Dhacdo Ugub ah-Gabar Baafinaysa Hooyadeed 27 sano kadib.

linkiga farhia Absie(Sheekooyin Xiiso leh iyo Qisooyin)

Xayiisiis- Matrix Hire-Ka Gaar hadii Shil kusoo gaaro Ood Joogto UK.

Wareysi Kooban Amb-Maxamed Cabdi Afeey iyo Shirkii Kismaanyo!!

Daawo- Munaasibadii Soo Dhaweynti Jaalliyada UK u Sameysey R/W Hore M C Farmaajo ee London oo Buuxda.

Waraysi Gaara oo Dhinacyo Badan Taabanaya Ra’iisal wasaarihii Hore ee Somalia M C Farmaajo.

Falanqeyn-Weerarkii Saxaafi Hotel iyo Baroordiiqdi Masuuliyinti ku Dhimatey.

Wareysi Shiino Iqyaar-Kooxda Waayaha Cusub

Wareysi-Wasiirad Fowsiyo yuusuf X Aaden

Wareysi Xildh-Fowsiyo Yuusuf X aaden Vs Monitory Group.

Barn-Gaar ah(Dhacdadii hargeysa ee Guriga F X Cali)

Tartankii Musharaxnimada madaxweynaha ee 2012(Waa Kuma Siyaasigu)?

Wareysi Gaar ah Guddoomiyaha Ucid Faysal Cali Waraabe

Wareysi Gaar ah oo Dhinacyo badan Taabanaya Xildh-Xusseen Carab Ciise.

Hambalyada iyo Salaamaha Ciida Hctv ee 2015.

xys-

Jawaari oo si rasmi ah ugu guuleystey doorashada guddoomiyaha baarlamaanka Markii Cid Dhaanta la waayey oo la tartantey.

35 Views

jawaari

Guddiga doorashada guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya ayaa si rasmi ah ugu dhowaaqay in uu ku guuleystay doorashada guddoomiyaha Baarlamaanka Proff; Maxamed Shiikh Cismaan Jawaari kadib markii uu helay codad gaaraya 141 cod.

Doorashada guddoomiyaha baarlamaanka oo ay ku tartameen afar musharax ayaa waxaa xildhibaan C/shiid Xiddig uu helay codad gaaraya 97 cod, musharax xildhibaan C/fataax Geesey oo helay 17 cod iyo Idiris Dhakhtar oo helay 2 cod halka ay 2 codna xumaatay, guud ahaan waxaa codeysay 259 xildhibaan.

Proff Maxamed Shiikh Cismaan Jawaari ayaa noqonaya mudanihii ugu horeeyay ee labo jeer oo isku xigta ku guuleysta xilka guddoomiyaha doorashada baarlamaanka.

Proff Jawaari ayaa lagu soo doortay magaalada Baydhabo doorashadii Aqalka Hoose waxaana aad loo aaminsan yahay in uu yahay nin ay isku dhow yihiin Madaxweynaha waqtigiisu dhamaaday ee Xasan Sheekh Maxamuud, balse Jawaari ayaa si cad u sheegay inaysan jirin cid uu wato ama cid wadata.

C/shiid Maxamed Xiddig ayaa u hambalyeeyay doorashada guddoomiyaha Baarlamaanka, waxana uu ugu baaqay xildhibaanada u codeeyay inay isku duubnaadaan oo ay taageeraan isbedel siyaasadeed lala yimaado.

Guddoomiyaha Baarlamaanka ee markale la doortay Proff Maxamed Shiikh Cismaan Jawaari oo hadlay doorashada kadib ayaa ku tilmaamay doorashada ka dhacday Muqdisho mid ay dhammaan shacabka Soomaaliyeed ay ku guuleysteen.

Halkan ka aqriso taariiqda Baarlamaanka Soomaaliya taariiqdisa kooban

Baarlamaankii ku meelgaarka ahaa ayaa waxaa 2000-2003dii Guddoomiye ka ahaa Cabdalle Deerow Isaaq.

2004-2007 waxaa guddoomiyaha baarlamaanka noqday Shariif Xasan Sheekh Aadan.

2007-2010 waxaa guddoomiye ahaa Shiikh Aadan Maxamed Nur.

2010-2012 waxaa gudoomiye markale noqday Shariif Xasan Sheekh Aadan.

    Daawo Saadaashii Xalay Barnaamijka dareenka Shacabka ka sameeyey Cida ku guulaysan karta Guddoonka baarlamanka .


Raasmedia.net

Webmaster@raasmedia.net

Info@raasmedia.net

COMMENTS

Linkiga Duran shirwa/youtube.

Mudaharaadkii Looga Soo Horjeeday Duqeynta Ciidamada Kenya C-Cadde ee London.

Falanqeyn-Shirkii Hiigsiga okt-2015 ee mugdisho-Tarsan Vs Eng-Yariisow.

Dareenka shacabka/masuuliyiinta xisbiga tayo

Barnaamijka Dhextaal.(Dhextaalka Rabadaanka)

Barn-Gaar ah Wareysi Xildhibaan Nuur Faarax Jaamac+Hctv

Barn-Gaar ah(Falanqeyn Sh Jabuuti Somalia Vs Somaliland)

Barn-Gaar ah(Falanqeyn Xukuumadii DFS ee CCC Sharmaarke oo lakala Direy)

Barn-Gaar ah Xukuumadii 2aad oo bil Gudaheed uu magacaabo CCC Sharmarke

Madaxweyne Xassan shiikh Shalay iyo Maanta!!!

Barn-Dhextaalka Rabadaanka Doorashadii MDX Galmudug 04/07/15

Aaskii Marxuum(AUN)C/qaadir Xaaji Masale ee London 27/06/15.

Ii Dheh.



style="display:inline-block;width:320px;height:100px"
data-ad-client="ca-pub-8569827251521160"
data-ad-slot="9449382535">