Dhacdo Ugub ah-Gabar Baafinaysa Hooyadeed 27 sano kadib.

Barnaamij Gaar ah Talo iyo Taageero MDX Farmaajo

Wareysi gaar ah Guddoomiyaha Maxkamada sare ee S-land Aaden Xaaji Cali.

Wareysi Kooban Amb-Maxamed Cabdi Afeey iyo Shirkii Kismaanyo!!

Daawo- Munaasibadii Soo Dhaweynti Jaalliyada UK u Sameysey R/W Hore M C Farmaajo ee London oo Buuxda.

Waraysi Gaara oo Dhinacyo Badan Taabanaya Ra’iisal wasaarihii Hore ee Somalia M C Farmaajo.

Falanqeyn-Weerarkii Saxaafi Hotel iyo Baroordiiqdi Masuuliyinti ku Dhimatey.

Wareysi Shiino Iqyaar-Kooxda Waayaha Cusub

Wareysi-Wasiirad Fowsiyo yuusuf X Aaden

Wareysi Xildh-Fowsiyo Yuusuf X aaden Vs Monitory Group.

Barn-Gaar ah(Dhacdadii hargeysa ee Guriga F X Cali)

Tartankii Musharaxnimada madaxweynaha ee 2012(Waa Kuma Siyaasigu)?

Wareysi Gaar ah Guddoomiyaha Ucid Faysal Cali Waraabe

Wareysi Gaar ah oo Dhinacyo badan Taabanaya Xildh-Xusseen Carab Ciise.

Hambalyada iyo Salaamaha Ciida Hctv ee 2015.

Barnaamij Gaar ah wareysi Wasiir/kuxigeen A-D ee Somaliland Keyse 2017

xys-

Dowladda Soomaaliya oo maamuli doonta mashaariicda hormarineed ee midowga Yurub.

173 Views

 

midowga-yurubaaaa

Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa maamuli doonta mashaariicda horumarineed ee Midowga Yurub uu siiyo Soomaaliya, kaddib markii wafdi ka socda Midowga Yurub la kulmeen Madaxweynaha iyo wasiiro ka tirsan xukuumadda.

Madaxweynaha iyo wafdiga ka socday Midowga Yurub ayaa ka wada hadlay sidii Midowga Yurub u sii joogteyn lahaa taageerada Soomaaliya, isla markaana dowladda Federaalka ay u maamuli laheyd mashaariicda uu bixiyo Midowga Yurub

Agaasimaha Guud ee Midowga Yurub u qaabilsan gargaarka iyo horumarinta ayaa sheegay inay sii socon doonaan taageerada ay siiyaan Soomaaliya

Wasiirka Qorsheynta Jamaal Maxamed Xasan oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in Midowga Yurub iyo Soomaaliya kala saxiixdeen mashaariic ay ugu deeqeen Soomaaliya, isagoo xusay in mashaariic ay ka mid yihiin maamul wanaaga, horumarinta iyo gar gaarka Soomaaliya iyo kor u qaadida tayada Wasaaradaha, wuxuuna xusay in wixii maanta ka dambeeya ay maamuli doonto dowladda Federaalka, gaar ahaan Wasaaradda Qorsheynta.

Wasiirka ayaa ugu danbeyntii, sheegay in Midowga Yurub ay markii hore saxiixi jireen mashaariicda, balse waxaa uu tilmaamay wixii hada ka dambeeya ay dowladda Federaalka ay leedahay saxiixeeda iyo maamulkeeda.

Raasmedia.net

Webmaster@raasmedia.net

Info@raasmedia.net

COMMENTS

Linkiga Duran shirwa/youtube.

Falanqeyn-Shirkii Hiigsiga okt-2015 ee mugdisho-Tarsan Vs Eng-Yariisow.

Dareenka shacabka/masuuliyiinta xisbiga tayo

Barnaamijka Dhextaal.(Dhextaalka Rabadaanka)2014

Barn-Dhextaalka Ramadaanka ee 2017-Dhacdooyinkii Bisha Ramadaan.

DFS oo Qaadatey Taladii Shacabka Accounti Cusubna U furtey Ciidamada.

Barn-Gaar ah(Falanqeyn Sh Jabuuti Somalia Vs Somaliland)

Barn-Gaar ah(Falanqeyn Xukuumadii DFS ee CCC Sharmaarke oo lakala Direy)

Barnaamij Gaar ah Waraysi Amb. Mohamed A Affey

Madaxweyne Xassan shiikh Shalay iyo Maanta!!!

Barn-Dhextaalka Rabadaanka Doorashadii MDX Galmudug 04/07/15

Aaskii Marxuum(AUN)C/qaadir Xaaji Masale ee London 27/06/15.

Ii Dheh.



style="display:inline-block;width:320px;height:100px"
data-ad-client="ca-pub-8569827251521160"
data-ad-slot="9449382535">