Dhacdo Ugub ah-Gabar Baafinaysa Hooyadeed 27 sano kadib.

Barnaamij Gaar ah Talo iyo Taageero MDX Farmaajo

Wareysi gaar ah Guddoomiyaha Maxkamada sare ee S-land Aaden Xaaji Cali.

Wareysi Kooban Amb-Maxamed Cabdi Afeey iyo Shirkii Kismaanyo!!

Daawo- Munaasibadii Soo Dhaweynti Jaalliyada UK u Sameysey R/W Hore M C Farmaajo ee London oo Buuxda.

Waraysi Gaara oo Dhinacyo Badan Taabanaya Ra’iisal wasaarihii Hore ee Somalia M C Farmaajo.

Falanqeyn-Weerarkii Saxaafi Hotel iyo Baroordiiqdi Masuuliyinti ku Dhimatey.

Wareysi Shiino Iqyaar-Kooxda Waayaha Cusub

Wareysi-Wasiirad Fowsiyo yuusuf X Aaden

Wareysi Xildh-Fowsiyo Yuusuf X aaden Vs Monitory Group.

Barn-Gaar ah(Dhacdadii hargeysa ee Guriga F X Cali)

Tartankii Musharaxnimada madaxweynaha ee 2012(Waa Kuma Siyaasigu)?

Wareysi Gaar ah Guddoomiyaha Ucid Faysal Cali Waraabe

Wareysi Gaar ah oo Dhinacyo badan Taabanaya Xildh-Xusseen Carab Ciise.

Hambalyada iyo Salaamaha Ciida Hctv ee 2015.

Barnaamij Gaar ah wareysi Wasiir/kuxigeen A-D ee Somaliland Keyse 2017

xys-

Trump : Waan ka baaqan doona shirka Kim Jong-Un haddii aysan wax natiijo ah ka soo bixin doonin.

298 Views

_100920039_154f004c-846c-4957-aabe-0a6dd11b76cc

Madaxweynaha Maraykanka ayaa sheegay in uu ka baaqan doono shirka la qorsheeyay ee dhexmari doono isaga iyo hoggaamiyaha Kuuriyada Waqooyi haddii uusan u arag in ay natiijo kasoo baxayso.

Trump ayaa ka hadlayay shir jaraa’id oo ay si wadajir ah u qabteen isaga iyo Ra’isulwasaaraha Japan Shinzo Abe.

Mar sii horeysay Trump ayaa ammaanay dadaalka agaasimaha guud ee CIA-da Mike Pompeo oo socdaal qarsoodi ahaa ku tagay dalka Kuuriyada Waqooyi, kadibna la kulmay Kim.

Wuxuu sheegay in Agaasimaha uu xiriir wanaagsan la soo sameeyay Kim.

Waxay ahayd markii koowaad tan iyo sanadkii 2000 oo mas’uul heerkaas ah uu booqasho ku tago Kuuriyada Waqooyi.

Lama oga halka iyo goorta uu kulanka dhacayo, balse waxa uu Trump sheegay in muhiimada ay tahay in Kuuriyada Waqooyi lagu cadaadiyo in ay dhigto hubka nuyuukleerka.

Ra’isul wasaaraha Japan ayaa Trump ka codsaday in uu gacan ka siiyo sidii loo soo siideyn lahaa maxaabiis Japan laga afduubtay sanadkii 1970-kii, kuwaas oo lagu heysto dalka Kuuriyada Waqooyi.

Kuuriyada Waqooyi ayaa horey u qiratay in ay afduubatay 13 Japaaniis ah, kuwaas oo ay u isticmaalayso in ay sirdoonkooda u tabobaraan dhaqamada Japan.

Trump ayaa sheegay in uu ku dadaali doono soo deynta muwaadhiniinta Japan iyo 3 qof oo Maraykanka u dhashay oo dalkaas lagu haysto.(BBC)

Raasmedia.net

Webmaster@raasmedia.net

 

COMMENTS

Linkiga Duran shirwa/youtube.

Falanqeyn-Shirkii Hiigsiga okt-2015 ee mugdisho-Tarsan Vs Eng-Yariisow.

Dareenka shacabka/masuuliyiinta xisbiga tayo

Barnaamijka Dhextaal.(Dhextaalka Rabadaanka)2014

Barn-Dhextaalka Ramadaanka ee 2017-Dhacdooyinkii Bisha Ramadaan.

DFS oo Qaadatey Taladii Shacabka Accounti Cusubna U furtey Ciidamada.

Barn-Gaar ah(Falanqeyn Sh Jabuuti Somalia Vs Somaliland)

Barn-Gaar ah(Falanqeyn Xukuumadii DFS ee CCC Sharmaarke oo lakala Direy)

Barnaamij Gaar ah Waraysi Amb. Mohamed A Affey

Madaxweyne Xassan shiikh Shalay iyo Maanta!!!

Barn-Dhextaalka Rabadaanka Doorashadii MDX Galmudug 04/07/15

Aaskii Marxuum(AUN)C/qaadir Xaaji Masale ee London 27/06/15.

Ii Dheh.



style="display:inline-block;width:320px;height:100px"
data-ad-client="ca-pub-8569827251521160"
data-ad-slot="9449382535">