Dhacdo Ugub ah-Gabar Baafinaysa Hooyadeed 27 sano kadib.

Barnaamij Gaar ah Talo iyo Taageero MDX Farmaajo

Wareysi gaar ah Guddoomiyaha Maxkamada sare ee S-land Aaden Xaaji Cali.

Wareysi Kooban Amb-Maxamed Cabdi Afeey iyo Shirkii Kismaanyo!!

Daawo- Munaasibadii Soo Dhaweynti Jaalliyada UK u Sameysey R/W Hore M C Farmaajo ee London oo Buuxda.

Waraysi Gaara oo Dhinacyo Badan Taabanaya Ra’iisal wasaarihii Hore ee Somalia M C Farmaajo.

Falanqeyn-Weerarkii Saxaafi Hotel iyo Baroordiiqdi Masuuliyinti ku Dhimatey.

Wareysi Shiino Iqyaar-Kooxda Waayaha Cusub

Wareysi-Wasiirad Fowsiyo yuusuf X Aaden

Wareysi Xildh-Fowsiyo Yuusuf X aaden Vs Monitory Group.

Barn-Gaar ah(Dhacdadii hargeysa ee Guriga F X Cali)

Tartankii Musharaxnimada madaxweynaha ee 2012(Waa Kuma Siyaasigu)?

Wareysi Gaar ah Guddoomiyaha Ucid Faysal Cali Waraabe

Wareysi Gaar ah oo Dhinacyo badan Taabanaya Xildh-Xusseen Carab Ciise.

Hambalyada iyo Salaamaha Ciida Hctv ee 2015.

Barnaamij Gaar ah wareysi Wasiir/kuxigeen A-D ee Somaliland Keyse 2017

xys-

Dowladda oo sheegtay in cabsi dhinaca Amniga ah ka jirin Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde.

23 Views

Aadan-Cadde-696x392

Iyadoo maalmihii ugu danbeeyay ay soo baxayeen warar sheegaya in uu jiro weerar Al-shabaab la damacsan yihiin garoonka diyaaradaha Aadan Cadde iyo Xarunta Xalane, ayaa waxaa arintaa beenisay dowladda Soomaaliya oo sheegtay in howlaha garoonka diyaaradaha caadi u socdaan.

Wasiirka Gaadiidka Cirka iyo dhulka Maxamed C/llaahi Salaad Oomaar ayaa warbaahinta u sheegay in wax cabsi ah ka jirin garoonka howlihiiisiina caadi u socdaan.

“Amniga Garoonku waa uu wanaagsan yahay, wax cabsi ah ma jirto, shaqada sideeda u socotaa, garoonka habeen iyo maalin ayuu shaqeeyaa, Sabti kasta shir looga hadlayo amniga garoonka ayaa qabanaa”ayuu yiri Wasiirka Gaadiidka Cirka iyo Dhulka.

Dhinaca kale Maareeyaha Garoonka Aadan Cadde Cabdi Ashkir Jaamac ayaa sheegay in  si gaar ah loo xiray qeybta Xalane ee Garoonka isaga oo sababtay ku sheegay ballaarinta iyo dib u habeynta ku socta garoonka.

Ammaanka xarunta Xalane oo saldhig u ah ciidamada AMISOM iyo Safaaradaha Ajnabiga ayaa siweyn loo adkeeyay kaddib markii uu soo baxay warku saabsan uu jiro weerar Al-shabaab qorsheynayaan in ay ka fuliyaan xarunta Xalane iyaga oo adeegsanaya gadiid ay horay uga qabsadeen ciidamada AMISOM.(Hol)

Raasmedia.net

Webmaster@raasmedia.net

Info@raasmedia.net

COMMENTS

Linkiga Duran shirwa/youtube.

Falanqeyn-Shirkii Hiigsiga okt-2015 ee mugdisho-Tarsan Vs Eng-Yariisow.

Dareenka shacabka/masuuliyiinta xisbiga tayo

Barnaamijka Dhextaal.(Dhextaalka Rabadaanka)2014

Barn-Dhextaalka Ramadaanka ee 2017-Dhacdooyinkii Bisha Ramadaan.

DFS oo Qaadatey Taladii Shacabka Accounti Cusubna U furtey Ciidamada.

Barn-Gaar ah(Falanqeyn Sh Jabuuti Somalia Vs Somaliland)

Barn-Gaar ah(Falanqeyn Xukuumadii DFS ee CCC Sharmaarke oo lakala Direy)

Barnaamij Gaar ah Waraysi Amb. Mohamed A Affey

Madaxweyne Xassan shiikh Shalay iyo Maanta!!!

Barn-Dhextaalka Rabadaanka Doorashadii MDX Galmudug 04/07/15

Aaskii Marxuum(AUN)C/qaadir Xaaji Masale ee London 27/06/15.

Ii Dheh.



style="display:inline-block;width:320px;height:100px"
data-ad-client="ca-pub-8569827251521160"
data-ad-slot="9449382535">