Dhacdo Ugub ah-Gabar Baafinaysa Hooyadeed 27 sano kadib.

Barnaamij Gaar ah Talo iyo Taageero MDX Farmaajo

Wareysi gaar ah Guddoomiyaha Maxkamada sare ee S-land Aaden Xaaji Cali.

Wareysi Kooban Amb-Maxamed Cabdi Afeey iyo Shirkii Kismaanyo!!

Daawo- Munaasibadii Soo Dhaweynti Jaalliyada UK u Sameysey R/W Hore M C Farmaajo ee London oo Buuxda.

Waraysi Gaara oo Dhinacyo Badan Taabanaya Ra’iisal wasaarihii Hore ee Somalia M C Farmaajo.

Falanqeyn-Weerarkii Saxaafi Hotel iyo Baroordiiqdi Masuuliyinti ku Dhimatey.

Wareysi Shiino Iqyaar-Kooxda Waayaha Cusub

Wareysi-Wasiirad Fowsiyo yuusuf X Aaden

Wareysi Xildh-Fowsiyo Yuusuf X aaden Vs Monitory Group.

Barn-Gaar ah(Dhacdadii hargeysa ee Guriga F X Cali)

Tartankii Musharaxnimada madaxweynaha ee 2012(Waa Kuma Siyaasigu)?

Wareysi Gaar ah Guddoomiyaha Ucid Faysal Cali Waraabe

Wareysi Gaar ah oo Dhinacyo badan Taabanaya Xildh-Xusseen Carab Ciise.

Hambalyada iyo Salaamaha Ciida Hctv ee 2015.

Barnaamij Gaar ah wareysi Wasiir/kuxigeen A-D ee Somaliland Keyse 2017

xys-

Gudoomiyaha Baarlamanka Gal-mudug oo loogu baaqay in uu dib ugu laabtay caasimadda maamulkaasi.

419 Views

IMG_A136D2-010740-267D09-AD5E6D-0B5CE7-42F926

Qaar ka mid ah Xildhibaanada Maamulka Galmudug oo Warbaahinta la hadlay ayaa ugu Baaqay Gudoomiyaha Baarlamaanka maamulka Galmudug Cali Gacal Casir in uu kusoo laabto Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Galmudug.

Xildhibaanadan ka tirsan Baarlamaanka Galmudug ayaa Tilmaamay in la doonaayo in la dardargeliyo Howlaha horyaalla Baarlamaanka Galmudug sidaasi awgeedna loo baahanyahay in Gudoomiyaha oo mudooyinkii ugu dambeysay uu ku sugnaa Magaalada Muqdisho uu dib ugu soo laabto Dhuuso-mareeb.

Xildhibaanada ayaa waxa sheegeen in aan la dooneynin in xilligaan laga dhex abuuro Khilaaf Madaxda Galmudug waxayna intaasi ku dareen in laga doonaayo Gudoomiyaha Baarlamaanka in uusan caqabad ku noqon geedi socodka Nabadda ee Galmudug.

Si kastaba Arrintan ayaa imaaneyso Xilli Dhawaan Gudoomiyaha Baarlamaanka Galmudug uu Magaalada Muqdisho ka sheegay in uu kasoo horjeedo qaabka ay u socdaan howlaha dib u heshiisiinta Galmudug iyo Ahlusunna.(Hol)

Raasmedia.net

Webmaster@raasmedia.net

COMMENTS

Linkiga Duran shirwa/youtube.

Falanqeyn-Shirkii Hiigsiga okt-2015 ee mugdisho-Tarsan Vs Eng-Yariisow.

Dareenka shacabka/masuuliyiinta xisbiga tayo

Barnaamijka Dhextaal.(Dhextaalka Rabadaanka)2014

Barn-Dhextaalka Ramadaanka ee 2017-Dhacdooyinkii Bisha Ramadaan.

DFS oo Qaadatey Taladii Shacabka Accounti Cusubna U furtey Ciidamada.

Barn-Gaar ah(Falanqeyn Sh Jabuuti Somalia Vs Somaliland)

Barn-Gaar ah(Falanqeyn Xukuumadii DFS ee CCC Sharmaarke oo lakala Direy)

Barnaamij Gaar ah Waraysi Amb. Mohamed A Affey

Madaxweyne Xassan shiikh Shalay iyo Maanta!!!

Barn-Dhextaalka Rabadaanka Doorashadii MDX Galmudug 04/07/15

Aaskii Marxuum(AUN)C/qaadir Xaaji Masale ee London 27/06/15.

Ii Dheh.



style="display:inline-block;width:320px;height:100px"
data-ad-client="ca-pub-8569827251521160"
data-ad-slot="9449382535">