Dhacdo Ugub ah-Gabar Baafinaysa Hooyadeed 27 sano kadib.

Barnaamij Gaar ah Talo iyo Taageero MDX Farmaajo

Wareysi gaar ah Guddoomiyaha Maxkamada sare ee S-land Aaden Xaaji Cali.

Wareysi Kooban Amb-Maxamed Cabdi Afeey iyo Shirkii Kismaanyo!!

Daawo- Munaasibadii Soo Dhaweynti Jaalliyada UK u Sameysey R/W Hore M C Farmaajo ee London oo Buuxda.

Waraysi Gaara oo Dhinacyo Badan Taabanaya Ra’iisal wasaarihii Hore ee Somalia M C Farmaajo.

Falanqeyn-Weerarkii Saxaafi Hotel iyo Baroordiiqdi Masuuliyinti ku Dhimatey.

Wareysi Shiino Iqyaar-Kooxda Waayaha Cusub

Wareysi-Wasiirad Fowsiyo yuusuf X Aaden

Wareysi Xildh-Fowsiyo Yuusuf X aaden Vs Monitory Group.

Barn-Gaar ah(Dhacdadii hargeysa ee Guriga F X Cali)

Tartankii Musharaxnimada madaxweynaha ee 2012(Waa Kuma Siyaasigu)?

Wareysi Gaar ah Guddoomiyaha Ucid Faysal Cali Waraabe

Wareysi Gaar ah oo Dhinacyo badan Taabanaya Xildh-Xusseen Carab Ciise.

Hambalyada iyo Salaamaha Ciida Hctv ee 2015.

Barnaamij Gaar ah wareysi Wasiir/kuxigeen A-D ee Somaliland Keyse 2017

xys-

Wafdi ka socday Midowga Yurub oo kulan la qaatay Gudoomiyaha baarlamanka aqalka sare ee dalka.

1450 Views

FB_IMG_1525849168996-3-640x427

Mudane Cabdi Xaashi C/laahi ayaa shalay gelinkii danbe xafiiskiisa ku qaabilay wafdi ka socday Midowga Yurub ayagoo ka wada hadlay arimo ku saabsan taageerada uu ururkaasi siiyo Soomaaliya.

Gudiga ayaa ka wareeystay gudoomiyaha baahiyaha gaarka ah ee golaha iyo warbixin guud oo ku saabsan taageerada Midowga Yurub ee Soomaaliya.

Guddoomiyaha ayaa Wafdiga uga mahadceliyay booqashadooda, isagoo warbixin ka siiyay waxyaalaha ay doonayaan in Midowga Yurub uu gacan ka siiyo oo ay kamid yihiin tababarro aqoon kororsi ah in ay ka helaan Midowga Yurub gaar ahaan dalalka uu jiro nidaamka federaalka.

Gudoomiyaha ayaa ka codsaday Midowga Yurub in ay gacan ka geeystaan xoojinta xiriirka aqalka sare iyo dowlad goboleedyada dalka.

Dhinaca kale, masuuliyiintan ayaa ka wada hadlay arimo ku saabsan dastuurka KMG ee dalka, ayadoo ay isla qaateen dhameystirka howlaha dib u eegista dastuurka KMG ah iyo sidii uu Midowga Yurub gacan uga geeysan lahaa howlahaasi.(Hol)

Raasmedia.net

Webmaster@raasmedia.net

COMMENTS

Linkiga Duran shirwa/youtube.

Falanqeyn-Shirkii Hiigsiga okt-2015 ee mugdisho-Tarsan Vs Eng-Yariisow.

Dareenka shacabka/masuuliyiinta xisbiga tayo

Barnaamijka Dhextaal.(Dhextaalka Rabadaanka)2014

Barn-Dhextaalka Ramadaanka ee 2017-Dhacdooyinkii Bisha Ramadaan.

DFS oo Qaadatey Taladii Shacabka Accounti Cusubna U furtey Ciidamada.

Barn-Gaar ah(Falanqeyn Sh Jabuuti Somalia Vs Somaliland)

Barn-Gaar ah(Falanqeyn Xukuumadii DFS ee CCC Sharmaarke oo lakala Direy)

Barnaamij Gaar ah Waraysi Amb. Mohamed A Affey

Madaxweyne Xassan shiikh Shalay iyo Maanta!!!

Barn-Dhextaalka Rabadaanka Doorashadii MDX Galmudug 04/07/15

Aaskii Marxuum(AUN)C/qaadir Xaaji Masale ee London 27/06/15.

Ii Dheh.



style="display:inline-block;width:320px;height:100px"
data-ad-client="ca-pub-8569827251521160"
data-ad-slot="9449382535">