Dhacdo Ugub ah-Gabar Baafinaysa Hooyadeed 27 sano kadib.

Barnaamij Gaar ah Talo iyo Taageero MDX Farmaajo

Wareysi gaar ah Guddoomiyaha Maxkamada sare ee S-land Aaden Xaaji Cali.

Wareysi Kooban Amb-Maxamed Cabdi Afeey iyo Shirkii Kismaanyo!!

Daawo- Munaasibadii Soo Dhaweynti Jaalliyada UK u Sameysey R/W Hore M C Farmaajo ee London oo Buuxda.

Waraysi Gaara oo Dhinacyo Badan Taabanaya Ra’iisal wasaarihii Hore ee Somalia M C Farmaajo.

Falanqeyn-Weerarkii Saxaafi Hotel iyo Baroordiiqdi Masuuliyinti ku Dhimatey.

Wareysi Shiino Iqyaar-Kooxda Waayaha Cusub

Wareysi-Wasiirad Fowsiyo yuusuf X Aaden

Wareysi Xildh-Fowsiyo Yuusuf X aaden Vs Monitory Group.

Barn-Gaar ah(Dhacdadii hargeysa ee Guriga F X Cali)

Tartankii Musharaxnimada madaxweynaha ee 2012(Waa Kuma Siyaasigu)?

Wareysi Gaar ah Guddoomiyaha Ucid Faysal Cali Waraabe

Wareysi Gaar ah oo Dhinacyo badan Taabanaya Xildh-Xusseen Carab Ciise.

Hambalyada iyo Salaamaha Ciida Hctv ee 2015.

Barnaamij Gaar ah wareysi Wasiir/kuxigeen A-D ee Somaliland Keyse 2017

xys-

VIDEO:-Cali Khaliif ” khaatumo iyo soomaaliland Arimo Qarsoonaa, Wadahadalka DF Soomaaliya iyo Arimo kale..

136 Views

cali

Madaxweynaha khaatumo cali khaliif ayaa Khudbad dhinacyo badan taabanaysa ka jeediyey Shirkii lagu soo Afmeeray deegaanka Xidh-xidh ee Gobolka Sool, ayaa ugu horayn ka hadlay Heshiisyadii Nabadda ee dhexmaray Beesha Bahararsame, Cumar Maxamuud iyo Cabdi Garaad (Qayaad).Wuxuu ka hadlay Wadahadalkii Khaatumo iyo Somaliland isagoo sheegay inaysan Weli ka mid noqon Somaliland ” Wadahadal ayaa noo dhexeeya,

Heshiisyo ayaanu Galnay, Somaliland Kama aanu Mid noqon, Balse waxaanu Heshiis ku Nahay Somaliland la wada leeyahay oo Cadaalad ku dhisan, Waxaanu la geli doonaa Gar-cadaawe waa loo baahan yahay cidii ka qayb galaysa, maaha wax aanu Leenahay, Qofkii diidan waxaanu leenahay Xal kale keen.” ayuu yidhi.

“Aduunku wuxuu danaynayaa Xidhiidhka iyo Wadahadalka Somaliland ay la yeelanayso Koonfur , Wax ictiraafi doona Somaliland ma jirto hadii aysan Aqbalin Somaliland loo dhan yahay iyo Wadahadalka Koonfur, Waxaana idiin sheegaya Wadada loo mari karo in la helo Qarankii Soomaaliyeed waa Somaliland, oo Wacyigii Somaliland wax wayn ayaa iska badalay.”(SDM)


Raasmedia.net

Webmaster@raasmedia.net

COMMENTS

Linkiga Duran shirwa/youtube.

Falanqeyn-Shirkii Hiigsiga okt-2015 ee mugdisho-Tarsan Vs Eng-Yariisow.

Dareenka shacabka/masuuliyiinta xisbiga tayo

Barnaamijka Dhextaal.(Dhextaalka Rabadaanka)2014

Barn-Dhextaalka Ramadaanka ee 2017-Dhacdooyinkii Bisha Ramadaan.

DFS oo Qaadatey Taladii Shacabka Accounti Cusubna U furtey Ciidamada.

Barn-Gaar ah(Falanqeyn Sh Jabuuti Somalia Vs Somaliland)

Barn-Gaar ah(Falanqeyn Xukuumadii DFS ee CCC Sharmaarke oo lakala Direy)

Barnaamij Gaar ah Waraysi Amb. Mohamed A Affey

Madaxweyne Xassan shiikh Shalay iyo Maanta!!!

Barn-Dhextaalka Rabadaanka Doorashadii MDX Galmudug 04/07/15

Aaskii Marxuum(AUN)C/qaadir Xaaji Masale ee London 27/06/15.

Ii Dheh.



style="display:inline-block;width:320px;height:100px"
data-ad-client="ca-pub-8569827251521160"
data-ad-slot="9449382535">