn uu ku fileyn oo dagaal iyo xaalad militari.(Hol)

Raasmedia.net

Webmaster@raasmedia.net

Info@raasmedia.net

COMMENTS

Linkiga Duran shirwa/youtube.

Falanqeyn-Shirkii Hiigsiga okt-2015 ee mugdisho-Tarsan Vs Eng-Yariisow.

Dareenka shacabka/masuuliyiinta xisbiga tayo

Barnaamijka Dhextaal.(Dhextaalka Rabadaanka)2014

Barn-Dhextaalka Ramadaanka ee 2017-Dhacdooyinkii Bisha Ramadaan.

DFS oo Qaadatey Taladii Shacabka Accounti Cusubna U furtey Ciidamada.

Barn-Gaar ah(Falanqeyn Sh Jabuuti Somalia Vs Somaliland)

Barn-Gaar ah(Falanqeyn Xukuumadii DFS ee CCC Sharmaarke oo lakala Direy)

Barnaamij Gaar ah Waraysi Amb. Mohamed A Affey

Madaxweyne Xassan shiikh Shalay iyo Maanta!!!

Barn-Dhextaalka Rabadaanka Doorashadii MDX Galmudug 04/07/15

Aaskii Marxuum(AUN)C/qaadir Xaaji Masale ee London 27/06/15.

Ii Dheh.



style="display:inline-block;width:320px;height:100px"
data-ad-client="ca-pub-8569827251521160"
data-ad-slot="9449382535">