Dhacdo Ugub ah-Gabar Baafinaysa Hooyadeed 27 sano kadib.

Barnaamij Gaar ah Talo iyo Taageero MDX Farmaajo

Wareysi gaar ah Guddoomiyaha Maxkamada sare ee S-land Aaden Xaaji Cali.

Wareysi Kooban Amb-Maxamed Cabdi Afeey iyo Shirkii Kismaanyo!!

Daawo- Munaasibadii Soo Dhaweynti Jaalliyada UK u Sameysey R/W Hore M C Farmaajo ee London oo Buuxda.

Waraysi Gaara oo Dhinacyo Badan Taabanaya Ra’iisal wasaarihii Hore ee Somalia M C Farmaajo.

Falanqeyn-Weerarkii Saxaafi Hotel iyo Baroordiiqdi Masuuliyinti ku Dhimatey.

Wareysi Shiino Iqyaar-Kooxda Waayaha Cusub

Wareysi-Wasiirad Fowsiyo yuusuf X Aaden

Wareysi Xildh-Fowsiyo Yuusuf X aaden Vs Monitory Group.

Barn-Gaar ah(Dhacdadii hargeysa ee Guriga F X Cali)

Tartankii Musharaxnimada madaxweynaha ee 2012(Waa Kuma Siyaasigu)?

Wareysi Gaar ah Guddoomiyaha Ucid Faysal Cali Waraabe

Wareysi Gaar ah oo Dhinacyo badan Taabanaya Xildh-Xusseen Carab Ciise.

Hambalyada iyo Salaamaha Ciida Hctv ee 2015.

Barnaamij Gaar ah wareysi Wasiir/kuxigeen A-D ee Somaliland Keyse 2017

xys-

Gudiga ay dowladda u xilsaartay Fatahaadaha oo lagu wado in ay gaaraan Hiiraan iyo Gobolka Gedo.

348 Views

Gurmadka_Fatahaadaha_Somalia

Wafdi balaaran oo ka socda dowladda Soomaaliya gaar ahaan Guddiggii dowladdu ay dhawaan u xil saartay Fatahaadda labada Wabi ee Shabeelle iyo Jubba ayaa lagu waddaa in ay maanta gaaraan Magaalooyinka Baardheere iyo Baledweyne oo ah meelaha ugu daran ee ay saameeyeen fatahaadihii webiyadaasi.

Xubnaha Wafdigan oo ku wajahan Baledweyne ayaa la filayaa in ay halkaasi gaarsiiyaan gargaar hor leh, halka midka ku wajahan Baardheere ay soo qiimeyn doonaan Xaaladda ka jirta Deegaanada uu ku Fatahay Wabiga Jubba.

Mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar), Ra’iisul wasaare ku-xigeenka dalka ayaa shaaciyay in horay Hal Milyan oo Doolar dawladdu ugu deeqday gurmadka haseyeeshee dhibaatada ay daadadku geysanayaan oo soo korortay darteed ay dawladdu mar kale ku yaboohday Lacag kale oo gaareyso Nus Milyan doolar oo dheeraad ah si wax looga qabto Dhibaatada Fatahaadaha oo sii kordhaya.

“Warbixinta aan helnay ayaa sheegeeysa in deegaanno kale oo badan ay daadad saameeyeen, marka dawladdu waxa ay bixineysaa Nus Malyuun dheeraad ah si loogu gargaaro dadka dhibaatadu kasoo gaartay fatahaadaha”, ayuu yiri Ra’iisul wasaare ku-xigeenku.

Ugu Dambeyntii Mudane Mahdi Ra’iisul wasaare ku xigeenka Dalka ayaa ku baaqay in dadka Soomaaliyeed ee wax heesta ay ka qeyb qaataan gurmadka si loo badbaadiyo Kumanaanka Ruux ee dhibaatadu kasoo gaartay daadadka.(hol)

Raasmedia.net

Webmaster@raasmedia.net

 

COMMENTS

Linkiga Duran shirwa/youtube.

Falanqeyn-Shirkii Hiigsiga okt-2015 ee mugdisho-Tarsan Vs Eng-Yariisow.

Dareenka shacabka/masuuliyiinta xisbiga tayo

Barnaamijka Dhextaal.(Dhextaalka Rabadaanka)2014

Barn-Dhextaalka Ramadaanka ee 2017-Dhacdooyinkii Bisha Ramadaan.

DFS oo Qaadatey Taladii Shacabka Accounti Cusubna U furtey Ciidamada.

Barn-Gaar ah(Falanqeyn Sh Jabuuti Somalia Vs Somaliland)

Barn-Gaar ah(Falanqeyn Xukuumadii DFS ee CCC Sharmaarke oo lakala Direy)

Barnaamij Gaar ah Waraysi Amb. Mohamed A Affey

Madaxweyne Xassan shiikh Shalay iyo Maanta!!!

Barn-Dhextaalka Rabadaanka Doorashadii MDX Galmudug 04/07/15

Aaskii Marxuum(AUN)C/qaadir Xaaji Masale ee London 27/06/15.

Ii Dheh.



style="display:inline-block;width:320px;height:100px"
data-ad-client="ca-pub-8569827251521160"
data-ad-slot="9449382535">