Dhacdo Ugub ah-Gabar Baafinaysa Hooyadeed 27 sano kadib.

Barnaamij Gaar ah Talo iyo Taageero MDX Farmaajo

Wareysi gaar ah Guddoomiyaha Maxkamada sare ee S-land Aaden Xaaji Cali.

Wareysi Kooban Amb-Maxamed Cabdi Afeey iyo Shirkii Kismaanyo!!

Daawo- Munaasibadii Soo Dhaweynti Jaalliyada UK u Sameysey R/W Hore M C Farmaajo ee London oo Buuxda.

Waraysi Gaara oo Dhinacyo Badan Taabanaya Ra’iisal wasaarihii Hore ee Somalia M C Farmaajo.

Falanqeyn-Weerarkii Saxaafi Hotel iyo Baroordiiqdi Masuuliyinti ku Dhimatey.

Wareysi Shiino Iqyaar-Kooxda Waayaha Cusub

Wareysi-Wasiirad Fowsiyo yuusuf X Aaden

Wareysi Xildh-Fowsiyo Yuusuf X aaden Vs Monitory Group.

Barn-Gaar ah(Dhacdadii hargeysa ee Guriga F X Cali)

Tartankii Musharaxnimada madaxweynaha ee 2012(Waa Kuma Siyaasigu)?

Wareysi Gaar ah Guddoomiyaha Ucid Faysal Cali Waraabe

Wareysi Gaar ah oo Dhinacyo badan Taabanaya Xildh-Xusseen Carab Ciise.

Hambalyada iyo Salaamaha Ciida Hctv ee 2015.

Barnaamij Gaar ah wareysi Wasiir/kuxigeen A-D ee Somaliland Keyse 2017

xys-

Wasiirka Maaliyada: In Soomaaliland lagu soo darro miisaaniyada dowladda waqti ayeey u baahan tahay.

57 Views

beyle-280x175

Wasiirka wasaaradda maaliyada xukuumadda Soomaaliya Cabdiraxmaan Ducaalle Beyle oo maalintii shalay hortagay mudanayaasha baarlamanka Soomaaliya ayaa ka hadlay sababta Soomaaliland aysan qeyb uga aheyn miisaaniyada dowladda ee la horgeeyay baarlamaanka.

Wasiirka ayaa sheegay in miisaaniyada ay soo diyaariyeen tahay oo kaliya mid ku kooban dowladda dhexe iyo maamul gobolleedyada, isaga oo sheegayin arinta Soomaaliland u baahan tahay waqti kale iyo in marka hore siyaasada laga heshiiyo.

‘’Soomaaliland waad ogtihiin hadda wada hadalo ayaa socda, marka hore waxaa haboon in siyaasada laga heshiiyo, markaa kaddib waxaa rajeyneynaa in aan yeelano hal miisaaniyada oo isku mid ah dalka oo dhan’’ ayuu yiri wasiirka maaliyadda.

Soomaalilnad ayaa horey u sheegtay in ay ka go’day Soomaaliya inteeda kale, laakiin dowladda Soomaaliya ayaa u aragta qeyb dalka ka mid ah, waxaana jira wadahadalo labada dhinac u dhaxeeya, inkastoo wada hadalladaasi yihiin kuwo lagu kala aragti duwan yahay.

Miisaaniyada la horgeeyay baarlamaanka ayaa waxaa ku jira maamul gobolleedyada Puntland, Jubbaland, Koonfur galbeed, Galmudug, Hirshabeelle iyo gobolka Banaadir oo qeyb ka ah misaaniyada ay dowladda soo diyaareysay.(hol)

Raasmedia.net

Webmaster@raasmedia.net

Info@raasmedia.net

COMMENTS

Linkiga Duran shirwa/youtube.

Falanqeyn-Shirkii Hiigsiga okt-2015 ee mugdisho-Tarsan Vs Eng-Yariisow.

Dareenka shacabka/masuuliyiinta xisbiga tayo

Barnaamijka Dhextaal.(Dhextaalka Rabadaanka)2014

Barn-Dhextaalka Ramadaanka ee 2017-Dhacdooyinkii Bisha Ramadaan.

DFS oo Qaadatey Taladii Shacabka Accounti Cusubna U furtey Ciidamada.

Barn-Gaar ah(Falanqeyn Sh Jabuuti Somalia Vs Somaliland)

Barn-Gaar ah(Falanqeyn Xukuumadii DFS ee CCC Sharmaarke oo lakala Direy)

Barnaamij Gaar ah Waraysi Amb. Mohamed A Affey

Madaxweyne Xassan shiikh Shalay iyo Maanta!!!

Barn-Dhextaalka Rabadaanka Doorashadii MDX Galmudug 04/07/15

Aaskii Marxuum(AUN)C/qaadir Xaaji Masale ee London 27/06/15.

Ii Dheh.



style="display:inline-block;width:320px;height:100px"
data-ad-client="ca-pub-8569827251521160"
data-ad-slot="9449382535">