Dhacdo Ugub ah-Gabar Baafinaysa Hooyadeed 27 sano kadib.

Barnaamij Gaar ah Talo iyo Taageero MDX Farmaajo

Wareysi gaar ah Guddoomiyaha Maxkamada sare ee S-land Aaden Xaaji Cali.

Wareysi Kooban Amb-Maxamed Cabdi Afeey iyo Shirkii Kismaanyo!!

Daawo- Munaasibadii Soo Dhaweynti Jaalliyada UK u Sameysey R/W Hore M C Farmaajo ee London oo Buuxda.

Waraysi Gaara oo Dhinacyo Badan Taabanaya Ra’iisal wasaarihii Hore ee Somalia M C Farmaajo.

Falanqeyn-Weerarkii Saxaafi Hotel iyo Baroordiiqdi Masuuliyinti ku Dhimatey.

Wareysi Shiino Iqyaar-Kooxda Waayaha Cusub

Wareysi-Wasiirad Fowsiyo yuusuf X Aaden

Wareysi Xildh-Fowsiyo Yuusuf X aaden Vs Monitory Group.

Barn-Gaar ah(Dhacdadii hargeysa ee Guriga F X Cali)

Tartankii Musharaxnimada madaxweynaha ee 2012(Waa Kuma Siyaasigu)?

Wareysi Gaar ah Guddoomiyaha Ucid Faysal Cali Waraabe

Wareysi Gaar ah oo Dhinacyo badan Taabanaya Xildh-Xusseen Carab Ciise.

Hambalyada iyo Salaamaha Ciida Hctv ee 2015.

Barnaamij Gaar ah wareysi Wasiir/kuxigeen A-D ee Somaliland Keyse 2017

xys-

Madaxweyne Gaas iyo Wafdi uu Horkacyao oo u Dhoofay Dalka Imaaraadka.Waxaana laga yaabaa inuu uga soo gudbo Ingariiska.

259 Views

aas-150x150

Wafdi uu hoggaaminayo Madaxweynaha Puntland, C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa saaka ka duulay garoonka diyaaradaha ee magaalada Boosaaso ayaa u dhoofay dalka Imaaraadka Carabta.

 

Wefdiga Madaxweyne Gaas waxaa kamid ahaa Wasiirka Ganacsiga iyo Wershedaha, Wasiiru-dowlaha Madaxtooyada iyo Xiriirka Caalamiga ah, Guddo omiye ku-xigeenka Baarlammaanka iyo weliba saraakiil kale oo ka tirsan madaxtooyada.

Madaxweynaha oo garoonka si kooban warbaahinta ugula hadlay, ayaa sheegay in ujeedada safarka isaga iyo wafdiga uu horkacayaa ay tahay sidii loo adkeyn lahaa xiriirka ka dhexeeya labada dhinac [Puntland iyo Imaaraadka Carabta].

“Waxaan u amababaxayaa wadanka isutaga imaaraadka carabta oo aanu ka helnay martiqaad rasmi ah aniga iyo xubno katirsan dowlada, socdaalkuna waxa uu la xiriira sidii aanu u adkayn lahayn xiriirka noo dhaxeeya’’ Madaxweynaha ayaa sidaas war-fidiyeenaka u sheegay.

Dhan kale, wuxuu ka hadlay xaaladda gobolka Sool iyo la wareegidii ciidanka Somaliland ee degmada Taleex, isagoo arrintaas ku tilmaamay daandaasi qaawan sheegayna in hadda wixii ka dambeeya Puntland aysan u dulqaadin doonin falalka caynkaas ah deegaanadeedana ay difaaci doonto.

Isagoo taas ka hadlayey wuxuu yiri: “dagaalkii qaawanaa ee Maamulka Soomaaliland uu ku soo qaaday degmada Taleex kuna laayey dad ka kuwa kalena ku barakiciyey waa wax aan loo dulqaadan Karin”

Booqashada Madaxweynaha Puntland ee dalka Imaaraadka Carabta ayaa qaadan doonta muddo shan maalmood ah. Xiriirka Puntland iyo Imaaraadka Carabta ayaa  dhowrkii sano ee ugu dambeeyey ahaa mid aad u wanaagsan, waxaana xusid mudan in Dowladda Imaaraadku ay dhaqaale ahaan iyo farsamo ahaanba u taageerto ciidamada badda ee Puntland oo xaruntooda ugu weyni ay magaalada Boosaaso tahay.

Waxaana la sheegayaa safarka madaxweyne C/weli uu ku tagayo dalka Emarates inuu uga soo gudbo booqashana uu ku yimaado dalka Ingariiska.

Raasmedia.net

Webmaster@raasmedia.net

Info@raasmedia.net

COMMENTS

Linkiga Duran shirwa/youtube.

Falanqeyn-Shirkii Hiigsiga okt-2015 ee mugdisho-Tarsan Vs Eng-Yariisow.

Dareenka shacabka/masuuliyiinta xisbiga tayo

Barnaamijka Dhextaal.(Dhextaalka Rabadaanka)2014

Barn-Dhextaalka Ramadaanka ee 2017-Dhacdooyinkii Bisha Ramadaan.

DFS oo Qaadatey Taladii Shacabka Accounti Cusubna U furtey Ciidamada.

Barn-Gaar ah(Falanqeyn Sh Jabuuti Somalia Vs Somaliland)

Barn-Gaar ah(Falanqeyn Xukuumadii DFS ee CCC Sharmaarke oo lakala Direy)

Barnaamij Gaar ah Waraysi Amb. Mohamed A Affey

Madaxweyne Xassan shiikh Shalay iyo Maanta!!!

Barn-Dhextaalka Rabadaanka Doorashadii MDX Galmudug 04/07/15

Aaskii Marxuum(AUN)C/qaadir Xaaji Masale ee London 27/06/15.

Ii Dheh.



style="display:inline-block;width:320px;height:100px"
data-ad-client="ca-pub-8569827251521160"
data-ad-slot="9449382535">