Dhacdo Ugub ah-Gabar Baafinaysa Hooyadeed 27 sano kadib.

Barnaamij Gaar ah Talo iyo Taageero MDX Farmaajo

Wareysi gaar ah Guddoomiyaha Maxkamada sare ee S-land Aaden Xaaji Cali.

Wareysi Kooban Amb-Maxamed Cabdi Afeey iyo Shirkii Kismaanyo!!

Daawo- Munaasibadii Soo Dhaweynti Jaalliyada UK u Sameysey R/W Hore M C Farmaajo ee London oo Buuxda.

Waraysi Gaara oo Dhinacyo Badan Taabanaya Ra’iisal wasaarihii Hore ee Somalia M C Farmaajo.

Falanqeyn-Weerarkii Saxaafi Hotel iyo Baroordiiqdi Masuuliyinti ku Dhimatey.

Wareysi Shiino Iqyaar-Kooxda Waayaha Cusub

Wareysi-Wasiirad Fowsiyo yuusuf X Aaden

Wareysi Xildh-Fowsiyo Yuusuf X aaden Vs Monitory Group.

Barn-Gaar ah(Dhacdadii hargeysa ee Guriga F X Cali)

Tartankii Musharaxnimada madaxweynaha ee 2012(Waa Kuma Siyaasigu)?

Wareysi Gaar ah Guddoomiyaha Ucid Faysal Cali Waraabe

Wareysi Gaar ah oo Dhinacyo badan Taabanaya Xildh-Xusseen Carab Ciise.

Hambalyada iyo Salaamaha Ciida Hctv ee 2015.

Barnaamij Gaar ah wareysi Wasiir/kuxigeen A-D ee Somaliland Keyse 2017

xys-

Mid ka mid ah dalalka Carabta oo dhex dhexaadinaya Soomaaliya iyo Imaaraadka Carabta.

126 Views

imaaraad-somalia-696x400

Mid ka mid ah dalalka Carbeed oo xubin firfircoon ku leh Jaamacadda Carabta ayaa dhex dhexaadin doona dowladaha Soomaaliya iyo Imaaraadka Carabta oo markii u horeysay muddo rubuc qarni uu mad-madow soo kala dhex galay xiriirka labada dal u dhaxeeya.

Wararka laga helayo magaalada Qaahira ayaa sheegaya in dowladda Sacuudi Carabiya ay dadaal ugu jirto sidii ay u kala dhex geli laheyd Soomaaliya iyo Imaaraadka Carabta.

Diblomaasiyiin ka tirsan Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya ayaa xaqiijinaya in dowladda Sacuudiga ay labada dhinac dalab u dirtay, si wada hadal uga dhex furto.

Dowladda Soomaaliya ayaa dhowaan walaac ka muujisay faragelinta shisheeye ee Imaaraadka Carabta iyo heshiiskii Shirkadda DP World la gashay Somaliland ee ku saabsanaa Dekeda Berbera.

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya Axmed Ciise Cawad ayaa hor-geeyay fadhigii Wasiirada Arrimaha Dibadda ee Jaamacadda Carbta ay ku yeesheen magaalada Qaahira qaraar ku saabsan walaaca ay ka qabaan heshiiska DP World iyo faragelinta lagu haayo Qaranimada Soomaaliua.

“Waxaan codsanay in la ixtiraamo Midnimada iyo Qaranimada Soomaaliyeed in hadda kaddib dal ajnabi ah aanu iska faragelin arrimaha Soomaaliya iyo in heshiisyo lala galo gobolo ka mid Soomaaliya, iyadoo dowladda ogolaan”ayuu yiri Wasiir Cawad oo wareysi siiyay Idaacada BBC.

Sidoo kale waxaa uu sheegay in qaraarkii Jaamacadda Carabta soo saartay ay ku xaqiijiyeen in Midnimada iyo Qaranimada Soomaaliya ay lama taabtaan yihiin, isl markaana markii ay damceen in la eedeeyo Imaaraadka Carabta uu dal ka mid ah kuwo xiriirka la leh Soomaaliya iyo Imaaraadka Carabta uu codsaday inuu arrinta dhex galo.

Wasiir Cawad ayaa sheegay in sidoo kale ay dowladda Itoobiya arrinta heshiiska Dekeda Berbera kala hadleen, ayna ku wargeliyeen in aanay raalli ka aheyn in meel looga dhaco Qaranimada Soomaaliya, isla markaana ay garawsadeen warkooda, dibna u eegi doonaan.

Maalmihii la soo dhaafay ayaa waxaa sii xoogeysanayay Xiisada siyaasadeed ee ka dhex qaraxday Soomaaliya iyo Imaaraadka Carabta ee ka dhashay heshiiskii Saddex geesoodka ee Dekeda Berbera, waxaana baraha bulshada ka bilowday dagaal qabow oo Kooxo Carbeed ay ku aflagaadeynayeen Madaxweyne Farmaajo iyo dowladda Soomaaliya, iyadoo Soomaali badan ay si layaab leh uga jawaabeen gefka iyo weerarka ay xubno Carbeed ku hayeen Soomaaliya iyo madaxdeeda.(Jwhrn)

Raasmedia.net

Webmaster@raasmedia.net

COMMENTS

Linkiga Duran shirwa/youtube.

Falanqeyn-Shirkii Hiigsiga okt-2015 ee mugdisho-Tarsan Vs Eng-Yariisow.

Dareenka shacabka/masuuliyiinta xisbiga tayo

Barnaamijka Dhextaal.(Dhextaalka Rabadaanka)2014

Barn-Dhextaalka Ramadaanka ee 2017-Dhacdooyinkii Bisha Ramadaan.

DFS oo Qaadatey Taladii Shacabka Accounti Cusubna U furtey Ciidamada.

Barn-Gaar ah(Falanqeyn Sh Jabuuti Somalia Vs Somaliland)

Barn-Gaar ah(Falanqeyn Xukuumadii DFS ee CCC Sharmaarke oo lakala Direy)

Barnaamij Gaar ah Waraysi Amb. Mohamed A Affey

Madaxweyne Xassan shiikh Shalay iyo Maanta!!!

Barn-Dhextaalka Rabadaanka Doorashadii MDX Galmudug 04/07/15

Aaskii Marxuum(AUN)C/qaadir Xaaji Masale ee London 27/06/15.

Ii Dheh.



style="display:inline-block;width:320px;height:100px"
data-ad-client="ca-pub-8569827251521160"
data-ad-slot="9449382535">