Dhacdo Ugub ah-Gabar Baafinaysa Hooyadeed 27 sano kadib.

Barnaamij Gaar ah Talo iyo Taageero MDX Farmaajo

Wareysi gaar ah Guddoomiyaha Maxkamada sare ee S-land Aaden Xaaji Cali.

Wareysi Kooban Amb-Maxamed Cabdi Afeey iyo Shirkii Kismaanyo!!

Daawo- Munaasibadii Soo Dhaweynti Jaalliyada UK u Sameysey R/W Hore M C Farmaajo ee London oo Buuxda.

Waraysi Gaara oo Dhinacyo Badan Taabanaya Ra’iisal wasaarihii Hore ee Somalia M C Farmaajo.

Falanqeyn-Weerarkii Saxaafi Hotel iyo Baroordiiqdi Masuuliyinti ku Dhimatey.

Wareysi Shiino Iqyaar-Kooxda Waayaha Cusub

Wareysi-Wasiirad Fowsiyo yuusuf X Aaden

Wareysi Xildh-Fowsiyo Yuusuf X aaden Vs Monitory Group.

Barn-Gaar ah(Dhacdadii hargeysa ee Guriga F X Cali)

Tartankii Musharaxnimada madaxweynaha ee 2012(Waa Kuma Siyaasigu)?

Wareysi Gaar ah Guddoomiyaha Ucid Faysal Cali Waraabe

Wareysi Gaar ah oo Dhinacyo badan Taabanaya Xildh-Xusseen Carab Ciise.

Hambalyada iyo Salaamaha Ciida Hctv ee 2015.

Barnaamij Gaar ah wareysi Wasiir/kuxigeen A-D ee Somaliland Keyse 2017

xys-

Madaxweyne Waare oo walwal ka muujiyay dagaallada ciidamada dowladda iyo Al-shabaab.

177 Views

waa

Madaxweynaha maamul gobolleedka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa walwal ka muujiyay dagaallada ka bilaawday qeybo ka mid ah gobollada dalka gaar ahaan gobolka Shabeellaha dhexe oo uu ka arimiyo maamulka uu madaxweynaha ka yahay.

Madaxweyne Waare ayaa muujiyay in maamulkiisa wax watashi ah lagala sameyn dagaallada ka socda deegaanno hoostaga degmada Balcad gaar ahaan deegaanka lagu magacaabo Basra oo dagaallo culus ciidamada dowladda kula galleen Al-shabaab.

‘’Inkastoo ciidamadu ay ku shaqeynayaan Amarkii madaxweyne Farmaajo oo dagaalka Iclaamiyay, haddana dagaalku wuxuu u baahan yahay wadatashi iyo in hal fikir laga wada qaato, sidda ay hadda dagaalladu ku socdaan gaar ahaan deegaanka Basra runtii Annaga ka maamul ahaan waxaan ka qabnaa walwal aad u weyn, waxaanan jeclaan laheyn in tallada dib loogu noqdo, ayuu yiri’’ madaxweynaha maamulka Hirshabeelle.

Waare ayaa intaa ku darray in haddii aan arrintaa leysaga iman oo wadatashi laga yeellan ay ka dhalan karaan dagaallada hadda socda dhibaatooyin faro badan.

Diyaarado dagaal ayaa dhawaan lagu waramayaa in ay duqeyn ka geysteen qeybo ka mid ah gobolka Shabeellaha dhexe, waxaana la sheegay in duqeyntaa lagu bartilmaameedsaday Al-shabaab.

Inkastoo qabiirada ciidamada ay isku raacsan yahiin in hadii xaalad dagaal lagu jiro aanay Suuragal ahayn in Cid walba ogaato ama lagala tashado xogaha dagaalka taasoo dhici karta in Sir dagaal baxdo,waxaana intaas sii dheer in dagaalka soomaaliya ka socda aanu ahayn Cadow dibada dalka uga soo duuley oo ay yahiin Isla Soomaali dadkuna isku wada Xiran yahiin, Iskusoo wada duuboo inastoo madaxda sare iyo maamuladu ay wanaagsan tahay in xiliyada qaarkood wada tashi yeeshaan hadana waa iska Caadi in xogta dagaal ee ciidamada aanay Cid walba ogaan..

Raasmedia.net

webmaster@raasmedia.net

Info@raasmedia.net

COMMENTS

Linkiga Duran shirwa/youtube.

Falanqeyn-Shirkii Hiigsiga okt-2015 ee mugdisho-Tarsan Vs Eng-Yariisow.

Dareenka shacabka/masuuliyiinta xisbiga tayo

Barnaamijka Dhextaal.(Dhextaalka Rabadaanka)2014

Barn-Dhextaalka Ramadaanka ee 2017-Dhacdooyinkii Bisha Ramadaan.

DFS oo Qaadatey Taladii Shacabka Accounti Cusubna U furtey Ciidamada.

Barn-Gaar ah(Falanqeyn Sh Jabuuti Somalia Vs Somaliland)

Barn-Gaar ah(Falanqeyn Xukuumadii DFS ee CCC Sharmaarke oo lakala Direy)

Barnaamij Gaar ah Waraysi Amb. Mohamed A Affey

Madaxweyne Xassan shiikh Shalay iyo Maanta!!!

Barn-Dhextaalka Rabadaanka Doorashadii MDX Galmudug 04/07/15

Aaskii Marxuum(AUN)C/qaadir Xaaji Masale ee London 27/06/15.

Ii Dheh.



style="display:inline-block;width:320px;height:100px"
data-ad-client="ca-pub-8569827251521160"
data-ad-slot="9449382535">