Dhacdo Ugub ah-Gabar Baafinaysa Hooyadeed 27 sano kadib.

Barnaamij Gaar ah Talo iyo Taageero MDX Farmaajo

Wareysi gaar ah Guddoomiyaha Maxkamada sare ee S-land Aaden Xaaji Cali.

Wareysi Kooban Amb-Maxamed Cabdi Afeey iyo Shirkii Kismaanyo!!

Daawo- Munaasibadii Soo Dhaweynti Jaalliyada UK u Sameysey R/W Hore M C Farmaajo ee London oo Buuxda.

Waraysi Gaara oo Dhinacyo Badan Taabanaya Ra’iisal wasaarihii Hore ee Somalia M C Farmaajo.

Falanqeyn-Weerarkii Saxaafi Hotel iyo Baroordiiqdi Masuuliyinti ku Dhimatey.

Wareysi Shiino Iqyaar-Kooxda Waayaha Cusub

Wareysi-Wasiirad Fowsiyo yuusuf X Aaden

Wareysi Xildh-Fowsiyo Yuusuf X aaden Vs Monitory Group.

Barn-Gaar ah(Dhacdadii hargeysa ee Guriga F X Cali)

Tartankii Musharaxnimada madaxweynaha ee 2012(Waa Kuma Siyaasigu)?

Wareysi Gaar ah Guddoomiyaha Ucid Faysal Cali Waraabe

Wareysi Gaar ah oo Dhinacyo badan Taabanaya Xildh-Xusseen Carab Ciise.

Hambalyada iyo Salaamaha Ciida Hctv ee 2015.

Barnaamij Gaar ah wareysi Wasiir/kuxigeen A-D ee Somaliland Keyse 2017

xys-

Saraakiisha AMISOM oo walaac ka muujiyay habka loo diyaarinayo ciidanka Qaranka Soomaaliya.

817 Views

201855636610876069253698Brig-Paul-Lokech_AMISOM

Qaraarka golaha ammaanka ee Qaramada Midoobay ee faraya in ciidamada howlgalka nabad ilaalinta Midowga Afrika ee AMISOM in ay dalka isaga bixi doonaan sanadda 2021 ayaa muran ka dhex dhaliyay saraakiisha ciidamada AMISOM, kaa oo ku saabsan diyaarinta ciidanka Qaranka Soomaaliya si ay ula wareegaan masuuliyaddaasi.

AMISOM ayaa bilowday in ay dhinto ciidamadeeda sanadii aynu kasoo gudubnay, ayadoo tiradii hore oo ahayd 22,000 ay ka dhigeen ilaa 21,000 oo askari.

Wadan walba oo kamid ah dalalka ay ka socdaan ciidamada howlgalka AMISOM ayaa ugu yaraan dhimay ciidamada ka jooga Soomaaliya qiyaastii 250 askari, sida laga soo xigtay Col Richard Omwega, oo ah afhayeenka xoogagga AMISOM, kana  tirsan ciidamada difaaca Kenya.

“Kadib 10 sano oo aan dalka Joognay, Qaramada Midoobay waxay dooneeysaa in ay xoojiso ciidamada qaranka Soomaaliya, laakiin marxalada kala guurka ah waa mid ku saleeysan shuruud, waa in uu jiraa dal xasiloon marka aan ka baxeeyno,” ayuu yiri Omwega.

Marka la eegto qorshaha ka bixitaanka, 1,000 askari oo kale ayaa bixi doono bisha October ee sanadkan, kuwaasoo ka imanaya ciidamada furimaha jooga, waxayna ciidamadan ka koobnaan doonaan dhammaan dalalka ay ciidamooda ka tirsanyihiin AMISOM.

Marka laga reebo Kenya iyo Uganda, AMISOM waxaa kamid ah ciidamo ka socda dalalka Brundi, Itoobiya iyo Jabuuti.

Doodda ugu weyn waxa ay ka dhex jirtaa taliyeyaasha ciidamada AMISOM, kuwaa oo is weeydiinaya in mudo sedex sano gudahood ah lagu heli karo rajada ay Qaramada Midoobay ka qabto ciidanka qaranka Soomaaliya.


“Waa in la bedelo habka ciidamada Qaranka Soomaaliya ay u tababartaan oo loo diyaarinayo, waa kuwo si fiican u tababarn laakiin aan si wanaagsan ugu diyaarsaneyn in ay culeyska la wareegaan,” Sidaa waxaa yiri Brig Paul L’Okech, taliyaha ciidamada Uganda ee Soomaaliya.

“Waxay u baahantahay in si fiican gacanta loogu qabto arintan, hadii kale waxaan dib ugu laaban karnaa halkii hore,” ayuu hadalkiisii raaciyay.

Dowladda Soomaaliya ayaa wada qorshe ay ku qalabeeyneeyso ciidanka Qaranka Soomaaliya si ay ula wareegaan ammaanka dalka, waxaana shirar looga hadlayo arintan lagu qabtay dalal kala duwan, ayadoo ay ugu danbeeysay shirkii lagu soo gabagabeeyay dalka Biljimka ee uu shir gudoominayay Raysul wasaare Khayre, kaasoo diiradda lagu saarayay dhismaha ciidanka Qaranka Soomaaliya.(Hol)

Raasmedia.net

Webmaster@raasmedia.net

COMMENTS

Linkiga Duran shirwa/youtube.

Falanqeyn-Shirkii Hiigsiga okt-2015 ee mugdisho-Tarsan Vs Eng-Yariisow.

Dareenka shacabka/masuuliyiinta xisbiga tayo

Barnaamijka Dhextaal.(Dhextaalka Rabadaanka)2014

Barn-Dhextaalka Ramadaanka ee 2017-Dhacdooyinkii Bisha Ramadaan.

DFS oo Qaadatey Taladii Shacabka Accounti Cusubna U furtey Ciidamada.

Barn-Gaar ah(Falanqeyn Sh Jabuuti Somalia Vs Somaliland)

Barn-Gaar ah(Falanqeyn Xukuumadii DFS ee CCC Sharmaarke oo lakala Direy)

Barnaamij Gaar ah Waraysi Amb. Mohamed A Affey

Madaxweyne Xassan shiikh Shalay iyo Maanta!!!

Barn-Dhextaalka Rabadaanka Doorashadii MDX Galmudug 04/07/15

Aaskii Marxuum(AUN)C/qaadir Xaaji Masale ee London 27/06/15.

Ii Dheh.



style="display:inline-block;width:320px;height:100px"
data-ad-client="ca-pub-8569827251521160"
data-ad-slot="9449382535">