Dhacdo Ugub ah-Gabar Baafinaysa Hooyadeed 27 sano kadib.

Barnaamij Gaar ah Talo iyo Taageero MDX Farmaajo

Wareysi gaar ah Guddoomiyaha Maxkamada sare ee S-land Aaden Xaaji Cali.

Wareysi Kooban Amb-Maxamed Cabdi Afeey iyo Shirkii Kismaanyo!!

Daawo- Munaasibadii Soo Dhaweynti Jaalliyada UK u Sameysey R/W Hore M C Farmaajo ee London oo Buuxda.

Waraysi Gaara oo Dhinacyo Badan Taabanaya Ra’iisal wasaarihii Hore ee Somalia M C Farmaajo.

Falanqeyn-Weerarkii Saxaafi Hotel iyo Baroordiiqdi Masuuliyinti ku Dhimatey.

Wareysi Shiino Iqyaar-Kooxda Waayaha Cusub

Wareysi-Wasiirad Fowsiyo yuusuf X Aaden

Wareysi Xildh-Fowsiyo Yuusuf X aaden Vs Monitory Group.

Barn-Gaar ah(Dhacdadii hargeysa ee Guriga F X Cali)

Tartankii Musharaxnimada madaxweynaha ee 2012(Waa Kuma Siyaasigu)?

Wareysi Gaar ah Guddoomiyaha Ucid Faysal Cali Waraabe

Wareysi Gaar ah oo Dhinacyo badan Taabanaya Xildh-Xusseen Carab Ciise.

Hambalyada iyo Salaamaha Ciida Hctv ee 2015.

Barnaamij Gaar ah wareysi Wasiir/kuxigeen A-D ee Somaliland Keyse 2017

xys-

Ra’iisul Wasaare C/weli oo Wafdi Xildhibaano ah u diray gobolka Gedo.

419 Views

Cabdiwali-Sheekh-Axmed-150x150

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya  C/wali Sheekh Axmed ayaa u diray gobolka Gedo xubno ka tirsan mudanayaasha baarlamaanka Soomaaliya ee kasoo jeeda deegaanadaas kuwaas oo ka qeyb qaadanaya daminta colaadihii muddooyinkaan danbe ka jiray degmooyin ka tirsan gobolkaasi Gedo.

Xildhibaan Muuse Sheekh Cumar iyo Xildhibaan C/fitaax Nuur Mataan ayaa gaaray  gelinkii danbe ee shalay magaalada Doolow waxaana halkaasi kulamo kula qaateen masuuliyiinta maamulka gobolka Gedo iyo kuwa Jubba oo dhawaanahaan degmada ka waday shirar dib u heshiisiin oo lagu dhex-dhexaadinayey dhinacyadii ku dagaalamay magaalada Beled-xaawo.

Muuse Sheekh Cumar oo hoggaaminaya Xildhibaanada gaaray gobolka ayaa u sheegay Warbaahinta Kismaayo24 ujeedka ay deegaanka u gaareen inuu yahay ka qeyb qaadashada daminta colaadaha deegaanka ka jira.

“Shalay waxaan gaarnay magaalada Beled-xaawo ujeedka socdaalkeennu u kuurgelida xaaladaha ka jira gobolka iyo sidii aan doorkeena uga qaadan lahayd daminta colaadihii dhawaanahaan deegaanka kasoo cusboonaaday, waxaan gaari doonaan degmooyin kale oo kamid tahay magaalada Beled-xawo dadka deegaankana waan la kulmi doonaa” ayuu yiri Xildhibaan Muuse.

Dhinaca kale Xubnaha golaha baarlamaanka Soomaaliya ee shalay gaaray magaalada Beled-xaawo waxaa ka diray magaalada Muqdisho Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya  C/wali Sheekh Axmed kaddib markii dhawaan ay ku eedeeyeen Ra’iisul Wasaaraha inuu qariyey doorkii Xildhibaanada ee ka qeyb qaadashada daminta colaadaha ka jira deegaanka.(xgs-K24).

Barwaaqda taala deegaankaas iyo colaadaha kusoo noq noqda isuma dhigmaan waa bishii 8aad ee 2013 iyo camerada Hctv.

 

Raasmedia.net

Webmaster@raasmedia.net

Info@raasmedia.net

 

COMMENTS

Linkiga Duran shirwa/youtube.

Falanqeyn-Shirkii Hiigsiga okt-2015 ee mugdisho-Tarsan Vs Eng-Yariisow.

Dareenka shacabka/masuuliyiinta xisbiga tayo

Barnaamijka Dhextaal.(Dhextaalka Rabadaanka)2014

Barn-Dhextaalka Ramadaanka ee 2017-Dhacdooyinkii Bisha Ramadaan.

DFS oo Qaadatey Taladii Shacabka Accounti Cusubna U furtey Ciidamada.

Barn-Gaar ah(Falanqeyn Sh Jabuuti Somalia Vs Somaliland)

Barn-Gaar ah(Falanqeyn Xukuumadii DFS ee CCC Sharmaarke oo lakala Direy)

Barnaamij Gaar ah Waraysi Amb. Mohamed A Affey

Madaxweyne Xassan shiikh Shalay iyo Maanta!!!

Barn-Dhextaalka Rabadaanka Doorashadii MDX Galmudug 04/07/15

Aaskii Marxuum(AUN)C/qaadir Xaaji Masale ee London 27/06/15.

Ii Dheh.



style="display:inline-block;width:320px;height:100px"
data-ad-client="ca-pub-8569827251521160"
data-ad-slot="9449382535">