Dhacdo Ugub ah-Gabar Baafinaysa Hooyadeed 27 sano kadib.

Barnaamij Gaar ah Talo iyo Taageero MDX Farmaajo

Wareysi gaar ah Guddoomiyaha Maxkamada sare ee S-land Aaden Xaaji Cali.

Wareysi Kooban Amb-Maxamed Cabdi Afeey iyo Shirkii Kismaanyo!!

Daawo- Munaasibadii Soo Dhaweynti Jaalliyada UK u Sameysey R/W Hore M C Farmaajo ee London oo Buuxda.

Waraysi Gaara oo Dhinacyo Badan Taabanaya Ra’iisal wasaarihii Hore ee Somalia M C Farmaajo.

Falanqeyn-Weerarkii Saxaafi Hotel iyo Baroordiiqdi Masuuliyinti ku Dhimatey.

Wareysi Shiino Iqyaar-Kooxda Waayaha Cusub

Wareysi-Wasiirad Fowsiyo yuusuf X Aaden

Wareysi Xildh-Fowsiyo Yuusuf X aaden Vs Monitory Group.

Barn-Gaar ah(Dhacdadii hargeysa ee Guriga F X Cali)

Tartankii Musharaxnimada madaxweynaha ee 2012(Waa Kuma Siyaasigu)?

Wareysi Gaar ah Guddoomiyaha Ucid Faysal Cali Waraabe

Wareysi Gaar ah oo Dhinacyo badan Taabanaya Xildh-Xusseen Carab Ciise.

Hambalyada iyo Salaamaha Ciida Hctv ee 2015.

Barnaamij Gaar ah wareysi Wasiir/kuxigeen A-D ee Somaliland Keyse 2017

xys-

Shaqaale sama fal oo lagu afduubtay duleedka magaalada Baydhabo.

46 Views

Baydhabo-280x175

Wararka ka imaanaya magaalada Baydhabo ee gobolka Baay ayaa sheegaya in kooxo hubeysan oo loo maleynayo inay ka tirsan yihiin Al-Shabaab ay afduubteen shaqaale sama fal u ka tirsanaa hey’ad maxali ah oo lagu magacaabo GREDO.

Gaari ay la socdeen shaqaalahan sama falka ayaa lagu afduubtay inta u dhaxeysa Buurhakaba iyo Baydhabo, waxaana dadka la afduubtay oo ahaa Soomaali ay gaarayeen illaa todobo ruux oo uu ku jiray darawalka gaariga, labo haween ah iyo afar rag ah.

Hey’addan maxaliga ay u shaqeynayeen shaqaalahan la afduubtay ayaa qaabilsaneyd howlaha gar gaarka bani’aadanimada, waxaa ay ka howl galeysay deegaanada koofur galbeed.

Ma jirto wax war ah oo ka soo baxay mas’uuliyiinta maamulka Koofur galbeed oo ku aadan afduubka shaqaalahan.

Lama oga halka lala aaday shaqaalahan sama falka, iyadoo booliska gobolka Baay uu sheegay in shaqaalahan la afduubtay, iyagoo marayay agagaarka deegaanka Daynuunaay ee duleedka Baydhabo.

Raasmedia.net

Webmaster@raasmedia.net

Info@raasmedia.net

COMMENTS

Linkiga Duran shirwa/youtube.

Falanqeyn-Shirkii Hiigsiga okt-2015 ee mugdisho-Tarsan Vs Eng-Yariisow.

Dareenka shacabka/masuuliyiinta xisbiga tayo

Barnaamijka Dhextaal.(Dhextaalka Rabadaanka)2014

Barn-Dhextaalka Ramadaanka ee 2017-Dhacdooyinkii Bisha Ramadaan.

DFS oo Qaadatey Taladii Shacabka Accounti Cusubna U furtey Ciidamada.

Barn-Gaar ah(Falanqeyn Sh Jabuuti Somalia Vs Somaliland)

Barn-Gaar ah(Falanqeyn Xukuumadii DFS ee CCC Sharmaarke oo lakala Direy)

Barnaamij Gaar ah Waraysi Amb. Mohamed A Affey

Madaxweyne Xassan shiikh Shalay iyo Maanta!!!

Barn-Dhextaalka Rabadaanka Doorashadii MDX Galmudug 04/07/15

Aaskii Marxuum(AUN)C/qaadir Xaaji Masale ee London 27/06/15.

Ii Dheh.



style="display:inline-block;width:320px;height:100px"
data-ad-client="ca-pub-8569827251521160"
data-ad-slot="9449382535">