Dhacdo Ugub ah-Gabar Baafinaysa Hooyadeed 27 sano kadib.

Barnaamij Gaar ah Talo iyo Taageero MDX Farmaajo

Wareysi gaar ah Guddoomiyaha Maxkamada sare ee S-land Aaden Xaaji Cali.

Wareysi Kooban Amb-Maxamed Cabdi Afeey iyo Shirkii Kismaanyo!!

Daawo- Munaasibadii Soo Dhaweynti Jaalliyada UK u Sameysey R/W Hore M C Farmaajo ee London oo Buuxda.

Waraysi Gaara oo Dhinacyo Badan Taabanaya Ra’iisal wasaarihii Hore ee Somalia M C Farmaajo.

Falanqeyn-Weerarkii Saxaafi Hotel iyo Baroordiiqdi Masuuliyinti ku Dhimatey.

Wareysi Shiino Iqyaar-Kooxda Waayaha Cusub

Wareysi-Wasiirad Fowsiyo yuusuf X Aaden

Wareysi Xildh-Fowsiyo Yuusuf X aaden Vs Monitory Group.

Barn-Gaar ah(Dhacdadii hargeysa ee Guriga F X Cali)

Tartankii Musharaxnimada madaxweynaha ee 2012(Waa Kuma Siyaasigu)?

Wareysi Gaar ah Guddoomiyaha Ucid Faysal Cali Waraabe

Wareysi Gaar ah oo Dhinacyo badan Taabanaya Xildh-Xusseen Carab Ciise.

Hambalyada iyo Salaamaha Ciida Hctv ee 2015.

Barnaamij Gaar ah wareysi Wasiir/kuxigeen A-D ee Somaliland Keyse 2017

xys-

Madaxweyne Farmajo oo diiday $80m si uu xiriirka ugu jaro dalka Qadar.

237 Views

 

farta-280x175

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed CabdulahI Farmaajo ayaa diiday lacag gaareysa $80m taasoo ahayd in uu oggolaado in xiriirka uu u jaro wadanka  Qadar sida ay daabacday New Khalij iyadoo ka soo xigatay saxafi caan ah.

Warbaahin badan ayaa qortay in uu jirey cadaadis xoog leh oo ay boqortoyada Sacudi Carabiya saartay dowlada Soomaaliya si ay ugaga laabato go’aankii hore ee ay dhexdhexaad ugaga noqotay arrimaha Khalijka.

“Muddo labo saacadood ah ayaa kulan albaabada u xirnaa lala yeeshay Madaxweyne Farmajo balse wuu diiday isku day walba,”ayuu yiri weriye  Jaber Al-Harimi.

Sidoo kale wararka ayaa tilmaamaya in Sacudi Carabiya  ay ku hanjabtay in ay dhaqaalaha gargaarka ah ay ka goosanayso dowlada Soomaaliya, sidoo kalana ay Wasiiro dowlada Soomaaliya ka socda ay dib uga soo laabteen wadanka Sacudi Carabiya kadib markii dib loo dhigey inay la kulmaan dhiggooda.

 

AQRISO JARAA,IDKA CAALAMKA IYO MIDKA BARIGA DHAXE OO ARINTAAS BAAHIYEY.

 

Ilo ku dhow dhow Muqdisho iyo Abu Dhabi oo  diiday in la shaaciyo ayaa u sheegay New Khalij in madaxda Imaaraadka Carabta gaar ahaan Amiirka leh dhaxalka Abu Dhabi, Mohammed Bin Zayed, inuu doonayay in uu kursiga ku sii  waaro Madaxweynihii hore Xasan Sheekh Maxamuud iyadoo heshiis badan uu la galay Imaaraadka Carabta kuwaasoo ay ka mid yihiin maamulida dekedo ku yaal dalka Soomaaliya taasoo Imaaraadka u sahlaya in ganacsi ay dunida kula yeelato.

Hase ahaatee, Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Farmajo ayaa qorsheynaya in dowladiisu ay diido qaar ka mid ah heshiisyadaa isagoo aaminsan inay yihiin kuwo sharci darro ah.

Dowlada Soomaaliya ayaa la aaminsan yahay in illaa iyo hadda  ay dhexdhexaad ka tahay khilaafka ka jira  Khaliijka balse diyaaraha laga leeyahay wadanka Qadar ayaa ku sameeyay hawada Soomaaliya illaa iyo 15 duulimaad maalintii ugu horeysay ee ay qaar kamid ah wadamada Khaliijka ay xiriirka u jareen wadankaas sida laga soo xigtay wakaalada wararka  AP.

Raasmedia.net

Webmaster@raasmedia.net

Info@raasmedia.net

COMMENTS

Linkiga Duran shirwa/youtube.

Falanqeyn-Shirkii Hiigsiga okt-2015 ee mugdisho-Tarsan Vs Eng-Yariisow.

Dareenka shacabka/masuuliyiinta xisbiga tayo

Barnaamijka Dhextaal.(Dhextaalka Rabadaanka)2014

Barn-Dhextaalka Ramadaanka ee 2017-Dhacdooyinkii Bisha Ramadaan.

DFS oo Qaadatey Taladii Shacabka Accounti Cusubna U furtey Ciidamada.

Barn-Gaar ah(Falanqeyn Sh Jabuuti Somalia Vs Somaliland)

Barn-Gaar ah(Falanqeyn Xukuumadii DFS ee CCC Sharmaarke oo lakala Direy)

Barnaamij Gaar ah Waraysi Amb. Mohamed A Affey

Madaxweyne Xassan shiikh Shalay iyo Maanta!!!

Barn-Dhextaalka Rabadaanka Doorashadii MDX Galmudug 04/07/15

Aaskii Marxuum(AUN)C/qaadir Xaaji Masale ee London 27/06/15.

Ii Dheh.



style="display:inline-block;width:320px;height:100px"
data-ad-client="ca-pub-8569827251521160"
data-ad-slot="9449382535">