Dhacdo Ugub ah-Gabar Baafinaysa Hooyadeed 27 sano kadib.

Barnaamij Gaar ah Talo iyo Taageero MDX Farmaajo

Wareysi gaar ah Guddoomiyaha Maxkamada sare ee S-land Aaden Xaaji Cali.

Wareysi Kooban Amb-Maxamed Cabdi Afeey iyo Shirkii Kismaanyo!!

Daawo- Munaasibadii Soo Dhaweynti Jaalliyada UK u Sameysey R/W Hore M C Farmaajo ee London oo Buuxda.

Waraysi Gaara oo Dhinacyo Badan Taabanaya Ra’iisal wasaarihii Hore ee Somalia M C Farmaajo.

Falanqeyn-Weerarkii Saxaafi Hotel iyo Baroordiiqdi Masuuliyinti ku Dhimatey.

Wareysi Shiino Iqyaar-Kooxda Waayaha Cusub

Wareysi-Wasiirad Fowsiyo yuusuf X Aaden

Wareysi Xildh-Fowsiyo Yuusuf X aaden Vs Monitory Group.

Barn-Gaar ah(Dhacdadii hargeysa ee Guriga F X Cali)

Tartankii Musharaxnimada madaxweynaha ee 2012(Waa Kuma Siyaasigu)?

Wareysi Gaar ah Guddoomiyaha Ucid Faysal Cali Waraabe

Wareysi Gaar ah oo Dhinacyo badan Taabanaya Xildh-Xusseen Carab Ciise.

Hambalyada iyo Salaamaha Ciida Hctv ee 2015.

Barnaamij Gaar ah wareysi Wasiir/kuxigeen A-D ee Somaliland Keyse 2017

xys-

Saddex ka mid ah Musharaxiinta Madaxweynaha Hirshabeelle oo Muqdisho looga yeeray.

23 Views

Laqanyo-Awale-280x175

Saddex ka mid ah Musharaxiinta u taagan xilka Madaxweynaha Hirshabeelle ayaa shalay looga yeeray magaalada Muqdisho, kuwaasoo diyaarado gaar gaar ah looga soo qaaday magaalada Jowhar ee xarunta u ah Maamulka Hirshabeelle.

Musharaxiintan oo kala ah Daahir Cabdulle Cawaale, Cabdi Faarax Laqanyo iyo C/naasir Xaaji Shirwac ayay wararku sheegayaan inay taageero ka raadinayaan dowladda Dhexe, iyadoo si kala gaar gaar ah ay u wataan Mas’uuliyiinta dowladda.

Qaar ka mid ah Musharaxiinta Madaxweynaha ee ku sugan magaalada Jowhar ayaa ku eedeeyay dowladda Federaalka inay gadaal ka taageereyso Musharaxiintan oo qaarkood loogu soo dhoweeyay Jowhar si hab maamuus Madaxweyne, isla markaana ay ilaaliyaan Ciidamo ka tirsan dowladda.

Wararka ayaa sheegaya in dowladda Federaalka ay wado isku day ay ku dooneyso inay ku mideyso Musharaxiintan, isla markaana isku tanaasulaan, marka la gaaro wareega ugu dambeeya ee doorashada.

Warar ay heleyso Jowhar.com ayaa sheegaya in saddexdan Musharax ay kala taageerayaan Xafiiska Madaxweynaha, kan Ra’iisul Wasaaraha iyo Maamulka Gobolka Banaadir,

Musharax Cabdi Faarax Laqanyo ayaa la tilmaamay in Madaxtooyada ay taageereyso, waxaana xalay la sheegay inuu la balansanaa Madaxweynaha.

Sidoo kale warar kale ayaa sheegaya in Musharax Daahir Cabdulle Cawaale oo lagu tilmaamay inuu yahay Musharaxa ugu saameynta badan xilligan ayaa waxaa uu taageero ka heystaa Wasiiro iyo Xildhibaano ku dhow Ra’iisul Wasaaraha.

Saddexda Musharax ayaa lagu wadaa inay maanta dib ugu laabtaan magaalada Jowhar, si ay ololahooda u sii wadaan.

Doorashada Madaxweynaha Hirshabeelle ayaa lagu wadaa inay dhacdo maalinta Sabtida ee soo socota oo ay taariikhdu ku beegan tahay 16 bishan, waxaana magaalada ka socdo olole aad u xooggan iyo kulamo Musharaxiinta ay ku kasbanayaan Xildhibaanada Hirshabeelle.(Jwhrn)

Raasmedia.net

Webmaster@raasmedia.net

Info@raasmedia.net

COMMENTS

Linkiga Duran shirwa/youtube.

Falanqeyn-Shirkii Hiigsiga okt-2015 ee mugdisho-Tarsan Vs Eng-Yariisow.

Dareenka shacabka/masuuliyiinta xisbiga tayo

Barnaamijka Dhextaal.(Dhextaalka Rabadaanka)2014

Barn-Dhextaalka Ramadaanka ee 2017-Dhacdooyinkii Bisha Ramadaan.

DFS oo Qaadatey Taladii Shacabka Accounti Cusubna U furtey Ciidamada.

Barn-Gaar ah(Falanqeyn Sh Jabuuti Somalia Vs Somaliland)

Barn-Gaar ah(Falanqeyn Xukuumadii DFS ee CCC Sharmaarke oo lakala Direy)

Barnaamij Gaar ah Waraysi Amb. Mohamed A Affey

Madaxweyne Xassan shiikh Shalay iyo Maanta!!!

Barn-Dhextaalka Rabadaanka Doorashadii MDX Galmudug 04/07/15

Aaskii Marxuum(AUN)C/qaadir Xaaji Masale ee London 27/06/15.

Ii Dheh.



style="display:inline-block;width:320px;height:100px"
data-ad-client="ca-pub-8569827251521160"
data-ad-slot="9449382535">