Dhacdo Ugub ah-Gabar Baafinaysa Hooyadeed 27 sano kadib.

Barnaamij Gaar ah Talo iyo Taageero MDX Farmaajo

Wareysi gaar ah Guddoomiyaha Maxkamada sare ee S-land Aaden Xaaji Cali.

Wareysi Kooban Amb-Maxamed Cabdi Afeey iyo Shirkii Kismaanyo!!

Daawo- Munaasibadii Soo Dhaweynti Jaalliyada UK u Sameysey R/W Hore M C Farmaajo ee London oo Buuxda.

Waraysi Gaara oo Dhinacyo Badan Taabanaya Ra’iisal wasaarihii Hore ee Somalia M C Farmaajo.

Falanqeyn-Weerarkii Saxaafi Hotel iyo Baroordiiqdi Masuuliyinti ku Dhimatey.

Wareysi Shiino Iqyaar-Kooxda Waayaha Cusub

Wareysi-Wasiirad Fowsiyo yuusuf X Aaden

Wareysi Xildh-Fowsiyo Yuusuf X aaden Vs Monitory Group.

Barn-Gaar ah(Dhacdadii hargeysa ee Guriga F X Cali)

Tartankii Musharaxnimada madaxweynaha ee 2012(Waa Kuma Siyaasigu)?

Wareysi Gaar ah Guddoomiyaha Ucid Faysal Cali Waraabe

Wareysi Gaar ah oo Dhinacyo badan Taabanaya Xildh-Xusseen Carab Ciise.

Hambalyada iyo Salaamaha Ciida Hctv ee 2015.

Barnaamij Gaar ah wareysi Wasiir/kuxigeen A-D ee Somaliland Keyse 2017

xys-

Dowladda Soomaaliya iyo kuwa Kenya oo ku dagaalamay gobolka Gedo.

250 Views

Ciidamo-kenyan

Wararka ka imanaya degmada Ceel-waaq ee gobolka Gedo aya sheegaya in halkaa uu dagaal ku dhaxmaray ciidamo ka tirsan kuwa dowladda Soomaaliya iyo ciidamada Kenya.

Ciidamo ka tirsan dowladda Kenya gaar ahaan kuwa la dagaalanka Argagixisada ayaa aroornimadii saakay la sheegay in ay ka soo talaabeen Xadka dhinaca Ceel-waaq waxeyna gudaha u soo galeen magaalada.

Ciidanka Kenya oo watay Saddex gawaarida dagaalka ah, wajiyadana ay u xirnaayeen ayaa waxa ay gudaha u soo galeen magaalada, iyaga oo waliba gawaaridooda ay ka babanayeen calan Madow, taasina ay skaki ku abuurtay Ciidamada Dowladda, sida uu in oo sheegay sarkaal ka tirsan Ciidanka Dowladda.

Ciidamada Dowladda ayaa durba muujiay shaki ku aadan in ciidamadan yihiin Al-Shabaab, waxeyna u yeerteen ciidamo kale oo gurmad ah, iyaga oo isugu yimid banaanka magaalada, si ay isaga caabiyeen ciidamada.

Ciidamad Kenya oo iyaga laftirkooda qabay cabsi ku aadan iney dhexda u galeen Shabaab ayaa markii ay arkeen ciidamada dowladda oo wadada u fadhiya rasaas ooda kaga rogay, waxaana halkaasi ka dhacay dagaal mudo kooban socday.

Xuseen Deyr Cadaawe oo ka tirsan saraakiisha ciidamada xoogga dalka oo la hadlay dagaalka ayaa sheegay in uu ku dhintay Gaashaanle Dhexe Maxamed Aadan Yuusuf (Ilka Case) oo ka mid ahaa saraakiisha ciidamada xoogga dalka ee ku sugan Gobolka Gedo, wuxuu kaloo inoo sheegay in saraakiil Kenya ka tirsan ay la xiriireen, balse ay iska fogooyeen in wax lug ah ay ku lahaayeen falkan.

Sidoo kale sarkaalkan ayaa sheegay in magaalada uu ka socdo barakac ku aadan cabsida dagaalkan dhacay, wuxuuna tilmaamay in Maamulka Jubbaland iyo Dowladda Federaalka ay u gudbiyeen arrintan ku gardarooshada ah ee Ciidanka Kenya ay ku kaceen.

Ciidamada Kenya ayaa si naxariis daro ah mararka qaar ula dhaqma shacabka Soomaaliyeed ee ku sugan xuduuda ay wadaagaan Soomaaliya iyo Kenya, waxaana dowladda Federaalka iyo Maamulka Jubbaland looga fadhiyaa in ay wax ka qabtaan tacadiyada soo kordhay ee Ciidanka Kenya ay ku kacaan.(Hol)

Ciidamo-kenyan

Raasmedia.net

Webmaster.net

COMMENTS

Linkiga Duran shirwa/youtube.

Falanqeyn-Shirkii Hiigsiga okt-2015 ee mugdisho-Tarsan Vs Eng-Yariisow.

Dareenka shacabka/masuuliyiinta xisbiga tayo

Barnaamijka Dhextaal.(Dhextaalka Rabadaanka)2014

Barn-Dhextaalka Ramadaanka ee 2017-Dhacdooyinkii Bisha Ramadaan.

DFS oo Qaadatey Taladii Shacabka Accounti Cusubna U furtey Ciidamada.

Barn-Gaar ah(Falanqeyn Sh Jabuuti Somalia Vs Somaliland)

Barn-Gaar ah(Falanqeyn Xukuumadii DFS ee CCC Sharmaarke oo lakala Direy)

Barnaamij Gaar ah Waraysi Amb. Mohamed A Affey

Madaxweyne Xassan shiikh Shalay iyo Maanta!!!

Barn-Dhextaalka Rabadaanka Doorashadii MDX Galmudug 04/07/15

Aaskii Marxuum(AUN)C/qaadir Xaaji Masale ee London 27/06/15.

Ii Dheh.



style="display:inline-block;width:320px;height:100px"
data-ad-client="ca-pub-8569827251521160"
data-ad-slot="9449382535">