Dhacdo Ugub ah-Gabar Baafinaysa Hooyadeed 27 sano kadib.

Barnaamij Gaar ah Talo iyo Taageero MDX Farmaajo

Wareysi gaar ah Guddoomiyaha Maxkamada sare ee S-land Aaden Xaaji Cali.

Wareysi Kooban Amb-Maxamed Cabdi Afeey iyo Shirkii Kismaanyo!!

Daawo- Munaasibadii Soo Dhaweynti Jaalliyada UK u Sameysey R/W Hore M C Farmaajo ee London oo Buuxda.

Waraysi Gaara oo Dhinacyo Badan Taabanaya Ra’iisal wasaarihii Hore ee Somalia M C Farmaajo.

Falanqeyn-Weerarkii Saxaafi Hotel iyo Baroordiiqdi Masuuliyinti ku Dhimatey.

Wareysi Shiino Iqyaar-Kooxda Waayaha Cusub

Wareysi-Wasiirad Fowsiyo yuusuf X Aaden

Wareysi Xildh-Fowsiyo Yuusuf X aaden Vs Monitory Group.

Barn-Gaar ah(Dhacdadii hargeysa ee Guriga F X Cali)

Tartankii Musharaxnimada madaxweynaha ee 2012(Waa Kuma Siyaasigu)?

Wareysi Gaar ah Guddoomiyaha Ucid Faysal Cali Waraabe

Wareysi Gaar ah oo Dhinacyo badan Taabanaya Xildh-Xusseen Carab Ciise.

Hambalyada iyo Salaamaha Ciida Hctv ee 2015.

Barnaamij Gaar ah wareysi Wasiir/kuxigeen A-D ee Somaliland Keyse 2017

xys-

Khudbadaha musharaxiinta Madaxweynaha Hirshabelle oo maanta bilaabanaysa.

59 Views

Hir

Khudbadaha ay jeedinayaan Musharaxiinta doorashada Madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabelle ayaa saaka si rasmi ah ugaga bilaabanaysa Xarunta Baarlamaanka magaalada Jowhar iyadoo gelinkii dambe ee shalay la siiyay siddeed musharax shahaadooyinka musharaxnimo.

Xildhibaanada baarlamaanka ayaa lagu wargeliyay xalay inay soo xaadiraan hoolka baarlamaanka iyadoo qudbada ugu horeyso uu jeedin doono Musharax Cabdi Faarax Laqanyo Musharaxiinta u tartamaysa doorashada Madaxweynaha Hirshabelle ayaa waxaa ay kala yihiin:-

 

  • Cabdi Faarax Sharaawe Laqanyo.

  • Cabdikariin Cali Nuur.

  • Daahir Cabdulle

  • Maxamed Cabdi Waare.

  • Yuusuf Maxamuud Hagar (Dabdageed).

  • Cabdinaasir Shirwac Maxamed.

  • Maxamed Caruush Diirow iyo

  • Cabdiraxmaan Xuseen Caddow.

Munaasabad kooban oo ka dhacday gelinkii dambe ee shalay xarunta guddiga doorashada madaxweynaha Hirshabelle ayaa lagu guddoonsiiyay musharaxiinta shahaadooyin musharaxnimo kadib markii ay soo dhameystireen dhammaan shuruudaha musharraxnimo.

Musharax Cabdi Faarax Laqanyo oo kamid ah musharaxiinta ayaa u mahadceliyay guddiga doorashada Madaxweynaha Hirshabelle,waxana uu ku ammaanay Guddiga dadaalka ay sameeyeen mudada gaaban ee loo diyaargaroobayay doorashada Madaxweynaha Hirshabelle.

Udiyaar garowga doorashooyinka ayaa ku socdo si lixaad leh ayada oo laga dareemayo guuxa siyaasadeed iyo ololaha kama dambeynta ah ee doorashada magaalada Jowhar. Inta badan musharraxiinta xilka madaxweynenimo ayaa ku sugan magaalada Jowhar. Illaa siddeed musharrax ayaa la xaqiijiyay in ay ka qeyb qaadan doonan doorashada oo dhici doonta 16ka bishan September oo ku aadan Sabtida soo socota.

Guud ahaan abaabulka ololaha ay wadaan musharraxiinta ayaa lixaadsaday maalmihii tagay kadib marka ay musharraxiintu soo bandhigeen farsamo-ololeed cusub oo ay ka mid tahay xayeysiin dibadeedka, isticmaalka  warbaahinta iyo shirarka oo ay sare ugu qaadayaan xiriirka shacabka iyo xubnaha golaha sharci dejinta.

Doorashadan ayaa imanaysaa kadib markii horaantii bishii la soo dhaafay ay xildhibaanada baarlamaanka Hirshabelle ay kalsoonidii kala laabteen Madaxweynihii hore Cali Cabdulaahi Cosoble.



Raasmedia.net

Webmaster@raasmedia.net

Info@raasmedia.net

COMMENTS

Linkiga Duran shirwa/youtube.

Falanqeyn-Shirkii Hiigsiga okt-2015 ee mugdisho-Tarsan Vs Eng-Yariisow.

Dareenka shacabka/masuuliyiinta xisbiga tayo

Barnaamijka Dhextaal.(Dhextaalka Rabadaanka)2014

Barn-Dhextaalka Ramadaanka ee 2017-Dhacdooyinkii Bisha Ramadaan.

DFS oo Qaadatey Taladii Shacabka Accounti Cusubna U furtey Ciidamada.

Barn-Gaar ah(Falanqeyn Sh Jabuuti Somalia Vs Somaliland)

Barn-Gaar ah(Falanqeyn Xukuumadii DFS ee CCC Sharmaarke oo lakala Direy)

Barnaamij Gaar ah Waraysi Amb. Mohamed A Affey

Madaxweyne Xassan shiikh Shalay iyo Maanta!!!

Barn-Dhextaalka Rabadaanka Doorashadii MDX Galmudug 04/07/15

Aaskii Marxuum(AUN)C/qaadir Xaaji Masale ee London 27/06/15.

Ii Dheh.



style="display:inline-block;width:320px;height:100px"
data-ad-client="ca-pub-8569827251521160"
data-ad-slot="9449382535">