Dhacdo Ugub ah-Gabar Baafinaysa Hooyadeed 27 sano kadib.

Barnaamij Gaar ah Talo iyo Taageero MDX Farmaajo

Wareysi gaar ah Guddoomiyaha Maxkamada sare ee S-land Aaden Xaaji Cali.

Wareysi Kooban Amb-Maxamed Cabdi Afeey iyo Shirkii Kismaanyo!!

Daawo- Munaasibadii Soo Dhaweynti Jaalliyada UK u Sameysey R/W Hore M C Farmaajo ee London oo Buuxda.

Waraysi Gaara oo Dhinacyo Badan Taabanaya Ra’iisal wasaarihii Hore ee Somalia M C Farmaajo.

Falanqeyn-Weerarkii Saxaafi Hotel iyo Baroordiiqdi Masuuliyinti ku Dhimatey.

Wareysi Shiino Iqyaar-Kooxda Waayaha Cusub

Wareysi-Wasiirad Fowsiyo yuusuf X Aaden

Wareysi Xildh-Fowsiyo Yuusuf X aaden Vs Monitory Group.

Barn-Gaar ah(Dhacdadii hargeysa ee Guriga F X Cali)

Tartankii Musharaxnimada madaxweynaha ee 2012(Waa Kuma Siyaasigu)?

Wareysi Gaar ah Guddoomiyaha Ucid Faysal Cali Waraabe

Wareysi Gaar ah oo Dhinacyo badan Taabanaya Xildh-Xusseen Carab Ciise.

Hambalyada iyo Salaamaha Ciida Hctv ee 2015.

Barnaamij Gaar ah wareysi Wasiir/kuxigeen A-D ee Somaliland Keyse 2017

xys-

Maxey ka dhiggan tahay doorashada Soomaaliland.

29 Views

Soomaaliland guud ahaan maanta marka la eego mas’uuliyiin iyo shacab intaba waxaa loo dareeray doorasho taariikhi ah oo bulshada reer Soomaliland ku soo xulanayaan madaxweynahoodii Shanaad.

Codeynta ayaa bilaabatay 7:00 Subaxnimo ee saakay sida uu warbaahinta u sheegay afhayeenka guddigga doorashada Saciid Cali Muuse, waxaana muuqata in ilaa iyo hadda wax walba ku socdaan siddii loogu talagalay.

Arrimaha la yaabka leh ee doorashadani xambaarsan tahay waxaa ka mid ah in markii ugu horeysay Qaarada Africa oo idil qalab casri ah loo isticmaalayo doorashadan oo si looga fogaado in codadka lagu shubto waxaa goobaha codbixinta la dhigay qalab aqoonsanaya Idhaha codbixiyayaasha oo qofna suurtagal uma ah in uu mar kale codeeyo.

Aaladahan ayaa waxaa la geeyay 1,642 goob doorasho, kuwaas oo ku kala yaalaa 21-da deegaan-doorasho ee Somaliland.

Inkastoo saddexda musharax mid walba oo ka mid ah uu soo bandhigay dacyaadihiisa doorasho siweynna ugu dagaalamayo guusham haddana waxaa ka go’an dhamaantood in doorashadu si nabad-galyo ah ku soo dhamaato, waxaana ay bulshada u muujiyeen kalsooni kaddib markii fagaaraha lagu arkay iyaga oo gacmaha is heysta.

Doorashadan oo ah mid siweyn isha loogu wada hayo ayaa dhinaca kale marka la eego la oran karaa waa mid xoojin doonta ama qeyb ka ah Kiisaska Dimuquraadiyaddeed ee dadka reer Soomaaliland ku raadinayaan Aqoonsi caaalami ah madaama ay ku dhawaaqeen in ay ka go’een Soomaaliya inteeda kale sanadkii 1991kii.

 

Waa doorashadii saddexaad oo shacabka reer Soomaaliland si xor ah u soo dooranayaan hogaankooda sare, waxaana la oran karaa doorashadan waxaa ay uga dhigtan tashay Soomaaliland hormar laga gaaray dhinaca Dimuquraadiyada iyo in lagu soo jeediyo Idhaha caalamka intiisa kale gaar ahaan Qaarada baaqa mudadda dheerba soo jiray la xiriira gooni- isku-taagga iyo Ictiraaf raadinta.(Hol)

Raasmedia.net

COMMENTS

Linkiga Duran shirwa/youtube.

Falanqeyn-Shirkii Hiigsiga okt-2015 ee mugdisho-Tarsan Vs Eng-Yariisow.

Dareenka shacabka/masuuliyiinta xisbiga tayo

Barnaamijka Dhextaal.(Dhextaalka Rabadaanka)2014

Barn-Dhextaalka Ramadaanka ee 2017-Dhacdooyinkii Bisha Ramadaan.

DFS oo Qaadatey Taladii Shacabka Accounti Cusubna U furtey Ciidamada.

Barn-Gaar ah(Falanqeyn Sh Jabuuti Somalia Vs Somaliland)

Barn-Gaar ah(Falanqeyn Xukuumadii DFS ee CCC Sharmaarke oo lakala Direy)

Barnaamij Gaar ah Waraysi Amb. Mohamed A Affey

Madaxweyne Xassan shiikh Shalay iyo Maanta!!!

Barn-Dhextaalka Rabadaanka Doorashadii MDX Galmudug 04/07/15

Aaskii Marxuum(AUN)C/qaadir Xaaji Masale ee London 27/06/15.

Ii Dheh.



style="display:inline-block;width:320px;height:100px"
data-ad-client="ca-pub-8569827251521160"
data-ad-slot="9449382535">