Dhacdo Ugub ah-Gabar Baafinaysa Hooyadeed 27 sano kadib.

Barnaamij Gaar ah Talo iyo Taageero MDX Farmaajo

Wareysi gaar ah Guddoomiyaha Maxkamada sare ee S-land Aaden Xaaji Cali.

Wareysi Kooban Amb-Maxamed Cabdi Afeey iyo Shirkii Kismaanyo!!

Daawo- Munaasibadii Soo Dhaweynti Jaalliyada UK u Sameysey R/W Hore M C Farmaajo ee London oo Buuxda.

Waraysi Gaara oo Dhinacyo Badan Taabanaya Ra’iisal wasaarihii Hore ee Somalia M C Farmaajo.

Falanqeyn-Weerarkii Saxaafi Hotel iyo Baroordiiqdi Masuuliyinti ku Dhimatey.

Wareysi Shiino Iqyaar-Kooxda Waayaha Cusub

Wareysi-Wasiirad Fowsiyo yuusuf X Aaden

Wareysi Xildh-Fowsiyo Yuusuf X aaden Vs Monitory Group.

Barn-Gaar ah(Dhacdadii hargeysa ee Guriga F X Cali)

Tartankii Musharaxnimada madaxweynaha ee 2012(Waa Kuma Siyaasigu)?

Wareysi Gaar ah Guddoomiyaha Ucid Faysal Cali Waraabe

Wareysi Gaar ah oo Dhinacyo badan Taabanaya Xildh-Xusseen Carab Ciise.

Hambalyada iyo Salaamaha Ciida Hctv ee 2015.

Barnaamij Gaar ah wareysi Wasiir/kuxigeen A-D ee Somaliland Keyse 2017

xys-

Maxaa ka jira wararka sheegaya Safarka Ra’iisul Wasaare Kheyre ee Imaaraadka Carabta.

164 Views

kheyre-100x70

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa lagu wadaa inuu socdaalkiisa u horeeyay ku tago dalka isu tagga Imaaraadka Carabta, sida ay xaqiijinayaan ilo wareedyo kala duwan.

Safarka Ra’iisul Wasaaraha oo todobaadyadii u dambeeyay la hadal hayay ayaa soo xoogeystay, markii isaga iyo Wasiirka Arrimaha Dibadda Imaaraadka Carabta ay ku kulmeen magaalada Davos ee dalka Switzerland.

Wararka ayaa sheegaya in Imaaraadka Carabta ay horay martiqaad ugu soo dirtay Ra’iisul Wasaaraha, hase ahaatee ay jireen mashquul iyo howlo soo dhex galay.

Madaxweyne Farmaajo ayaa labo goor oo hore u booqday Imaaraadka Carabta, halkaasoo uu kula soo kulmay Madaxda iyo amiirada dalkaas maamusha

Ra’iisul Wasaaraha ayaa la filayaa in dhowaan uu u ambabaxo Imaaraadka, balse waxaa la sheegayaa in safarkiisa ay xasaasiyad ka qabto Madaxtooyada, maadaama uu ku soo aaday xilli xaalado siyaasadeed ay dalka ka taagan yihiin.

Lama oga saameynta uu Safarka Ra’iisul Wasaaraha ee Imaaraadka Carabta ku yeelan doono hadalkii shalay ka soo yeeray Senator Cabdi Qeybdiid oo sheegay in weerarkii lagu soo qaaday gurigiisa 30 bishii December ee sanadkii hore la rabay in lagu khaarijiyo, isla markaana ay ka dambeeyeen Ciidamo laga soo amray Dugsiga Tababarka Jen. Gordon oo ay maamulaan Imaaraadka Carabta iyo Ciidamo ka tirsan Nabadsugida Gobolka Banaadir.

Xiriirka dowladda Federaalka iyo Imaaraadka Carabta ayaa calaamad su’aal ay dul saarneyd, tan iyo wixii ka dambeeyay markii Isbaheysiga Sacuudiga iyo Imaaraadka ay xiriirka u jareen Qatar, isla markaana dowladda Soomaaliya ay mowqif dhex dhexaad ka qaadatay, hase ahaatee Imaaraadka iyo Sacuudiga ay culeys ku saareen in xiriirka u jarto Qatar.(Jwhrn)

Raasmedia.net

Webmaster@raasmedia.net

COMMENTS

Linkiga Duran shirwa/youtube.

Falanqeyn-Shirkii Hiigsiga okt-2015 ee mugdisho-Tarsan Vs Eng-Yariisow.

Dareenka shacabka/masuuliyiinta xisbiga tayo

Barnaamijka Dhextaal.(Dhextaalka Rabadaanka)2014

Barn-Dhextaalka Ramadaanka ee 2017-Dhacdooyinkii Bisha Ramadaan.

DFS oo Qaadatey Taladii Shacabka Accounti Cusubna U furtey Ciidamada.

Barn-Gaar ah(Falanqeyn Sh Jabuuti Somalia Vs Somaliland)

Barn-Gaar ah(Falanqeyn Xukuumadii DFS ee CCC Sharmaarke oo lakala Direy)

Barnaamij Gaar ah Waraysi Amb. Mohamed A Affey

Madaxweyne Xassan shiikh Shalay iyo Maanta!!!

Barn-Dhextaalka Rabadaanka Doorashadii MDX Galmudug 04/07/15

Aaskii Marxuum(AUN)C/qaadir Xaaji Masale ee London 27/06/15.

Ii Dheh.



style="display:inline-block;width:320px;height:100px"
data-ad-client="ca-pub-8569827251521160"
data-ad-slot="9449382535">