Dhacdo Ugub ah-Gabar Baafinaysa Hooyadeed 27 sano kadib.

Barnaamij Gaar ah Talo iyo Taageero MDX Farmaajo

Wareysi gaar ah Guddoomiyaha Maxkamada sare ee S-land Aaden Xaaji Cali.

Wareysi Kooban Amb-Maxamed Cabdi Afeey iyo Shirkii Kismaanyo!!

Daawo- Munaasibadii Soo Dhaweynti Jaalliyada UK u Sameysey R/W Hore M C Farmaajo ee London oo Buuxda.

Waraysi Gaara oo Dhinacyo Badan Taabanaya Ra’iisal wasaarihii Hore ee Somalia M C Farmaajo.

Falanqeyn-Weerarkii Saxaafi Hotel iyo Baroordiiqdi Masuuliyinti ku Dhimatey.

Wareysi Shiino Iqyaar-Kooxda Waayaha Cusub

Wareysi-Wasiirad Fowsiyo yuusuf X Aaden

Wareysi Xildh-Fowsiyo Yuusuf X aaden Vs Monitory Group.

Barn-Gaar ah(Dhacdadii hargeysa ee Guriga F X Cali)

Tartankii Musharaxnimada madaxweynaha ee 2012(Waa Kuma Siyaasigu)?

Wareysi Gaar ah Guddoomiyaha Ucid Faysal Cali Waraabe

Wareysi Gaar ah oo Dhinacyo badan Taabanaya Xildh-Xusseen Carab Ciise.

Hambalyada iyo Salaamaha Ciida Hctv ee 2015.

Barnaamij Gaar ah wareysi Wasiir/kuxigeen A-D ee Somaliland Keyse 2017

xys-

Wasiirka Gaadiidka iyo duulista Soomaaliya oo madaxda hay’adda ICAO kula kulmay magaalada Montreal.

100 Views

 

Omar_Fang1

Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada Soomaaliya Mudane Maxamed A Salaad (Oomaar) iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa kulan xasaasi ah la qaatay madaxda hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan Duulista ee ICAO.

Kulankaas oo ka dhacay xaruunta hay’adda ICAO ee Montreal ayeey madaxa hay’adda ku soo bandhigeen qorshooyin ay hay’addu ugu tala gashay soo wareejinta hawada Soomaaliyeed.

Madaxa qaybta farsamada ee hay’adda ICAO Mr. Ivan Galan ayaa warbixintiisa ku sheegay in qorshaha wareejinta hawada Soomaaliyeed ku kicidoonto lagac dhan $12 Milyan oo dollar. Lacagtaas oo laga rabo in ay bixiyaan dowladda Soomaaliya. Mr. Ivan Galan ayaa sidoo kale sheegay in qarashka ay bishiiba ka aruuriyaan hawada Soomaaliya uu yahay $1.2 Milyan oo dollar.

Wasiir Omaar ayaa ka biyo diiday qorshaha ay hay’adda ICAO soo bandhigtay, wuxuna u sheegay madaxda hay’adda ICAO in Soomaaliya uu isbedel dowladeed ka dhacay bishii Feberaayo, dowladdane ka go’antahay in ay hawadeeda soo cishato sida ugu dhaqsiyaha badan. Wuxuuna  u soo gudbiyey qorsh cusub oo ay dowladda Soomaaliya ka shaqeyneysay oo lagu soo wareejindoono hawada dalka Soomaaliya.

Wasiir Omaar ayaa waxaa socdaalkiisa ku wehliyey agaasimaha hay’adda duulista hawada Soomaaliyeed mudane Yuusuf Cabdi Cabdulle (Yuusuf Jaale) iyo madax kale oo ka tirsan hay’adda. Waana socdaalkii ugu horeeyey oo wasiirka iyo agaasimaha ay ku yimaadaan xaruunta hay’adda ICAO ee magaalada Montreal.

Xoghayaha hay’adda ICAO Dr. Fang Liu oo ah haweeneey u dhalatay dalka Shiinaha ayaa warbixin kooban ka soo jeedisay kulankaas, ayada oo sheegtay in ay wixii kaalmo ah ee loo baahanyahay ka geysandoonto sidii hawada Soomaaliya dib loogu soo celin lahaa dalka Soomaaliya

Dowladda Soomaaliya iyo Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan Duulista Hawada ee (ICAO) ayaa waxaa ka dhex aloosan muran ku saabsan soo wareejinta maamulka hawada Soomaaliyeed oo soo jiitamayey in muddu ah.

Raasmedia.net

Webmaster@raasmedia.net

Info@raasmedia.net

COMMENTS

Linkiga Duran shirwa/youtube.

Falanqeyn-Shirkii Hiigsiga okt-2015 ee mugdisho-Tarsan Vs Eng-Yariisow.

Dareenka shacabka/masuuliyiinta xisbiga tayo

Barnaamijka Dhextaal.(Dhextaalka Rabadaanka)2014

Barn-Dhextaalka Ramadaanka ee 2017-Dhacdooyinkii Bisha Ramadaan.

DFS oo Qaadatey Taladii Shacabka Accounti Cusubna U furtey Ciidamada.

Barn-Gaar ah(Falanqeyn Sh Jabuuti Somalia Vs Somaliland)

Barn-Gaar ah(Falanqeyn Xukuumadii DFS ee CCC Sharmaarke oo lakala Direy)

Barnaamij Gaar ah Waraysi Amb. Mohamed A Affey

Madaxweyne Xassan shiikh Shalay iyo Maanta!!!

Barn-Dhextaalka Rabadaanka Doorashadii MDX Galmudug 04/07/15

Aaskii Marxuum(AUN)C/qaadir Xaaji Masale ee London 27/06/15.

Ii Dheh.



style="display:inline-block;width:320px;height:100px"
data-ad-client="ca-pub-8569827251521160"
data-ad-slot="9449382535">