Dhacdo Ugub ah-Gabar Baafinaysa Hooyadeed 27 sano kadib.

Barnaamij Gaar ah Talo iyo Taageero MDX Farmaajo

Wareysi gaar ah Guddoomiyaha Maxkamada sare ee S-land Aaden Xaaji Cali.

Wareysi Kooban Amb-Maxamed Cabdi Afeey iyo Shirkii Kismaanyo!!

Daawo- Munaasibadii Soo Dhaweynti Jaalliyada UK u Sameysey R/W Hore M C Farmaajo ee London oo Buuxda.

Waraysi Gaara oo Dhinacyo Badan Taabanaya Ra’iisal wasaarihii Hore ee Somalia M C Farmaajo.

Falanqeyn-Weerarkii Saxaafi Hotel iyo Baroordiiqdi Masuuliyinti ku Dhimatey.

Wareysi Shiino Iqyaar-Kooxda Waayaha Cusub

Wareysi-Wasiirad Fowsiyo yuusuf X Aaden

Wareysi Xildh-Fowsiyo Yuusuf X aaden Vs Monitory Group.

Barn-Gaar ah(Dhacdadii hargeysa ee Guriga F X Cali)

Tartankii Musharaxnimada madaxweynaha ee 2012(Waa Kuma Siyaasigu)?

Wareysi Gaar ah Guddoomiyaha Ucid Faysal Cali Waraabe

Wareysi Gaar ah oo Dhinacyo badan Taabanaya Xildh-Xusseen Carab Ciise.

Hambalyada iyo Salaamaha Ciida Hctv ee 2015.

Barnaamij Gaar ah wareysi Wasiir/kuxigeen A-D ee Somaliland Keyse 2017

xys-

Inta badan waddooyinka Muqdisho oo saaka loo xiray banaan bax lagu taageerayo Madaxweynaha iyo Munaasibadii oo Bilaabatey..

83 Views

 

banaan-bax1-280x175

Inta badan waddooyinka magaalada Muqdisho ayaa saaka u xiran banaan bax lagu taageerayo boqolka maalmood ee Madaxweyne Farmaajo, iyadoo boqolaal ruux ay ku qul qulayaan Garoonka ciyaaraha ee Banaadir Stadium.

Ciidamada ammaanka ayaa waddooyinka ku sugan, kuwaasoo meelaha qaar isticmaalka dadka iyo gaadiidka ka xadiday, waxaana si aad ah loo adkeeyay ammaanka Garoonka Banaadir Stadium oo xalay ciidamo la geeyay.

Diyaar garowga iyo abaabulka Banaan baxan ayaa maalmihii la soo dhaafay laga dareemayay magaalada Muqdisho, kaasoo uu waday Maamulka Gobolka Banaadir.

Dadweyne fara badan oo ay ku jiraan haween ayaa saaka basas looga soo qaadayaa xarumaha degmooyinka, iyadoo banaan baxa lagu wado in la soo gaba gabeeyo gelinka hore, maadaama ay xilli Ramadaan tahay.

Inta badna Warbaahinta ayaa la sheegay in laga xadiday ka qeyb galka banaan baxan, iyadoo loo ogolaaday warbaahin kooban ah, oo goobo cayiman laga soo qaadi doono, socodka lugta ee garoonka Banaadir Stadium ayaa la diiday, waxaa dadweynaha ka qeyb galaya banaan baxa degmooyinka looga soo qaadayaa gaadiid.

Madaxweyne Farmaajo iyo mas’uuliyiinta kale ee dowladda ayaa ka qeyb galaya banaan baxa, iyadoo Madaxweyne Farmaajo uu khudbadiisa u horeeyay oo fagaare shacabka ugu jeedin doono, taasoo dad badan ay u dhega taagayaan.

Munaasibada oo ah mid bilaabatey si toos ahna uga socoto Telefishinada soomaalida waxaana goob joog ka ah Qodbooyina ka jeedinaya dhamaan madaxda dalka iiyadoo amaankana si weyn loo adkeeyey taasoo ay sugayaan ciidamada Soomaaaliyeed oo gacan ka helaya kuwa Amisom.

Si kastaba ha ahaatee banaan baxan maanta oo Axad ka dhacaya Muqdisho ayaa noqonaya kii u horeeyay ee ugu ballaarnaa ee ka dhaca Muqdisho, tan iyo wixii ka dambeeyay doorashadii Madaxweyne Farmaajo oo dadweyne fara badan ay ka dhigeen Muqdisho iyo gobolada kale isu soo bax soo dhoweyn ah.

Raasmedia.net

Webmaster@raasmedia.net

Info@raasmedia.net

COMMENTS

Linkiga Duran shirwa/youtube.

Falanqeyn-Shirkii Hiigsiga okt-2015 ee mugdisho-Tarsan Vs Eng-Yariisow.

Dareenka shacabka/masuuliyiinta xisbiga tayo

Barnaamijka Dhextaal.(Dhextaalka Rabadaanka)2014

Barn-Dhextaalka Ramadaanka ee 2017-Dhacdooyinkii Bisha Ramadaan.

Barn-Gaar ah(Falanqeyn Sh Jabuuti Somalia Vs Somaliland)

Barn-Gaar ah(Falanqeyn Xukuumadii DFS ee CCC Sharmaarke oo lakala Direy)

Barnaamij Gaar ah Waraysi Amb. Mohamed A Affey

Madaxweyne Xassan shiikh Shalay iyo Maanta!!!

Barn-Dhextaalka Rabadaanka Doorashadii MDX Galmudug 04/07/15

Aaskii Marxuum(AUN)C/qaadir Xaaji Masale ee London 27/06/15.

Ii Dheh.



style="display:inline-block;width:320px;height:100px"
data-ad-client="ca-pub-8569827251521160"
data-ad-slot="9449382535">