Dhacdo Ugub ah-Gabar Baafinaysa Hooyadeed 27 sano kadib.

Barnaamij Gaar ah Talo iyo Taageero MDX Farmaajo

Wareysi gaar ah Guddoomiyaha Maxkamada sare ee S-land Aaden Xaaji Cali.

Wareysi Kooban Amb-Maxamed Cabdi Afeey iyo Shirkii Kismaanyo!!

Daawo- Munaasibadii Soo Dhaweynti Jaalliyada UK u Sameysey R/W Hore M C Farmaajo ee London oo Buuxda.

Waraysi Gaara oo Dhinacyo Badan Taabanaya Ra’iisal wasaarihii Hore ee Somalia M C Farmaajo.

Falanqeyn-Weerarkii Saxaafi Hotel iyo Baroordiiqdi Masuuliyinti ku Dhimatey.

Wareysi Shiino Iqyaar-Kooxda Waayaha Cusub

Wareysi-Wasiirad Fowsiyo yuusuf X Aaden

Wareysi Xildh-Fowsiyo Yuusuf X aaden Vs Monitory Group.

Barn-Gaar ah(Dhacdadii hargeysa ee Guriga F X Cali)

Tartankii Musharaxnimada madaxweynaha ee 2012(Waa Kuma Siyaasigu)?

Wareysi Gaar ah Guddoomiyaha Ucid Faysal Cali Waraabe

Wareysi Gaar ah oo Dhinacyo badan Taabanaya Xildh-Xusseen Carab Ciise.

Hambalyada iyo Salaamaha Ciida Hctv ee 2015.

Barnaamij Gaar ah wareysi Wasiir/kuxigeen A-D ee Somaliland Keyse 2017

xys-

R/Wasaare Khayre oo Xafiiskiisa isugu yeeray Safiirada Caalamka ka jooga Soomaaliya.

24 Views

khay2

Wararka aan ka heleeno Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa waxa ay sheegayaan in Safiirada caalamka u jooga Soomaaliya looga yeeray

Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Kheyrre  ayaa lagu wadaa in Maanta uu kulan gaar Xafiiskiisa kula qaato Safiiradda Beesha Caalamka u jooga Soomaaliya,waxaana uu kala hadli doonaa Ammaanka Dalka iyo sida Shabaab looga saari doono Qeybaha ay ka joogaa Soomaaliya.

Sidoo kale kulan u dhexeeya Safiiradda Wadamada Caalamka u jooga Soomaaliya iyo Ra’iisul Wasaaraha Xukumadda Soomaaliya ayaa la sheegay inuu hor-dhac u yahay Shir looga hadlayo Ammaanka Guud ee Dalka Soomaaliya islamarkaana 4 December lagu qaban doono Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya.

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday in Dalka ay ka saari doonto Al-shabaab,waxaana Madaxda Dowladda ay sheegeen in Dagaal ay ku mideysan yihiin Dowladda iyo Shacabkeeda ay qaadi doonaan si Shabaab looga xoreeyo Guud ahaan qeybaha ay ka joogaan Dalka.

Al-shabaab oo Weeraro Qaraxyo ah isla markaana markasta Galaafta Nolosha Dad Shacab ah oo aan waxba galabsan ka geysta Magaalada Muqdishoo iyo qaar kamida Gobolada Dalka ayaa Maamula Gobolka Jubbada Dhexe iyo Degmooyin kale oo ku yaalla Koofurta iyo Bartamaha Soomaaliya.

Dowlada Soomaaliya ayaa dadaal xoogan ku bixineysa sidii ay usugi laheyd amaanka Magaalada Muqdisho iyo guud ahaan dalka waxaan dadlka saaxibada dhaw la ah Soomaaliya kala kashaneysa in ay ka tageraan dhinaca amaanka dalka.(Axadle)

Raasmedia.net

Webmaster@raamedia.net

Info@raasmedia.net

COMMENTS

Linkiga Duran shirwa/youtube.

Falanqeyn-Shirkii Hiigsiga okt-2015 ee mugdisho-Tarsan Vs Eng-Yariisow.

Dareenka shacabka/masuuliyiinta xisbiga tayo

Barnaamijka Dhextaal.(Dhextaalka Rabadaanka)2014

Barn-Dhextaalka Ramadaanka ee 2017-Dhacdooyinkii Bisha Ramadaan.

DFS oo Qaadatey Taladii Shacabka Accounti Cusubna U furtey Ciidamada.

Barn-Gaar ah(Falanqeyn Sh Jabuuti Somalia Vs Somaliland)

Barn-Gaar ah(Falanqeyn Xukuumadii DFS ee CCC Sharmaarke oo lakala Direy)

Barnaamij Gaar ah Waraysi Amb. Mohamed A Affey

Madaxweyne Xassan shiikh Shalay iyo Maanta!!!

Barn-Dhextaalka Rabadaanka Doorashadii MDX Galmudug 04/07/15

Aaskii Marxuum(AUN)C/qaadir Xaaji Masale ee London 27/06/15.

Ii Dheh.



style="display:inline-block;width:320px;height:100px"
data-ad-client="ca-pub-8569827251521160"
data-ad-slot="9449382535">