Dhacdo Ugub ah-Gabar Baafinaysa Hooyadeed 27 sano kadib.

Barnaamij Gaar ah Talo iyo Taageero MDX Farmaajo

Wareysi gaar ah Guddoomiyaha Maxkamada sare ee S-land Aaden Xaaji Cali.

Wareysi Kooban Amb-Maxamed Cabdi Afeey iyo Shirkii Kismaanyo!!

Daawo- Munaasibadii Soo Dhaweynti Jaalliyada UK u Sameysey R/W Hore M C Farmaajo ee London oo Buuxda.

Waraysi Gaara oo Dhinacyo Badan Taabanaya Ra’iisal wasaarihii Hore ee Somalia M C Farmaajo.

Falanqeyn-Weerarkii Saxaafi Hotel iyo Baroordiiqdi Masuuliyinti ku Dhimatey.

Wareysi Shiino Iqyaar-Kooxda Waayaha Cusub

Wareysi-Wasiirad Fowsiyo yuusuf X Aaden

Wareysi Xildh-Fowsiyo Yuusuf X aaden Vs Monitory Group.

Barn-Gaar ah(Dhacdadii hargeysa ee Guriga F X Cali)

Tartankii Musharaxnimada madaxweynaha ee 2012(Waa Kuma Siyaasigu)?

Wareysi Gaar ah Guddoomiyaha Ucid Faysal Cali Waraabe

Wareysi Gaar ah oo Dhinacyo badan Taabanaya Xildh-Xusseen Carab Ciise.

Hambalyada iyo Salaamaha Ciida Hctv ee 2015.

Barnaamij Gaar ah wareysi Wasiir/kuxigeen A-D ee Somaliland Keyse 2017

xys-

Wafdi ka socda dowladda Sacuudiga oo saaka ku soo jeeda magaalada Muqdisho

31 Views

 

 

Adil-170x114Warar lagu kalsoonaan karo oo ay heleyso Jowhar.com ayaa sheegaya in wafdi ka socda dowladda Sacuudi Carabiya ayaa saaka ku soo wajahan magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaaliya.

Wafdigan ayaa waxaa la sheegay inuu hoggaaminayo Wasiirka Arrimaha Dibadda Sacuudiga Caadil Al-Juber, iyagoo la kulmi doona Madaxda dowladda Soomaaliya.

Mr Jubeyr ayaa safaro ku maraya wadamo badan oo kuwa Islaamka ah, si uu taageero ugu raadiyo qorshaha Sacuudiga doonayo inuu ku go’doomiyo Qatar.

Boqortooyada Sacuudi Carabiya ayaa ku cadaadineysa dowladda Soomaaliya inay ka laabato go’aankii ay dhex dhexaadnimada uga qaadatay khilaafka wadamada Khaliijka.

Wararka qaar ayaa sheegaya in Sacuudiga uu siinayo fursadii u dambeysay dowladda Soomaaliya ee ku aadan inay labada dhinac mid la safato.

Todobaadkii hore ayaa la sheegay in La Taliyaha Boqorka Sacuudiga oo safar qarsoodi ah ku yimid magaalada Muqdisho uu kala laabtay natiijo la’aan, kaddib markii dowladda Soomaaliya diiday inay xiriirka u jarto Qatar.

Shalay ayay aheyd markii Wafdi uu hoggaaminayay Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda Qatar uu soo gaaray magaalada Muqdisho, si uu dowladda Soomaaliya ugu mahad celiyo go’aanka dhex dhexaadnimada ay qaadatay.

Ra’iisul Wasaare Kheyre iyo Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda Qatar oo shalay ku kulmay Madaxtooyada

Wasiiru dowlaha ayaa la kulmay Madaxweynaha iyo Ra’iisul Wasaaraha, waxaa laga hadlay xiriirka labada dal, inkastoo kulamadan ay ahaayeen kuwo Saxaafada aanay goob joog ka aheyn, hadana wax faah faahin ah dowladdu kama soo saarin.

Soomaaliya ayaa la kulmeysa cadaadis uga imaanaya Xulafada uu hoggaamiyo Sacuudiga, waxaana heysata labo daran mid dooro ah, cidii ay la safan laheyd.(Jwhrn)

Raasmedia.net

Webmaster@raasmedia.net

Info@raasmedia.net

COMMENTS

Linkiga Duran shirwa/youtube.

Falanqeyn-Shirkii Hiigsiga okt-2015 ee mugdisho-Tarsan Vs Eng-Yariisow.

Dareenka shacabka/masuuliyiinta xisbiga tayo

Barnaamijka Dhextaal.(Dhextaalka Rabadaanka)2014

Barn-Dhextaalka Ramadaanka ee 2017-Dhacdooyinkii Bisha Ramadaan.

Barn-Gaar ah(Falanqeyn Sh Jabuuti Somalia Vs Somaliland)

Barn-Gaar ah(Falanqeyn Xukuumadii DFS ee CCC Sharmaarke oo lakala Direy)

Barnaamij Gaar ah Waraysi Amb. Mohamed A Affey

Madaxweyne Xassan shiikh Shalay iyo Maanta!!!

Barn-Dhextaalka Rabadaanka Doorashadii MDX Galmudug 04/07/15

Aaskii Marxuum(AUN)C/qaadir Xaaji Masale ee London 27/06/15.

Ii Dheh.



style="display:inline-block;width:320px;height:100px"
data-ad-client="ca-pub-8569827251521160"
data-ad-slot="9449382535">