Dhacdo Ugub ah-Gabar Baafinaysa Hooyadeed 27 sano kadib.

Barnaamij Gaar ah Talo iyo Taageero MDX Farmaajo

Wareysi gaar ah Guddoomiyaha Maxkamada sare ee S-land Aaden Xaaji Cali.

Wareysi Kooban Amb-Maxamed Cabdi Afeey iyo Shirkii Kismaanyo!!

Daawo- Munaasibadii Soo Dhaweynti Jaalliyada UK u Sameysey R/W Hore M C Farmaajo ee London oo Buuxda.

Waraysi Gaara oo Dhinacyo Badan Taabanaya Ra’iisal wasaarihii Hore ee Somalia M C Farmaajo.

Falanqeyn-Weerarkii Saxaafi Hotel iyo Baroordiiqdi Masuuliyinti ku Dhimatey.

Wareysi Shiino Iqyaar-Kooxda Waayaha Cusub

Wareysi-Wasiirad Fowsiyo yuusuf X Aaden

Wareysi Xildh-Fowsiyo Yuusuf X aaden Vs Monitory Group.

Barn-Gaar ah(Dhacdadii hargeysa ee Guriga F X Cali)

Tartankii Musharaxnimada madaxweynaha ee 2012(Waa Kuma Siyaasigu)?

Wareysi Gaar ah Guddoomiyaha Ucid Faysal Cali Waraabe

Wareysi Gaar ah oo Dhinacyo badan Taabanaya Xildh-Xusseen Carab Ciise.

Hambalyada iyo Salaamaha Ciida Hctv ee 2015.

Barnaamij Gaar ah wareysi Wasiir/kuxigeen A-D ee Somaliland Keyse 2017

xys-

Soomaali ka carartay Switzerland Una Firxatey Dalalka kale ee Yurubta ah.

108 Views

 

swland660

Dad badan oo Soomaali ah ayaa ka cararay Switzerland 12kii bilood ee lasoo dhaafay kadib markii la sheegay in lagu celinaayo Soomaaliya ama Talyaaniga oo faraha looga qaaday.

495 qof oo Soomaali ah ayaa sanadkii lasoo dhaafay ka cararay dalkaa. Dadkaa ayaa la sheegay inay magangalyo weydiisteen dalalka kale ee qaarada Yurub. 

Waaxda socdaalka ee dalkaa ayaa sheegtay in dadkaa aan la heyn meesha ay jaan iyo cirib dhigeen walow markii hore ay iska dhiibeen dalkaa.

Soomaalida kasokow waxaa jira dad badan oo kale oo dalal kale kasoo jeeda oo iyana sidaa uga baxsaday Switzerland ayagoo ka cabsi qaba in dalalkoodii loo celiyo.

Dalalka kale ee Yurub ayaa dadkaa qaarkii doorbidaa sidoo kale maadaama Switzerland dhowr sano ay sugaan inta go’aan laga gaarayo bal in sharciyo la siin karo iyo in kale ayadoo noloshuna tahay mid adag inta ay sugayaan.(Hol)

Raasmedia.net

Webmaster@raasmedia.net

Info@raasmedia.net

COMMENTS

Linkiga Duran shirwa/youtube.

Falanqeyn-Shirkii Hiigsiga okt-2015 ee mugdisho-Tarsan Vs Eng-Yariisow.

Dareenka shacabka/masuuliyiinta xisbiga tayo

Barnaamijka Dhextaal.(Dhextaalka Rabadaanka)2014

Barn-Dhextaalka Ramadaanka ee 2017-Dhacdooyinkii Bisha Ramadaan.

DFS oo Qaadatey Taladii Shacabka Accounti Cusubna U furtey Ciidamada.

Barn-Gaar ah(Falanqeyn Sh Jabuuti Somalia Vs Somaliland)

Barn-Gaar ah(Falanqeyn Xukuumadii DFS ee CCC Sharmaarke oo lakala Direy)

Barnaamij Gaar ah Waraysi Amb. Mohamed A Affey

Madaxweyne Xassan shiikh Shalay iyo Maanta!!!

Barn-Dhextaalka Rabadaanka Doorashadii MDX Galmudug 04/07/15

Aaskii Marxuum(AUN)C/qaadir Xaaji Masale ee London 27/06/15.

Ii Dheh.



style="display:inline-block;width:320px;height:100px"
data-ad-client="ca-pub-8569827251521160"
data-ad-slot="9449382535">