Dhacdo Ugub ah-Gabar Baafinaysa Hooyadeed 27 sano kadib.

Barnaamij Gaar ah Talo iyo Taageero MDX Farmaajo

Wareysi gaar ah Guddoomiyaha Maxkamada sare ee S-land Aaden Xaaji Cali.

Wareysi Kooban Amb-Maxamed Cabdi Afeey iyo Shirkii Kismaanyo!!

Daawo- Munaasibadii Soo Dhaweynti Jaalliyada UK u Sameysey R/W Hore M C Farmaajo ee London oo Buuxda.

Waraysi Gaara oo Dhinacyo Badan Taabanaya Ra’iisal wasaarihii Hore ee Somalia M C Farmaajo.

Falanqeyn-Weerarkii Saxaafi Hotel iyo Baroordiiqdi Masuuliyinti ku Dhimatey.

Wareysi Shiino Iqyaar-Kooxda Waayaha Cusub

Wareysi-Wasiirad Fowsiyo yuusuf X Aaden

Wareysi Xildh-Fowsiyo Yuusuf X aaden Vs Monitory Group.

Barn-Gaar ah(Dhacdadii hargeysa ee Guriga F X Cali)

Tartankii Musharaxnimada madaxweynaha ee 2012(Waa Kuma Siyaasigu)?

Wareysi Gaar ah Guddoomiyaha Ucid Faysal Cali Waraabe

Wareysi Gaar ah oo Dhinacyo badan Taabanaya Xildh-Xusseen Carab Ciise.

Hambalyada iyo Salaamaha Ciida Hctv ee 2015.

Barnaamij Gaar ah wareysi Wasiir/kuxigeen A-D ee Somaliland Keyse 2017

xys-

Madaxweyne Siilaanyo Oo Bahda Saxaafada Iyo Qoraalkaba Ka Tacsiyadeedyey Geerida Ku Timi Marxuun M.M.Kastam.

263 Views

10414393_652581004817087_920797921467967447_nMadaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland, Mudane, Axmed Maxamed Silaanyo, Waxa Uu Tacsi U Dirayaa Bahda Saxaafada Somaliland Iyo Bahda Qorayaasha, Qoyskii, Eheladii, Qaraabadii, Asxaabtii Iyo Shacbiga Somaliland Isaga Oo Ka Tacsiyadaynaaya Geerida Ku Timid Alle Ha U Naxariistee Marxuum Maxamed Maxamuud Kastam (M.M Kastam) Oo Ku Geeriyooday 11.06.2014 Caawa Hargeysa. Marxuumka Oo Ka Mid Ahaa Aas-Aasayaashii Dhidibada U Taagay Saxaafada Somaliland, Kana Mid Ahaa Dadka Fara-Ku Tiriska Ah Ee Alle Hibada U Siiyey Qoraalka Mar Walbana Wax Ka Qori-Jiray Hadba Wixii Taagaan, Waxa Uu Ka Soo Shaqeeyey Wargeys-Yada Iyo Television-Nada Dalka Intooda Badan Wuxuu Indhaha U Jeexay Da’a Yarta Saxaafada Maanta Ku Shaqaysa Intooda Badan Oo Uu Tusaale U Ahaa. Madaxweynuhu Waxa Uu Marxuumka Alle Uga Baryayaa Inuu Naxariistii Janno Ka Waraabiyo, Bahda Saxaafada, Iyo Qorayaasha, Qoyskii, Eheladii, Qaraabadii, Asxaabtii Iyo Shacbiga Reer Somaliland Ee Uu Ka Baxayna Samir Iyo Imaan Saadiqa Ka Siiyo. In-Naa Lillaahi Wa In-Naa Ilayhi Raajicuun Axmed Saleebaan Maxamed (Dhuxul) Af-Hayeenka Madaxtooyada Jsl.

COMMENTS

Linkiga Duran shirwa/youtube.

Falanqeyn-Shirkii Hiigsiga okt-2015 ee mugdisho-Tarsan Vs Eng-Yariisow.

Dareenka shacabka/masuuliyiinta xisbiga tayo

Barnaamijka Dhextaal.(Dhextaalka Rabadaanka)2014

Barn-Dhextaalka Ramadaanka ee 2017-Dhacdooyinkii Bisha Ramadaan.

DFS oo Qaadatey Taladii Shacabka Accounti Cusubna U furtey Ciidamada.

Barn-Gaar ah(Falanqeyn Sh Jabuuti Somalia Vs Somaliland)

Barn-Gaar ah(Falanqeyn Xukuumadii DFS ee CCC Sharmaarke oo lakala Direy)

Barnaamij Gaar ah Waraysi Amb. Mohamed A Affey

Madaxweyne Xassan shiikh Shalay iyo Maanta!!!

Barn-Dhextaalka Rabadaanka Doorashadii MDX Galmudug 04/07/15

Aaskii Marxuum(AUN)C/qaadir Xaaji Masale ee London 27/06/15.

Ii Dheh.



style="display:inline-block;width:320px;height:100px"
data-ad-client="ca-pub-8569827251521160"
data-ad-slot="9449382535">