Dhacdo Ugub ah-Gabar Baafinaysa Hooyadeed 27 sano kadib.

linkiga farhia Absie(Sheekooyin Xiiso leh iyo Qisooyin)

Xayiisiis- Matrix Hire-Ka Gaar hadii Shil kusoo gaaro Ood Joogto UK.

Wareysi Kooban Amb-Maxamed Cabdi Afeey iyo Shirkii Kismaanyo!!

Daawo- Munaasibadii Soo Dhaweynti Jaalliyada UK u Sameysey R/W Hore M C Farmaajo ee London oo Buuxda.

Waraysi Gaara oo Dhinacyo Badan Taabanaya Ra’iisal wasaarihii Hore ee Somalia M C Farmaajo.

Falanqeyn-Weerarkii Saxaafi Hotel iyo Baroordiiqdi Masuuliyinti ku Dhimatey.

Wareysi Shiino Iqyaar-Kooxda Waayaha Cusub

Wareysi-Wasiirad Fowsiyo yuusuf X Aaden

Wareysi Xildh-Fowsiyo Yuusuf X aaden Vs Monitory Group.

Barn-Gaar ah(Dhacdadii hargeysa ee Guriga F X Cali)

Tartankii Musharaxnimada madaxweynaha ee 2012(Waa Kuma Siyaasigu)?

Wareysi Gaar ah Guddoomiyaha Ucid Faysal Cali Waraabe

Wareysi Gaar ah oo Dhinacyo badan Taabanaya Xildh-Xusseen Carab Ciise.

Hambalyada iyo Salaamaha Ciida Hctv ee 2015.

xys-

Shir Jaraaid oo uu Maanta Qabtay Musharax DR Cali Xaaji Warsame.

45 Views

c11

ASC Dhamaantiin;

Maanta oo taariikhdu ahayd 11/01/2016, markii ay soo gaba-gabowday Tartankii doorashada Afhayeenka Baarlamaanka Soomaaliya ee ka socday Aqalka Baarlamaanka isla markaasna uu ku guulaystay Mudane Maxamed Sheekh Cismaan jawaari jagada Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya, ayaa waxuu musharaxa madaxweynaha Dr Cali Xaaji Warsame isagoo ku sugan magaalada Nairobi ee wadanka kiinya uu ku qabtay hoygiisa  shir jaraaid oo ay kasoo qayb galeen warfidiyeeno aad u badan,
Ugu horayn Musharaxu wuxuu soo dhaweeyay natiijada Doorashada iyo Gudoomiyaha cusub ee la doortay  iyo sida amniga ay u sugeen ciidamada dawladda, musharaxu wuxuu si faahfaahsan uga hadlay xaaladda dhabta ah ee ka jirta gayiga soomaaliya, gaar ahaan abaaraha baahsan ee ka jira wadankeena isagoo soo jeediyey in la taageero dadkaas, sidoo kale musharaxu wuxuu ka hadlay siyaasadda xumida iyo dib u dhaca ku yimid wadankeena, ugu dambayn  Mushax Dr Cali Xaaji Warsame intii uu ku guda jiray shirka jaraaid waxuu usoo gudbiyey fariin culus oo kula dardaarmay gudoomiyaha cusub qodobadaan hoose;
1- In uu ilaaliyo Madaxbanaanida Baarlamaanka oo shaqada baarlamaanka
2- In uu ilaaliyo Sareeynta Sharciga iyo dastuurka dalka
3- in uu baarlamaanku noqdaa mid ka madax banaan Villa soomaaliya
Wabillahi Tawfiiq
(DIB U HANASHO HAYBAD QARAN)
 
U Codee Cali Xaaji Mudane

Ali Haji Warsame Presidential Campaigning Team (awpct)

Mogadishu, Somalia
Tweeter: @ahwpct
Tel; 00252 612482620

 Raasmedia.net
Webmaster@raasmedia.net
Info@raasmedia.net

COMMENTS

Linkiga Duran shirwa/youtube.

Mudaharaadkii Looga Soo Horjeeday Duqeynta Ciidamada Kenya C-Cadde ee London.

Falanqeyn-Shirkii Hiigsiga okt-2015 ee mugdisho-Tarsan Vs Eng-Yariisow.

Dareenka shacabka/masuuliyiinta xisbiga tayo

Barnaamijka Dhextaal.(Dhextaalka Rabadaanka)

Barn-Gaar ah Wareysi Xildhibaan Nuur Faarax Jaamac+Hctv

Barn-Gaar ah(Falanqeyn Sh Jabuuti Somalia Vs Somaliland)

Barn-Gaar ah(Falanqeyn Xukuumadii DFS ee CCC Sharmaarke oo lakala Direy)

Barn-Gaar ah Xukuumadii 2aad oo bil Gudaheed uu magacaabo CCC Sharmarke

Madaxweyne Xassan shiikh Shalay iyo Maanta!!!

Barn-Dhextaalka Rabadaanka Doorashadii MDX Galmudug 04/07/15

Aaskii Marxuum(AUN)C/qaadir Xaaji Masale ee London 27/06/15.

Ii Dheh.



style="display:inline-block;width:320px;height:100px"
data-ad-client="ca-pub-8569827251521160"
data-ad-slot="9449382535">