Dhacdo Ugub ah-Gabar Baafinaysa Hooyadeed 27 sano kadib.

Barnaamij Gaar ah Talo iyo Taageero MDX Farmaajo

Wareysi gaar ah Guddoomiyaha Maxkamada sare ee S-land Aaden Xaaji Cali.

Wareysi Kooban Amb-Maxamed Cabdi Afeey iyo Shirkii Kismaanyo!!

Daawo- Munaasibadii Soo Dhaweynti Jaalliyada UK u Sameysey R/W Hore M C Farmaajo ee London oo Buuxda.

Waraysi Gaara oo Dhinacyo Badan Taabanaya Ra’iisal wasaarihii Hore ee Somalia M C Farmaajo.

Falanqeyn-Weerarkii Saxaafi Hotel iyo Baroordiiqdi Masuuliyinti ku Dhimatey.

Wareysi Shiino Iqyaar-Kooxda Waayaha Cusub

Wareysi-Wasiirad Fowsiyo yuusuf X Aaden

Wareysi Xildh-Fowsiyo Yuusuf X aaden Vs Monitory Group.

Barn-Gaar ah(Dhacdadii hargeysa ee Guriga F X Cali)

Tartankii Musharaxnimada madaxweynaha ee 2012(Waa Kuma Siyaasigu)?

Wareysi Gaar ah Guddoomiyaha Ucid Faysal Cali Waraabe

Wareysi Gaar ah oo Dhinacyo badan Taabanaya Xildh-Xusseen Carab Ciise.

Hambalyada iyo Salaamaha Ciida Hctv ee 2015.

Barnaamij Gaar ah wareysi Wasiir/kuxigeen A-D ee Somaliland Keyse 2017

xys-

Wararkii ugu dambeeyay dhaq dhaqaaqyo ciidan oo laga dareemayo aagga Tukaraq iyo Sida xaalku yahay.

228 Views

ciidan-dagaal-100x70

Wararka laga helayo Gobolka Sool ayaa sheegaya inuu xoogeystay dhaq dhaqaaqyada ciidan ee ka jira gobolka, kaddib markii Ciidamo ka kala tirsan Somaliland iyo Puntland ay gaareen deegaano ka tirsan Sool.

Isku day la doonayay in lagu qaboojiyo xiisada labada dhinac u dhaxeysa ayaa guuldareystay, iyadoo saacadihii la soo dhaafay ciidamo dheeraad ah ay labada dhinac geeyeen aagga la isku horfadhiyo.

Ciidamo ka tirsan Puntland oo gaadiidka dagaal ku hubeysan ayaa gaaray deegaano ka mid ah Sool, sida deegaanka Holhol, halkaasoo la sheegay inay kulamo kula qaateen dadka deegaanka.

Sidoo kale Ciidamo ka tirsan Somaliland ayaa xoojiyay difaacyada iyo dhufeysyada ay ka sameysteen meel ka baxsan deegaanka Tukaraq, waxaana deegaanka ka jira xaalad dagaal.

Dadkii ku noolaa deegaanada ay ka jiraan xiisadaha dagaal iyo abaabulka ciidan ayaa la soo sheegayaa inay ka barakaceen, iyagoo ka cabsi qaba in lagu dul dagaalamo.(Jwhrn)

Raasmedia.net

Webmaster@raasmedia.net

COMMENTS

Linkiga Duran shirwa/youtube.

Falanqeyn-Shirkii Hiigsiga okt-2015 ee mugdisho-Tarsan Vs Eng-Yariisow.

Dareenka shacabka/masuuliyiinta xisbiga tayo

Barnaamijka Dhextaal.(Dhextaalka Rabadaanka)2014

Barn-Dhextaalka Ramadaanka ee 2017-Dhacdooyinkii Bisha Ramadaan.

DFS oo Qaadatey Taladii Shacabka Accounti Cusubna U furtey Ciidamada.

Barn-Gaar ah(Falanqeyn Sh Jabuuti Somalia Vs Somaliland)

Barn-Gaar ah(Falanqeyn Xukuumadii DFS ee CCC Sharmaarke oo lakala Direy)

Barnaamij Gaar ah Waraysi Amb. Mohamed A Affey

Madaxweyne Xassan shiikh Shalay iyo Maanta!!!

Barn-Dhextaalka Rabadaanka Doorashadii MDX Galmudug 04/07/15

Aaskii Marxuum(AUN)C/qaadir Xaaji Masale ee London 27/06/15.

Ii Dheh.



style="display:inline-block;width:320px;height:100px"
data-ad-client="ca-pub-8569827251521160"
data-ad-slot="9449382535">