Dhacdo Ugub ah-Gabar Baafinaysa Hooyadeed 27 sano kadib.

Barnaamij Gaar ah Talo iyo Taageero MDX Farmaajo

Wareysi gaar ah Guddoomiyaha Maxkamada sare ee S-land Aaden Xaaji Cali.

Wareysi Kooban Amb-Maxamed Cabdi Afeey iyo Shirkii Kismaanyo!!

Daawo- Munaasibadii Soo Dhaweynti Jaalliyada UK u Sameysey R/W Hore M C Farmaajo ee London oo Buuxda.

Waraysi Gaara oo Dhinacyo Badan Taabanaya Ra’iisal wasaarihii Hore ee Somalia M C Farmaajo.

Falanqeyn-Weerarkii Saxaafi Hotel iyo Baroordiiqdi Masuuliyinti ku Dhimatey.

Wareysi Shiino Iqyaar-Kooxda Waayaha Cusub

Wareysi-Wasiirad Fowsiyo yuusuf X Aaden

Wareysi Xildh-Fowsiyo Yuusuf X aaden Vs Monitory Group.

Barn-Gaar ah(Dhacdadii hargeysa ee Guriga F X Cali)

Tartankii Musharaxnimada madaxweynaha ee 2012(Waa Kuma Siyaasigu)?

Wareysi Gaar ah Guddoomiyaha Ucid Faysal Cali Waraabe

Wareysi Gaar ah oo Dhinacyo badan Taabanaya Xildh-Xusseen Carab Ciise.

Hambalyada iyo Salaamaha Ciida Hctv ee 2015.

Barnaamij Gaar ah wareysi Wasiir/kuxigeen A-D ee Somaliland Keyse 2017

xys-

Dowladda oo magdhaw ka dalbatay Markabkii gooyay Fiilada Internet-ka Fibre Optic.

23 Views

 

xeerilaaliyayaa

Dowladda Soomaaliya ayaa magdhaw ka dalbatay shirkadda markabkii gooyay Fiilada Fibre Optic ee soo marayay gunta hoose ee badda, iyadoo markab la sheegay inuu arrintan ka dambeeyay lagu amray in aanu ka bixi karin xeebaha Muqdisho.

Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka Axmed Cali Daahir ayaa sheegay in muddo 15 maalmood ka badan ay Internet-ka Fibre Optic uu ka go’an yahay Koofurta Soomaaliya, ayna sababtay khasaare baaxad leh.

Dr. Axmed Cali Dahir ayaa sheegay in maalin walba la khasaaro lacag dhan 10-milyan oo dollar, kaas oo sababay Internet la’aanta ka jirta Koofurta Soomaaliya, isla markaana uu saameyn ku yeeshay adeegyadii bulshada.

Waxaa uu sheegay in magdhaw laga doonayo shirkadii ku lug laheyd dhibaatada ka dhalatay Internet la’aanta, waxaana uu ka dalbaday inay jawaab ka bixiyaan.

“Cidii ku lug leh arrintan sharciga ayaa lala tiigsanaa, shirkadda markabkaas is ka leh waxaa laga rabaa magdhow inay bixiyaan oo ah dhibaatada ay geystaan, jawaab ayaana laga sugayaa”ayuu yiri Dr. Axmed Cali Dahir.

Xeer Ilaaliyaha Qaranka ayaa sheegay in xilliga aanay Soomaaliya aheyd dal wixii la doono laga sameeyo oo laga dhaqaaqo.

Markab taagan agagaarka Dekeda Muqdisho ayaa loo heystaa inuu gooyay fiiladii Internet-ka ee ka go’ay Badda, waxaana shirkadda leh markabkan ay dalbatay in cadeyn loo keeno arrintan

Markabkan oo lagu magacaabo MSC Alice ayaa taagan dekedda ilaa habeenkii uu go’ay Xariga Internet-ka ee Fibre Opticsoo oo beegneyd ciidii aynu soo dhaafnay.

Muran u dhaxeeya Shirkadda leh Markabka MSC Alice ee loo heysto inuu Internet-ka jaray iyo dowladda Soomaaliya ayaa ka taagan Dekeda Muqdisho, iyadoo Markabkan markii uu alaabtii uu siday ku dejiyay Dekeda Muqdisho, lagu amray in aanu ka dhaqaaqi karin agagaarka Dekeda.(Hol)

Raasmedia.net

Webmaster@raasmedia.net

Info@raasmedia.net

COMMENTS

Linkiga Duran shirwa/youtube.

Falanqeyn-Shirkii Hiigsiga okt-2015 ee mugdisho-Tarsan Vs Eng-Yariisow.

Dareenka shacabka/masuuliyiinta xisbiga tayo

Barnaamijka Dhextaal.(Dhextaalka Rabadaanka)2014

Barn-Dhextaalka Ramadaanka ee 2017-Dhacdooyinkii Bisha Ramadaan.

DFS oo Qaadatey Taladii Shacabka Accounti Cusubna U furtey Ciidamada.

Barn-Gaar ah(Falanqeyn Sh Jabuuti Somalia Vs Somaliland)

Barn-Gaar ah(Falanqeyn Xukuumadii DFS ee CCC Sharmaarke oo lakala Direy)

Barnaamij Gaar ah Waraysi Amb. Mohamed A Affey

Madaxweyne Xassan shiikh Shalay iyo Maanta!!!

Barn-Dhextaalka Rabadaanka Doorashadii MDX Galmudug 04/07/15

Aaskii Marxuum(AUN)C/qaadir Xaaji Masale ee London 27/06/15.

Ii Dheh.



style="display:inline-block;width:320px;height:100px"
data-ad-client="ca-pub-8569827251521160"
data-ad-slot="9449382535">