Dhacdo Ugub ah-Gabar Baafinaysa Hooyadeed 27 sano kadib.

Barnaamij Gaar ah Talo iyo Taageero MDX Farmaajo

Wareysi gaar ah Guddoomiyaha Maxkamada sare ee S-land Aaden Xaaji Cali.

Wareysi Kooban Amb-Maxamed Cabdi Afeey iyo Shirkii Kismaanyo!!

Daawo- Munaasibadii Soo Dhaweynti Jaalliyada UK u Sameysey R/W Hore M C Farmaajo ee London oo Buuxda.

Waraysi Gaara oo Dhinacyo Badan Taabanaya Ra’iisal wasaarihii Hore ee Somalia M C Farmaajo.

Falanqeyn-Weerarkii Saxaafi Hotel iyo Baroordiiqdi Masuuliyinti ku Dhimatey.

Wareysi Shiino Iqyaar-Kooxda Waayaha Cusub

Wareysi-Wasiirad Fowsiyo yuusuf X Aaden

Wareysi Xildh-Fowsiyo Yuusuf X aaden Vs Monitory Group.

Barn-Gaar ah(Dhacdadii hargeysa ee Guriga F X Cali)

Tartankii Musharaxnimada madaxweynaha ee 2012(Waa Kuma Siyaasigu)?

Wareysi Gaar ah Guddoomiyaha Ucid Faysal Cali Waraabe

Wareysi Gaar ah oo Dhinacyo badan Taabanaya Xildh-Xusseen Carab Ciise.

Hambalyada iyo Salaamaha Ciida Hctv ee 2015.

Barnaamij Gaar ah wareysi Wasiir/kuxigeen A-D ee Somaliland Keyse 2017

xys-

Mareykanka oo sheegay in uu duqeyn ku dilay 40 dagaalyahan oo ka tirsanaa Ururrada Al-shabaab iyo Daacish.

22 Views

diyaar

Dowladda Mareykanka ayaa sheegtay in ilaa shan weerar oo cirka ah oo ay  ka geysatay gudaha dalka Soomaaliya ku dishay 40 dagaalyahan oo ka tirsanaa Ururrada Al-shabaab iyo Daacish.

Diyaaradaha dagaalka Mareykanka oo weerarro is daba joog ah ka geystay saldhigo Al-shabaab iyo Daacish ku lahaayeen gudaha dalka Soomaaliya waxaa ay ku dileenn 36 xubnood oo ka tirsanaa iyo Afar dagaalyahan oo Daacish ah.

Weerarradaan oo ay qaadeen ciidamada Mareykanka ee Africa, ayaa jawaab u ahaa qaraxii dhimashada badan dhaliyay ee ka dhacay Zoobe, kaasoo ay ku dhinteen 385 qof.

Ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa dhinacooda sii wada duulaanka ka dhanka ah saldhigyada Al-shabaab qeybo ka mid ah gobollada dalka Soomaaliya, iyaga oo sheegay in ay bur buriyeen saldhigyo muhiim u ahaa Al-shabaab.(Ho)

Raasmedia.net

Webmaster@raasmedia.net

Info@raasmedia.net

COMMENTS

Linkiga Duran shirwa/youtube.

Falanqeyn-Shirkii Hiigsiga okt-2015 ee mugdisho-Tarsan Vs Eng-Yariisow.

Dareenka shacabka/masuuliyiinta xisbiga tayo

Barnaamijka Dhextaal.(Dhextaalka Rabadaanka)2014

Barn-Dhextaalka Ramadaanka ee 2017-Dhacdooyinkii Bisha Ramadaan.

DFS oo Qaadatey Taladii Shacabka Accounti Cusubna U furtey Ciidamada.

Barn-Gaar ah(Falanqeyn Sh Jabuuti Somalia Vs Somaliland)

Barn-Gaar ah(Falanqeyn Xukuumadii DFS ee CCC Sharmaarke oo lakala Direy)

Barnaamij Gaar ah Waraysi Amb. Mohamed A Affey

Madaxweyne Xassan shiikh Shalay iyo Maanta!!!

Barn-Dhextaalka Rabadaanka Doorashadii MDX Galmudug 04/07/15

Aaskii Marxuum(AUN)C/qaadir Xaaji Masale ee London 27/06/15.

Ii Dheh.



style="display:inline-block;width:320px;height:100px"
data-ad-client="ca-pub-8569827251521160"
data-ad-slot="9449382535">