Dhacdo Ugub ah-Gabar Baafinaysa Hooyadeed 27 sano kadib.

Barnaamij Gaar ah Talo iyo Taageero MDX Farmaajo

Wareysi gaar ah Guddoomiyaha Maxkamada sare ee S-land Aaden Xaaji Cali.

Wareysi Kooban Amb-Maxamed Cabdi Afeey iyo Shirkii Kismaanyo!!

Daawo- Munaasibadii Soo Dhaweynti Jaalliyada UK u Sameysey R/W Hore M C Farmaajo ee London oo Buuxda.

Waraysi Gaara oo Dhinacyo Badan Taabanaya Ra’iisal wasaarihii Hore ee Somalia M C Farmaajo.

Falanqeyn-Weerarkii Saxaafi Hotel iyo Baroordiiqdi Masuuliyinti ku Dhimatey.

Wareysi Shiino Iqyaar-Kooxda Waayaha Cusub

Wareysi-Wasiirad Fowsiyo yuusuf X Aaden

Wareysi Xildh-Fowsiyo Yuusuf X aaden Vs Monitory Group.

Barn-Gaar ah(Dhacdadii hargeysa ee Guriga F X Cali)

Tartankii Musharaxnimada madaxweynaha ee 2012(Waa Kuma Siyaasigu)?

Wareysi Gaar ah Guddoomiyaha Ucid Faysal Cali Waraabe

Wareysi Gaar ah oo Dhinacyo badan Taabanaya Xildh-Xusseen Carab Ciise.

Hambalyada iyo Salaamaha Ciida Hctv ee 2015.

Barnaamij Gaar ah wareysi Wasiir/kuxigeen A-D ee Somaliland Keyse 2017

xys-

Iska-horimaad Culus oo ka Socda Saldhigga Booliiska Magaalada Kismaayo.

303 Views

kismaayoAargada1

Iska-horimaad xooggan oo u dhexeeya ciidammo ka tirsan booliiska Kismaayo iyo kooxo hubeysan ayaa ka socda magaalada Kismaayo ee gobolka Jubbada Hoose.

Dagaalkan ayaa billowday kaddib markii ciidammo ka tirsan kuwa maamulka KMG ah ee Jubba ay ku toogteen bartamaha magaalada nin hubeysan oo la diiday inuu qoriga dhigo,

taasoo sababtay in kooxo hubeysan oo ay isku hayb yihiin ay weerareen saldhigga. “Xaaladda magaaladu waa kacsan tahay, waxaana dagaal uu ka socdaa saldhigga booliiska Kismaayo,” ayay goobjoogayaal ku sugan Kismaayo u sheegeen HOL

. Goobjoogayaasha ayaa intaas ku daray in rasaasta dhacaysay ay tahay mid aad u culus, ciidammo fara badanna lagu soo daadiyay magaalada, inkastoo aan la sheegi karin xilligan khasaaraha dagaalkaas uu dhaliyay.

Mas’uuliyiinta maamulka Jubba weli kama aysan hadlin dagaalkan ay kooxaha hubeysan ku qaadeen saldhigga, iyadoo dagaalkan uu sababay inay joogsadaan isku socodka dadka iyo gaadiidka qaybo ka mid ah Kismaayo.(xgs-Hol).

Raasmedia.net

Webmaster@raasmedia.net

Info@raasmedia.net

COMMENTS

Linkiga Duran shirwa/youtube.

Falanqeyn-Shirkii Hiigsiga okt-2015 ee mugdisho-Tarsan Vs Eng-Yariisow.

Dareenka shacabka/masuuliyiinta xisbiga tayo

Barnaamijka Dhextaal.(Dhextaalka Rabadaanka)2014

Barn-Dhextaalka Ramadaanka ee 2017-Dhacdooyinkii Bisha Ramadaan.

DFS oo Qaadatey Taladii Shacabka Accounti Cusubna U furtey Ciidamada.

Barn-Gaar ah(Falanqeyn Sh Jabuuti Somalia Vs Somaliland)

Barn-Gaar ah(Falanqeyn Xukuumadii DFS ee CCC Sharmaarke oo lakala Direy)

Barnaamij Gaar ah Waraysi Amb. Mohamed A Affey

Madaxweyne Xassan shiikh Shalay iyo Maanta!!!

Barn-Dhextaalka Rabadaanka Doorashadii MDX Galmudug 04/07/15

Aaskii Marxuum(AUN)C/qaadir Xaaji Masale ee London 27/06/15.

Ii Dheh.



style="display:inline-block;width:320px;height:100px"
data-ad-client="ca-pub-8569827251521160"
data-ad-slot="9449382535">