Dhacdo Ugub ah-Gabar Baafinaysa Hooyadeed 27 sano kadib.

Barnaamij Gaar ah Talo iyo Taageero MDX Farmaajo

Wareysi gaar ah Guddoomiyaha Maxkamada sare ee S-land Aaden Xaaji Cali.

Wareysi Kooban Amb-Maxamed Cabdi Afeey iyo Shirkii Kismaanyo!!

Daawo- Munaasibadii Soo Dhaweynti Jaalliyada UK u Sameysey R/W Hore M C Farmaajo ee London oo Buuxda.

Waraysi Gaara oo Dhinacyo Badan Taabanaya Ra’iisal wasaarihii Hore ee Somalia M C Farmaajo.

Falanqeyn-Weerarkii Saxaafi Hotel iyo Baroordiiqdi Masuuliyinti ku Dhimatey.

Wareysi Shiino Iqyaar-Kooxda Waayaha Cusub

Wareysi-Wasiirad Fowsiyo yuusuf X Aaden

Wareysi Xildh-Fowsiyo Yuusuf X aaden Vs Monitory Group.

Barn-Gaar ah(Dhacdadii hargeysa ee Guriga F X Cali)

Tartankii Musharaxnimada madaxweynaha ee 2012(Waa Kuma Siyaasigu)?

Wareysi Gaar ah Guddoomiyaha Ucid Faysal Cali Waraabe

Wareysi Gaar ah oo Dhinacyo badan Taabanaya Xildh-Xusseen Carab Ciise.

Hambalyada iyo Salaamaha Ciida Hctv ee 2015.

Barnaamij Gaar ah wareysi Wasiir/kuxigeen A-D ee Somaliland Keyse 2017

xys-

Mareykanka oo mar kale shaaciyey in dhalinyaro Soomaaliyeed oo Dalkiisa ka tagtey ay ku biireen Dagaalamayaasha Syria.

243 Views

images

Hay’adda FBI,da Maraykanka ayaa  mar kale sheegtay in in ka badan 10 dhalinyaro Soomaali ah oo Maraykanka ku noolaa inay u safreen wadanka Syria iyaguu ku biiray kooxaha u dagaalama Al-Qacidada dagaalka kula jirta dawlada Syria ee uu hogaamiyo M/weyne Bishar Al-Asad.

Afhayeenka xafiiska FBI,du ku leedahay Minneapolis Kyle Loven, ayaa sheegay inay hayaan xog ku saabsan in illaa iyo 15 ruux  oo Soomaali ah  ay bilihii lasoo dhaafay ka tageen wadanka Maraykanka ayagoo aaday dalka Turkiga kadibna ay uga sii gudbeen dhanka dalka Syria ayagoo ku biiray ururka Al-Qacida qeybta ka dagaalanta Syria iyo Ciraaq.

Kyle Loven, waxaa uu xusay in xogta ay hayaan ay sheegeyso in dhalinyarada Soomaali Maraykanka ah ee Al-Qacida ku biiray ay haddaba dagaal ku jiraan ayagoo ka bar bar safan dagaalamayaasha Al-Qacida ee doonaya inay xoog xukunka uga tuuraan dawlada Syria.

Sargaalkaan FBI,da Maraykanka u hadlay waxaa uu hadalkiisa ku sheegay inay hadda wadaa baaris ay ku doonayaan inay ku ogaadaan cidda dhalinyarada Soomaaliyeed ku dhiiri galisa ku biiritaanka ururada Al-Qacida ku xiran ee haddana safarada u fududeysa.

Sanadihii 2007, 2008 illaa 2009 illaa labatameeyo dhalinyaro Soomaali ah ayaa la sheegaa inay inta Maraykanka kasoo tageen ay ku biiraan Xarakadda Al-Shabab oo ay dagaalameen qaarna meelo ka mid ah Soomaaliya ayay isku qarxiyeen.

Maalin ka hor dawlada Ciraaq waxay sheegtay in duqeyn ay diyaaradaheeda ka geysteen meel u dhaw magaalada Falluja oo Al-Qacida ay xarun ku laheyd inay ku dishay muwaadin Soomaaliyeen oo Al-Qacida ka tirsanaa.

Dalka Syria oo muddo sadex sanno ah dagaal ka socda waxaa la aaminsan yahay inay tageen dhalinyaro dhawr wadan u kala dhalatay oo ka kala tagay wadamo reer galbeed ah.

Dhawaan dawlada Maraykanku waxay sheegtay in ruux kasoo jeeda gobolka Florida ee dalka Maraykanka oo la oran jiray Max’ed Abu Salxa uu noqday shaqsigii ugu horeeyay ee Maraykan ah oo Syria fal is qarxin ah ka sameeya.(xgs-K24).

Raasmedia.net

Webmaster@raasmedia.net

Info@raasmedia.net

COMMENTS

Linkiga Duran shirwa/youtube.

Falanqeyn-Shirkii Hiigsiga okt-2015 ee mugdisho-Tarsan Vs Eng-Yariisow.

Dareenka shacabka/masuuliyiinta xisbiga tayo

Barnaamijka Dhextaal.(Dhextaalka Rabadaanka)2014

Barn-Dhextaalka Ramadaanka ee 2017-Dhacdooyinkii Bisha Ramadaan.

DFS oo Qaadatey Taladii Shacabka Accounti Cusubna U furtey Ciidamada.

Barn-Gaar ah(Falanqeyn Sh Jabuuti Somalia Vs Somaliland)

Barn-Gaar ah(Falanqeyn Xukuumadii DFS ee CCC Sharmaarke oo lakala Direy)

Barnaamij Gaar ah Waraysi Amb. Mohamed A Affey

Madaxweyne Xassan shiikh Shalay iyo Maanta!!!

Barn-Dhextaalka Rabadaanka Doorashadii MDX Galmudug 04/07/15

Aaskii Marxuum(AUN)C/qaadir Xaaji Masale ee London 27/06/15.

Ii Dheh.



style="display:inline-block;width:320px;height:100px"
data-ad-client="ca-pub-8569827251521160"
data-ad-slot="9449382535">