Dhacdo Ugub ah-Gabar Baafinaysa Hooyadeed 27 sano kadib.

Barnaamij Gaar ah Talo iyo Taageero MDX Farmaajo

Wareysi gaar ah Guddoomiyaha Maxkamada sare ee S-land Aaden Xaaji Cali.

Wareysi Kooban Amb-Maxamed Cabdi Afeey iyo Shirkii Kismaanyo!!

Daawo- Munaasibadii Soo Dhaweynti Jaalliyada UK u Sameysey R/W Hore M C Farmaajo ee London oo Buuxda.

Waraysi Gaara oo Dhinacyo Badan Taabanaya Ra’iisal wasaarihii Hore ee Somalia M C Farmaajo.

Falanqeyn-Weerarkii Saxaafi Hotel iyo Baroordiiqdi Masuuliyinti ku Dhimatey.

Wareysi Shiino Iqyaar-Kooxda Waayaha Cusub

Wareysi-Wasiirad Fowsiyo yuusuf X Aaden

Wareysi Xildh-Fowsiyo Yuusuf X aaden Vs Monitory Group.

Barn-Gaar ah(Dhacdadii hargeysa ee Guriga F X Cali)

Tartankii Musharaxnimada madaxweynaha ee 2012(Waa Kuma Siyaasigu)?

Wareysi Gaar ah Guddoomiyaha Ucid Faysal Cali Waraabe

Wareysi Gaar ah oo Dhinacyo badan Taabanaya Xildh-Xusseen Carab Ciise.

Hambalyada iyo Salaamaha Ciida Hctv ee 2015.

Barnaamij Gaar ah wareysi Wasiir/kuxigeen A-D ee Somaliland Keyse 2017

xys-

Maamulka Gobolka Gedo oo sheegay in dagaalamayaal iyo Saraakiil ka tirsan Al-Shabaab ay soo galeen Gedo.

201 Views

ciidamo-badan-shabaab-100x70

Maamulka Gobolka Gedo ayaa xaqiijiyay in dagaalamayaal ka tirsan Al-Shabaab oo ay wehliyaan Saraakiil sar sare ay gudaha u soo galeen qeybo ka mid ah Gobolka Gedo, iyadoo culeys soo saaray deegaano ka tirsan Garbahaarey.

Guddoomiye kuxigeenka Gobolka Gedo ee dhanka Amniga Cusmaan Nuur Xaaji ayaa sheegay in dagaalyahano fara badan oo ka tirsan Shabaab oo ka yimid Jubbooyinka ay soo galeen deegaano ka tirsan Gedo.

“Dagaalyahano Shabaab ah ayaa meelo badan oo Gobolka Gedo ka mid ah soo galay, oo ay wehliyaan madaxdooda, waxaa deegaanada soo galeen ka mid ah Ceel Cadde, Kabis, Caracas, Golweyn iyo meelo kale oo ku dhow Garbahaarey”ayuu yiri Guddoomiye kuxigeenka Gedo oo wareysi siiyay Idaacada Kulmiye

Waxaa uu sheegay inay ka war heleen in saraakiisha soo gaaray deegaano ka mid ah Gedo uu ku jiro Hoggaamiyaha Al-Shabaab Axmed Diiriye.

Guddoomiye kuxigeenka Gedo ayaa sheegay in culeyska ay Al-Shabaab soo saareen Gobolka la wadaageen Dowladda Soomaaliya iyo Ciidamada taageera.

Dhowrkii todobaad ee u dambeeyay ayaa waxaa isa soo tarayay warar sheegaya in dagaalamayaal ka tirsan Al-Shabaab ay soo galeen qeybo ka mid ah Gobolka Gedo, iyagoo ka soo baxsanaya duqeymaha iyo weerarada Diyaaradaha Mareykanka ka fuliyaan Gobolada Jubbooyinka iyo Shabeellaha Hoose.(jwhrn)

Raasmedia.net

Webmaster@raasmedia.net

COMMENTS

Linkiga Duran shirwa/youtube.

Falanqeyn-Shirkii Hiigsiga okt-2015 ee mugdisho-Tarsan Vs Eng-Yariisow.

Dareenka shacabka/masuuliyiinta xisbiga tayo

Barnaamijka Dhextaal.(Dhextaalka Rabadaanka)2014

Barn-Dhextaalka Ramadaanka ee 2017-Dhacdooyinkii Bisha Ramadaan.

DFS oo Qaadatey Taladii Shacabka Accounti Cusubna U furtey Ciidamada.

Barn-Gaar ah(Falanqeyn Sh Jabuuti Somalia Vs Somaliland)

Barn-Gaar ah(Falanqeyn Xukuumadii DFS ee CCC Sharmaarke oo lakala Direy)

Barnaamij Gaar ah Waraysi Amb. Mohamed A Affey

Madaxweyne Xassan shiikh Shalay iyo Maanta!!!

Barn-Dhextaalka Rabadaanka Doorashadii MDX Galmudug 04/07/15

Aaskii Marxuum(AUN)C/qaadir Xaaji Masale ee London 27/06/15.

Ii Dheh.



style="display:inline-block;width:320px;height:100px"
data-ad-client="ca-pub-8569827251521160"
data-ad-slot="9449382535">